www.aminarts.com
Qaadka Muqdisho laga cuno oo maanta halmeel loo wada doontay
Written by Abdiqadar   
Monday, 06 September 2010 12:13

MUQDISHO:- Qaadka laga cuno magaalada Muqdisho ayaa maanta loo wada doontay Waarshada taraqa iyo Sigaarka ee Magaalada Muqdisho, halka awal ay baabuurta keento u kala leexan jireen Jidka KM-4 oo dhinaca dowlada ah iyo Jidka Warshadaha oo dhinaca ay heystaan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin. Sii Akhri...

 
Orodyahan Usain Bolt oo doonaya in uu naqdo laacib ciyaara kubada cakta
Written by Abdiqadar   
Monday, 06 September 2010 09:20


LONDON: -
Boqorka Orodka 100-ka Mitir Usain Bolt ayaa shaaca ka qaaday in uu rabo in uu ka dhex muuqdo ciyaaraha kubada cakta kadib marki uu xaqiijiyey guulo aanu wali gaarin qof aanan isaga mooyee. Sii Akhri...

 
Tababarihii xulka Algeria Saadane oo is casilay
Written by Abdiqadar   
Monday, 06 September 2010 09:20

ALGERIS: - Macalinka xulka qaranka dalka Algeria Rabah Saadane ayaa iska casilay xilka tababaraha maalin kadib marki ay bar bar dhac 1-1 ah la galeen kooxda qaranka dalka Tanzania ciyaar ka tirsan is reeb reebka koobka Qaramada Africa ee sanadka 2012. Sii Akhri...

 
Jabhada ONLF oo beenisay in ay heshiis la gaartay dowlada Ethiopia
Written by Abdiqadar   
Monday, 06 September 2010 09:10

MUQDISHO: - Jabhada Soomaaliyeed ee ka dagaalanto dhulka ismaamulka Soomaalida Itoobiya ee loo yaqaano ONLF ayaa waxba kama firaan ku tilmaantay warar sheegayey in uu jiro wada xaajood u dhaxeeya iyada iyo dowlada Males Zanawi.
Sii Akhri...

 
Jawiga Magaalada Muqdisho oo maanta degan kadib dagaalo xalay ka dhacay
Written by Abdiqadar   
Monday, 06 September 2010 09:09

MUQDISHO: - Waxaa maanta dagan xaalada Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Somalia kadib dagaalo u dhaxeeyey Shabaabul Mujaahidiin iyo ciidamada dowlada oo xalay ka dhacay dhinaca waqooyi. Sii Akhri...

 
Dagaalo u dhaxeeya ciidamada Puntand iyo Sheekh Atam oo dib uga soo cusboonaaday Gobolka Bari
Written by Abdiqadar   
Monday, 06 September 2010 08:25

MUQDISHO: - Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in xalay dagaal uu ka dhacay duleedka Magaalada kaasoo u dhaxeeyey ciidamada amaanka iyo dagaal yahnada wadaadka lagu magacaabo Maxamed Saciid Atam. Sii Akhri...

 
Wasiirada Arrimaha Dibada IGAD oo ka shiraya xaalada Somalia
Written by Abdiqadar   
Monday, 06 September 2010 08:22

NAIROBI: - Wasiirada Arrimaha Dibada IGAD ayaa maanta kulan uga firmayo Magaalada Nairbo ee caasimada dalka Kenya iyaga oo xooga ku saari doono kulankooda xaalada dalka Soomaaliya. Sii Akhri...

 
Dowlada Finland oo codsatay in la taageero shacabka Soomaaliyeed
Written by Abdiqadar   
Monday, 06 September 2010 07:58

HELSINK: - Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Finland ayaa ku baaqay in taageero loo fidiyo shacabka Soomaaliyeed ee ku nool gudaha Soomaaliya iyo kuwa qaxootiga ku ah dibadaha. Sii Akhri...

