|
Soomaalida
|
|
Sunday, 26 July 2009 21:37 |
 Katrineholm Daawo Sawirada: Iyada oo Magaalada Katrineholm ee Wadanka Swedan ay ku sugan yihiin Wafdigii ka socday Dowladda Federalka ah ee Soomaalia ayaa shalay waxa ay meel fagaare ah kala hadleen soomaalida ku nool Magaalooyin dhowr ah oo ku teetsan Katrineholm halkaas oo ay ku soo bandhigeen |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Saturday, 11 July 2009 13:27 |
 Iyada oo dhawaan uu soo gabagaboobay shirweynihii Xisibiga Midnimada Bulshada Soomaaliyeed ee SSUP ayaa waxaa ka soo baxay qodobo muhiim u ahaa xal u raadinta WAdanka Somalia iyo talaabooyinka horumarineed ee Xisibigaasi, waxaana dhamaan ka qeybgalayaashii ay si weyn ugu riyaaqeen hanaanka iyo qaabka loo agaasimay shirweynahaasi oo sanad kasta lagu qabto Wadanka Swedan. |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Wednesday, 08 July 2009 19:57 |
 Daawo Sawirada: SSUP Waxay shir laba maalmood socday ku lahayd dalka Sweden magaalada Katrineholm waxaana labadaasi maalmood looga arrinasanayey waxqabadka sannada soo socota iyo waliba sida ay bulshada Somalia gudo iyo dibadba wax ugu qaban lahayd shirkaani ayaa soo xermay maalintii labaad galabnimadeeda waxaana halkaasi Hadiyado iyo shahaadooyin kala duwan la gudoonsiiyey Hay'ado warbaahineed iyo waliba shaqsiyaad caan ah. |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Wednesday, 08 July 2009 18:12 |
 Daawo Sawirada. Qudbooyin ay soo jeediyeen xubnaha Xisbiga SSUP iyo shahaadooyin loo qeybinayay Xubno muhiim u ah Xisbiga |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Wednesday, 08 July 2009 17:57 |
 Daawo Sawirada maalintaasi oo idil: Kulankii maalinta 2-aad ee Ururka SSUP oo si habsami leh ugu socda magaalada Katerinoholm iyagoo looga hadlay arrimaha Somalia iyo dhibaatooyinka Qaxootiga Somalia iyo doorka Saxaafada Somalia |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Wednesday, 08 July 2009 16:26 |
 Daawo Sawirada Xisbiga SSUP xafladii furitaanka iyo sidii ay wax u dhaceen: |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Sunday, 05 July 2009 10:05 |
 Katerinoholm Daawo Sawirada: Xoghayaha ururka SSUP Eng. Axmed Waxarey saaka kaliya waxaa lageyey Isbitaal madiina sadex boqol oo dhaawac ah xog hayaha guud ee ururka mar u ka war bixiyey xaalada magalada Muqdisho. |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Saturday, 04 July 2009 16:38 |
 Katrineholm Daawo Sawirada: Urur siyasadeedka Somali Social Unity PARTY ee marka magaciisa la so gaabsho loogu yeero SSUP, Xisbiga Midnimada Bulshada Soomaliyeed ayaa u dabaal dagay sanad guuradii 5-aad markii lagu aas-aasay magaalada Katrineholm ee wadankan Sweden kaaso ay ka so qeyb galeen xubno ka kala yimid gobolada wadankan 113 xubnood iyo qaar kale oo kakala yimi qaarada Yurub |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Saturday, 04 July 2009 11:08 |
 Katrineholm Daawo Sawirada: Kulan sannadeedka Xisbiga Midnimada Bulshada Soomaaliyeed (SSUP) oo ka dhisan dalka Sweden ayaa waxaa uu haatan ka furmay magaalada Katrineholm kaasoo loogaga kala yimi gobolada iyo degmooyinka dalka Sweden iyadoo looga hadli doono dhibaatooyinka haysa Bulshada Soomaaliyeed meel waliba ay ku sugan yihiin iyo sidii wax looga qaban lahaa. |
|
Sii Akhri...
|