1: Wednesday, December 5, 2012 - 22:39:04
2: 1,387 Jeer.

Iska iloow Usain Bolt , Cristiano Ronaldo oo 96 mitir ku orday 10 sikin + DAAWO VIDEO

Waxaa Qoray:



Hadii sanado badan aad maqli jirtay in xidiga Jameica Usain Bolt uu yahay ninka ugu xawaaraha dheereeya aduunka oo dhan markaana waxaan kuu hayaa laacibka Real Madrid Cristiano Ronaldo oo ka yaabiyay Bolt.

Ronaldo ayaa ka yaabiyay dadka ciyaara kubbada cagta markii uu 96 mitir ku orday 10 ilbiriqsi oo kaliya ciyaar ay Asbuucan kooxdiisu la ciyaartay naadiga Atlletico Madrid.

Laacibka oradka xaawaraha looga dambeeyo ee Bolt ayaa sheegay in Ronaldo uu yahay mid cajiib ah laakin waxaa uu ku koobay in uu ugu orad badan yahay kubbada cagta balse isagu uu yahay caalamka oo dhan.

Halkaan ka daawo Video-ga Ronaldo.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed
















Log in | Designed by Jimcale