 
Munaasabad Afurin ah oo loogu duceynayay Shacabka Soomaaliyeed oo sudan ka dhacay.
Written by siidmohamed   
Sunday, 05 September 2010 13:00
alt
DAAWO SAWIRADA: 
Munaasabadani afurinta ah ayaa ka dhacay Magaalda Khartuum ee Caasimadda Wadanka Sudan kaasi oo loogu duceynayay Shacabka Soomaaliyeed ee dhibaatada weyn ay ku heysato gudaha dalka Soomaaliya xilli Bisha Ramadaan ay gabo gabo tahay. Sii Akhri...
 
MAXAA KALA SOCOTAA SABABTA DHABTA EE XILKA LOOGA QADAAYO MAAREEYAHA DEKEDA MUQDISHU?.
Written by siidmohamed   
Sunday, 05 September 2010 12:57
Waxaa isa soo taraaya  hadal haynta ah in dhowaan xilka laga qaadidoono Maareeyaha Dekeda Xamar Dr. Hassan Dheere, iyadoo sababta keentay  xilka qaadistaas aad leysugu qilaafsan yahay. Sii Akhri...
 
Ramadan cup in Gothenborg iyo semifinalka qeybtiisa hore oo la soo xiray.
Written by siidmohamed   
Sunday, 05 September 2010 12:42
alt
DAAWO SAWIRADA: Waxaa maalintii shalay aheyd la ciyaaray qeybtii ugu horeysay ee semifinalka ciyaaraha ramadaanka ee ka socda magaalada Gothenborg Sweden, ciyaartu waxeey u dhaxeysan labada kooxood ee Somali sk iyo Bakaal FC. Ciyaartu waxeey ku bilaabatay jawi lala yaabay bacdamaa la filaayay in somali sk eey u awood sheegan karto Bakaal. Sii Akhri...
 
Mobile-ka oo laga digayo in bartilmaameed fudud u yahay dadka weerara computer-ada.
Written by siidmohamed   
Sunday, 05 September 2010 12:34
alt
Sida maanta aan la socon ayaa taleefanada  gacanta noqdeen sida computer yar oo kale.  Suuqan cusub ee aadka u weyn ayaa waxaa dhinacooda ka maqneyn ka faaideysigiisa dadka jabsado ama weerara Computer-ada ee loo yaqaano (Hackers )oo hadafkoodu yahay dhicid  hanti, helidda xog sir ah ama khalkal geliyaan system-ka  computer-ada ku shaqeyaan.  Sii Akhri...
 
K-4 XAMAR: DIIDMADA DASTUURKA CUSUB OO KU SOCOTA XAWLI XOOG BADAN
Written by siidmohamed   
Sunday, 05 September 2010 12:30
alt
MUQDISHO: 
 Dastuurka cusub, waxaa  dhowaan ku soo biiray Mas'uuliyiinta  dalka ugu sarreysa oo uu ugu horreeyo Madaxweynaha DFKMG ah ee Soomaliyeed Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Xeer Ilaaliya guud ee qaranka  Dr. C/laahi Dahir Barre iyo dhowr Xildhibaan oo uu ka mid yahay Xildhibaan Salaad Cali Jeele. Sii Akhri...
 
Codbixinta doorashada 2010: 19:ka sebteember waxaa la qabanayaa doorashooyinka baarlamaanka, degmooyinka iyo gobollada.
Written by siidmohamed   
Sunday, 05 September 2010 12:26
Stockholm: Yaa doorashada ka qaybgali kara? Si aad uga qaybgasho doorashada baarlamaanka, waa in aad haysataa dhalashada dalka • Iswiidan, aadna buuxsatay 18 sano ugu dambayn maalinta doorashada iyo in aad mar uun ka diiwaangeshanayd dalka Iswiidan.  Sii Akhri...
 
Wasiirada arrimaha dibadda dalalka Sweden iyo Finland oo soo bandhigeen in Midowga Yurub yeesho Machad Nabadda ka shaqeeya.
Written by siidmohamed   
Sunday, 05 September 2010 12:23
Stockholm:  Wasiirada arrimaha dibadda dalalka Sweden iyo Finland oo soo bandhigeen in Midowga Yurub yeesho Machad Nabadda ka shaqeeya, Kasoo xiriiro la sameyn doona kooxaha ay adagtahay in diblomaasiyada caadiga ah lagula xaajooda. Sii Akhri...
 
