|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Thursday, 26 August 2010 14:22 |

1-Cunista iyo cabista loo kaso, taasoo ah inuu qofku isagoo og inuu Sooman yahay inta uu cunto iyo cabitaan iska soo qaato uu iska cuno, isagoo og inay ka jabinayaan, haddiise uu qofku cuno isagoo illawsan ama u kasin amaba lagu qasbo gadaal ka gudis iyo kafaara gudis midna dushiisa ma ahaanin. Nabigeenu naxariis iyo nabadgalyo Eebbe korkiisa ahaataye wuxuu yidhi:-"
|
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Monday, 23 August 2010 21:41 |
|
Waa barnaamij xiiso badan oo ka koobnaan doono Su’aalo iyo Jawaabo, wuxuuuna socon doonaa inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan, |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Sunday, 22 August 2010 23:44 |
|
Waa barnaamij xiiso badan oo ka koobnaan doono Su’aalo iyo Jawaabo, wuxuuuna socon doonaa inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan, waxaana soo tabintiisa idin suurta gelisay Shabakadda Dhacdo.com.
|
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Saturday, 21 August 2010 21:13 |
|
Waa barnaamij xiiso badan oo ka koobnaan doono Su’aalo iyo Jawaabo, wuxuuuna socon doonaa inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan, waxaana soo tabintiisa idin suurta gelisay Shabakadda Dhacdo.com. |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Friday, 20 August 2010 01:04 |
|
KORORSO AQOONTAADA: Waa barnaamij xiiso badan oo ka koobnaan doono Su’aalo iyo Jawaabo, wuxuuuna socon doonaa inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan, waxaana soo tabintiisa idin suurta gelisay Shabakadda Dhacdo.com. |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Tuesday, 17 August 2010 13:44 |

Walaalayaal waxyaabaha soomka jebiya marka laga reebo dhiiga caadada, iyo kan dhalmada inta kale soomka jebisa ee aan hore usoo sheegnay qofka soomkiisa ka jebi mayo sedex shardi midkood in laga helo mooyee.
|
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Tuesday, 17 August 2010 12:10 |

DHAGAYSO: Waxaan halkaan idiinkugu soo gudbinaynaa maadaama lagu jiro Bisha barakaysan ee Ramadaan Fadligeeda Daruus diini ah oo aan ka faa'ideeysan doono Inshaa Allah waxayna noo ahaan doontaa Taxane waana maqal waxaana ay ku saabsan tahay Siirada Rasuula SCW, Waxaana inoo soo jeedinaya Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil maqal iyo ka faa'ideeysan wanaagsan. |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Sunday, 15 August 2010 12:06 |

Amuurada Bisha Soonka: Ramadanka waa bil ka mid ah 12 ka bilood ee uu ka koobanyahay sanadka hijriga, sidaa darteed waxa uu Alle inagu waajibiyay in aan maalinkii soon xirano habeenkina cibaadaysano. |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Sunday, 15 August 2010 11:47 |

DAAWO VIDEO OO KA FAA'IDEEYSO: Muxaadaro kusaabsan Fadliga bisha Barakaysan ee Ramadaan iyo waajibaadka qofka laga rabo waxaana inoo soo jeedinaya Sheekh Maxamed Cabdi Umal. |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Saturday, 14 August 2010 13:56 |

RAMADAAN KARIIM WAXYAABAHA SOONKA BURIYA: Waxaan kasii anba qaadaynaa Waxyaabaha soonka buriya iyadoo shalay ay inoo maraysay qeybtii Afraad, Arinka 4aad ee Soonka buriyaa waxaa weeye wixii lamid ah cunada iyo cabitaanka kaasina laba shey ayay u qeybsamaan waxayna kala yihiin:
|
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Saturday, 14 August 2010 11:55 |

