Waxaa la aqristay: 1,396 Jeer.
Iska Iloow Messi iyo Ronaldo Iga hoo maalinta Axada ah Silva iyo Tevez vs Rooney iyo Van Persie
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"

Ka hor kulanka Axada ee labada Mancnhester ayaa waxaa jira koox walba shaqsiyaad muhiim u ah oo ay ku duuleyso kuwaas oo loolankooda marka la fiiriyo lala bar bar dhigay xidigo horey ugu xafiiltamay aduunka.
Ian Ladyman oo sheekadan qoray aysaa aaminsan in City ay leedahay xidigo wanaagsan halka United ay leedahay kuwa kuwaas la mid ah waxaana taas ay tahay mida xiisaha uyeeleysa Ciyaartan.
Van Persie iyo Wayne Rooney oo lala bar dhigay Silva iyo Tevez ayaa ka dhigan loolanka Ronaldo iyo Nessi oo kale
DAAWO SAWIRADAN XUSUUSTA UBADAN


























Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
author in the explosive reserve, The Whistleblower: How the Clinton White Household Stayed in Energy to Reemerge while in the Obama White Residence, tells Accuracy in Media that the scheduled speaking appearance of former President Bill Clinton at
K.k.k.kk.k. Man u. Sida nagaha aya lokufsana city city city 6-1refre hayeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeey
axada cayaarta derby game waa CITY 5 1 REFRE U waa na runtii xadii kale waa refree 12 man u ee united lug kubad balooni kuma badiso ilaa arbitare refree ilaa
dagaalbaa dhacaaya viva man city nasri y toure tevez s mario waa laacibinta m city
kkkkkkkkkkkk waar dhagaysta man city 2-8 man united arsenal maxay dhanta city sanadkii hore ayay nasibku badisay
War heedhe waxaad rabtiin ha iska qorina hadii kale tan fiiriya city 0 nuited 20 kkkk wataaa natiijada
Man.city5-1refere united
man chity 0——– 4man unated
viva van persie ,
viva rooney ,
viva chicharito
war axada derby game leysma weydiin doono guusha sky blue man city waa tevez silva
ee waa etihad home ee waa la xasuuqi doona united ee shayaadiinta waa la tumaa
viva toure aguero viva viva man city 4 1 united
MANUTD2-1MANCITY
GOLASHA WAX DHALINAY R.Vanpeise tom cilverley ayga goalka wax u dhalinayo yaya ture
man u waa la kufsanayaaa man city 6:0 man u viva barc
Saadalinteydi ugu danbeyday ma utd 3 vs 2 man city good lucky
War women utd wa laga badina ka cabso man sita viva whay always me ?