Hargreaves oo laga saaray liiska ciyaartooyda Manchester ee ka qeybgalaya koobka Champions League
Written by Abdiqadar   
Sunday, 05 September 2010 08:57


LONDON: -
Laacibka ay diloodeen dhaawacyada ee dalka Ingiriiska iyo kooxda Manchester United Owen Hargreaves ayaa u muuqda mid waayahiisa ciyaareed uu sii dhamaanayo kadib marki laga saaray liiska ciyaartooyda kooxda United sanadkaan uga qeybgaleysa koobka xiisaha badan ee Champions League. Sii Akhri...

 
Maamulka Islaamiga ah ee Gobolka Sh/hoose oo magaalada Marka ka sameeyey howlgalo
Written by Abdiqadar   
Sunday, 05 September 2010 08:52

MARKA: - Maamulka Islaamiga ee Magaalada Marka ee hoos yimaada Xarakada Al-Shabaab ayaa shalay halkaasi ka sameeyey howlgalo ay dad kusoo qab qabteen kadib marki ay nsoo baxeen falal amni darro ah oo aanan sidaa u badneyn. Sii Akhri...

 
Madaxweynaha dalka Ethiopia oo qaabilay madaxweynaha maamul goboleedka Puntland
Written by Abdiqadar   
Sunday, 05 September 2010 08:41

ADDIS ABABA: - Madaxweynaha dolada fedaraaliga dalka Ethiopia Wilma Walgorgis ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha maamulka goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamuud Faroole. Sii Akhri...

 
Xaalad kacsanaan ah oo laga dareemayo saakay Waqooyiga Muqdisho
Written by Abdiqadar   
Sunday, 05 September 2010 08:36

MUQDISHO:- Waxaa saakay kacsan xaalada waqooyiga Muqdisho kadib dagaalo culus oo xalay ku dhexmaray Shabaabul Mujaahidiin iyo ciidamada dowlada TFG-da. Sii Akhri...

 
Wasiirka Tastuurka dowlada TFg-da oo ka qeyliyey hakinta uu madaxweynaha ku sameeyey qabyo qoraalka tastuurka
Written by Abdiqadar   
Sunday, 05 September 2010 08:23

MUQDISHO:- Wasiirka Dastuurka Dowlada KMGS, Madoobe Nuunow Maxamed ayaa nasiib darro ku tilmaamay qilaafka soo kala dhex galay madaxweynaha iyo ra'isulwasaaraha ee ku saabsan arrinta dastuurka qabyada ah ee uu isagu hormuudka ka yahay. Sii Akhri...

 
Siyaasi ka tirsana xisbi Cunsuri ah oo aflagaado u geeystay dadka madowga ah ayaa iscasilay kadib markii saxaafada shaacisay qoraalkiisa.
Written by siidmohamed   
Saturday, 04 September 2010 15:46
Siyaasi kartirsanaa xisbiga ku caan baxay cunsuriyadda iyo colaadinta dadka ajaanibta ah ee Sverigedemokrat-ka dalka Sweden  ayaa qoraal aflagaado ku qoray bogg internetka uu kuleeyahay. Sii Akhri...
 
Saadaashii ugu dambeeysay ee doorashada dalka Sweden oo la sheegaya in isbahaysigatalada haya (Alliansen) kaga horeeya gaashaanbuurta mucaaradka Gaduud-Cagaarka(Rödgröna)
Written by siidmohamed   
Saturday, 04 September 2010 15:30
alt
Saadashan ugu dambeysay ayaa waxaa soo saartay Hey’ad lagu magacaabo Demoskop oo ka mid ah kuwa ugu caansan Dalka Sweden dhanka saadaasha ra’yiga dadweynaha.  Waa saadaal loo sameeyay wargeyska Expressen.  Sii Akhri...
 