KA FAA'IIDEYSO: Walaalayaal, waa lagama maarmaan in aynu oggaano inay tahay sideedaba gallad iyo nimco qofkii uu Eebbe (sw) waafajiyo inuu gaaro bisha RAMADAAN, sidaa darteed, waxaa habboon inaan Ilaahay uga mahad celinno nimcadaan uu nasiiyay inaan haleelno bisha fadliga badan ee Ramadaan.
|
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Saturday, 14 August 2010 11:33 |
|
SU'AALO IYO JAWAABO DIINI AH: Waa barnaamij xiiso badan oo ka koobnaan doono Su’aalo iyo Jawaabo, wuxuuuna socon doonaa inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan, waxaana soo tabintiisa idin suurta gelisay Shabakadda Dhacdo.com. |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Friday, 13 August 2010 11:09 |

DAAWO, Muxaadaro Diini ah oo ku saabsan bisha Ramadaan: Waxaa maanta idiin soo gudbinaynaa Sheekh Maxamed Cabdi "Umal" oo ka hadlaya Fadliga bisha barakaysan ee Ramadaan iyo Mowduuca Axkaamta Soonka uu leeyahay ka faa'ideeysi wanaagsan. |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Friday, 13 August 2010 10:46 |
|
Waa barnaamij xiiso badan oo ka koobnaan doono Su’aalo iyo Jawaabo, wuxuuuna socon doonaa inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan, waxaana soo tabintiisa idin suurta gelisay Shabakadda Dhacdo.com. |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Thursday, 12 August 2010 14:44 |

KA FAA'IDEEYSAN WANAAGSAN: Soonka Ramadan waa ku waajib qofka muslimka inuu soomo hadii uusan ka mid ahayn dadka allaah u cudurdaaray,waajibnimada waxa ay ku cadahay kitaabka ,sunada nebiga scw waana arin ay isku waafaqsan yihiin muslimiinta.
|
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Thursday, 12 August 2010 14:37 |

Daruus ku saabsan bisha barakaysan ee Soonka ama Ramadaanka oo kusaabsan waxyaabaha buriya Soonka ka faa'ideeysan wanaagsan daawo oo fiirso Sheekha ka hadlaya Waxyaabaha Buriya Soonka.
|
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Thursday, 12 August 2010 12:08 |
|
SU'AALO IYO JAWAABO DIINI AH. Waa barnaamij xiiso badan oo ka koobnaan doono Su’aalo iyo Jawaabo, wuxuuuna socon doonaa inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan, waxaana soo tabintiisa idin suurta gelisay Shabakadda Dhacdo.com |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Wednesday, 11 August 2010 21:23 |
|
Waa barnaamij xiiso badan oo ka koobnaan doono Su’aalo iyo Jawaabo, wuxuuuna socon doonaa inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan, waxaana soo tabintiisa idin suurta gelisay Shabakadda Dhacdo.com |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Wednesday, 11 August 2010 20:28 |

Duruus Diini ah oo ku saabsan Bisha RAMADAAN: Mahad oo dhan alle ayey u sugnaatay allaha ina waafijiyey bishan barakada badan ee ramadaan , nabad gelyo iyo naxariis nabigeena dushiisa ha ahaato intaa ka dib waxaan halkaan idinkuugu soo gudbin doonaa duruus taxana ah oo ku saabsan bisha Ramadaan, duruustaana oo aan jeclahay inta uu alle naga karsiiyo in aan kusoo koobno dhamaan Axkaamta Soonka Insha Allah. |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Sunday, 06 June 2010 12:17 |

Muxaadaro Dhagaysi ah: Muxaadaradeenu waxay kusaabsan tahay Mowduuca Horumarinta (Guurka) Dhisida Guri Muslim ah iyo Ilaalintiisa oo uu inoo soo jeedinayo Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun, hadaba ka faa'ideeysi wanaagsan dadka dhibaatada ka haysato Guurka iyo Ilaalintiisa:
|
|
Sii Akhri...
|
|
|