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra'iisul Wasaaraha oo qilaaf weyn soo kala dhexgalay
Written by siidmohamed   
Saturday, 04 September 2010 15:14
alt
Villa Somalia:
 Khilaafka cusub ee soo kala dhexgalay madaxda sare ee dowladda ayaa salka ku haya dastuurka qabyo qoraalka ee dhowaan la soo bandhigay. Sii Akhri...
 
(Sheeko taxane ah); Qeybtii 1 - aad " Sannad ayaan ku soo sahminayay "
Written by siidmohamed   
Saturday, 04 September 2010 14:29
alt
(Sheeko taxane ah) Qeybtii koowaad:
 Xilligu wuxuu ahaa Beri-samaadyadii; meeshuna waxay ahayd Muqdisho. Caasimaddeennu ma ay burbursanayn, balse waa ay billayd oo weliba bilic-samayd. Waxay ahayd Xilliyadii ay Nadaafad iyo Nabadgalyo-ahaanba ugu sidatay, oo uga tilmaannayd dhammaan Caasimadihii iyo Magaalooyinkii  iyada asaaggeed ahaa. Sii Akhri...
 
Robinho: Finalka Champions League waxaa isugu imaanaya Milan iyo Barcelona
Written by Abdiqadar   
Saturday, 04 September 2010 12:19


MILAN: -
Weeraryahanka cusub ee kooxda AC Milan Robinho ayaa rajeynaya in finalka koobka Champions League ee sanadkaan ay isugu yimaadaan kooxdiisa Milan iyo naadiga caanka ah ee Barcelona. Sii Akhri...

 
Beckham oo garoomada kusoo laabanaya 11 September
Written by Abdiqadar   
Saturday, 04 September 2010 11:53

LONDON: - Kabtanki hore ee xulka England captain David Beckham ayaa rajeynaya in uu u ciyaaro kooxdiisa LA Galaxy kulanka ay 11-ka bishan la ciyaari doono kooxda Columbus Crew ee ka tirsan ciyaaraha dalkaasi Mareykanka. Sii Akhri...

 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>

Page 1 of 97
Ratification of the New Constitution and Ending the Transitional Mandate Will be Determined by the Entire Transitional Federal Institutions

Abdiqadar | Saturday, 4 September 2010

MOGADISHU: - Sharif Sheikh Ahmed, President of Somalia, spoke today in the capital city of Mogadishu on the Draft Constitution that has been presented by the Independent Federal Constitutional Commission.... Readmore

Somali Youngsters hold Qatar’s champion

siidmohamed | Thursday, 2 September 2010

News image

More Pictures: The Somali National U-17 football team who have been training in Doha for the past several weeks had its second friendly match against Qatar’s champion of the... Readmore

Somali U-17 humiliates Qatar’s Al-shahania by 2-0 in Friendly tie

Abdiqadar | Tuesday, 31 August 2010

News image

DOHA: - The Somalia National U-17 Squad has defeated Qatar’s Al-Shahania FC by two goals to nothing in a friendly match which took place at the club’s own stadium... Readmore

Media Release: Somali President Appeals for Urgent International Support

Abdiqadar | Monday, 30 August 2010

MOGADISHU:- In light of the recent suicide attack at Muna Hotel on 24 August 2010, which claimed the innocent lives of more than 30 Somalis including four lawmakers, the president... Readmore

15 dead in fresh clashes in Somalia

siidmohamed | Saturday, 28 August 2010

At least 15 civilians died and 25 others were wounded in a heavy fighting in the Somali capital Mogadishu overnight, officials said Saturday. The clashes are between Islamist insurgents Al-Shabaab,... Readmore

Al-Shabaab claims capture of major militant base

siidmohamed | Saturday, 28 August 2010

Somali Islamist fighters on Saturday claimed they captured the largest Mogadishu base for the government-supported militant group. However, Sheikh Shuriye, spokesman for the Ahlu Sunna Wal Jama militia, told CNN that... Readmore

A capital on edge after hotel attack during Ramadan

siidmohamed | Saturday, 28 August 2010

MOGADISHU, SOMALIA - The ceiling of the Hotel Muna was splattered with burned flesh and pieces of clothing, the remains of two Islamist suicide bombers who killed 31 people here... Readmore

Al-Shabab vows 'massive' Somali war

siidmohamed | Tuesday, 24 August 2010

News image

 Al-Shabab fighters have attacked a hotel in Mogadishu, the Somali capital, killing at least 35 people, a day after declaring a massive war. Readmore

Somali militants kill 30 in city hotel

siidmohamed | Tuesday, 24 August 2010

SOMALIA'S al-Qa'ida-linked al-Shabab group stormed a hotel in Mogadishu and shot 30 people dead last night, among them six members of parliament. They then blew themselves up to avoid arrest.... Readmore

Foreign militants killed preparing bombs in Somalia

siidmohamed | Sunday, 22 August 2010

 MOGADISHU - Eleven insurgent militiamen were killed by their own bombs when they went off prematurely in Somalia's capital, the government said on Saturday. Readmore

Somalia rebels looking increasingly like Taliban

siidmohamed | Sunday, 22 August 2010

News image

 MOGADISHU, Somalia — Men are forced to grow beards. Women can't leave home without a male relative. Music, movies and watching sports on TV are banned. Limbs are chopped... Readmore

Blasts 'level Qaeda building' in Somalia capital

siidmohamed | Sunday, 22 August 2010

News image

 MOGADISHU — Blasts, possibly linked to the premature explosion of a car bomb, destroyed a house in the Somali capital used by Al-Qaeda linked militants, witnesses said Saturday.... Readmore

More Arrests Possible in Uganda Bombing Probe

siidmohamed | Thursday, 19 August 2010

News image

Ugandan police say they are still investigating the July 11 twin bombings that killed 76 people in the capital Kampala, and haven't ruled out making further arrests.  Officials say... Readmore

More troops needed for Somalia mission

siidmohamed | Thursday, 19 August 2010

News image

THE African Union Mission to Somalia (AMISOM) needs as many as 40,000 troops to get the job done. The stark assessment was made Tuesday by the Force Commander of... Readmore

Ottawa man calls deportation order to native Somalia a death sentence

siidmohamed | Thursday, 19 August 2010

News image

 OTTAWA — An Ottawa man who's to be deported to his native Somalia — a country he left two decades ago — because of his criminality says the punishment... Readmore

On Facebook: Israeli soldier posed with bound Arab

siidmohamed | Tuesday, 17 August 2010

News image

 JERUSALEM – A former Israeli soldier posted photos on Facebook of herself in uniform smiling beside bound and blindfolded Palestinian prisoners, drawing sharp criticism Monday from the Israeli military... Readmore

South Africa considers sending troops to back Somalia mission

siidmohamed | Monday, 16 August 2010

News image

 African Union mission in troubled country could receive support from South African soldiers and navy. The South African cabinet is on the brink of sending troops into the ongoing conflict... Readmore

NUSOJ Condemns 6-year jail sentence against media Director in Puntland

siidmohamed | Saturday, 14 August 2010

News image

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) condemns in strongest terms possible the 6-year jail sentence handed today to Abdifatah Jama Mire, Director of Horseed Media, by the Puntland... Readmore

Somalia Date Sudan in CECAFA Tourney second match Sunday

siidmohamed | Saturday, 14 August 2010

News image

ASMARA MORE PICTURES: The Somali National U-20 football squad which arrived in Asmara early on Thursday morning will take on Sudan in its first game of the 2010 CECAFA peace... Readmore

Ethiopian PM hints of re-sending troops to Somalia

siidmohamed | Wednesday, 11 August 2010

News image

Addis Ababa: Ethiopian Prime Minister, Meles Zenawi on Wednesday hinted re-sending troops to Somalia if the African Union Mission In Somalia (AMISOM) becomes under heavy threat. Readmore

MORE_IN: english-news


Copyright 2010 Soomaalida Maanta.
XHTML 1.0 | CSS