Salaamaha
Ogeysiis: Fannaanada Idil Cadoow kaaga tumi doonta maalinta Ciida dalka Sweden magaalada Gävle PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Tuesday, 31 August 2010 22:20
alt
Ogeysiis:
Fannaanada caanka ah ee Idil Cadoow ayaa bandhig faneed ka tumi doonta maalinta Ciida dalka Sweden magaalada Gävle taasoo dadweynaha ku dhaqan gobolka Gävle iyo nawaaxigeeda
Sii Akhri...
 
Tahniyad Hambalyo Dhalasho PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Thursday, 19 August 2010 02:46
Borlänge: Dhamaan dadka hoos ku taxan iyo reer Maxamad Maxamuud iyo reer Maxamed koorweyne waxeey hanbalyo dhalasho u dirayaan Maryan Koofi iyo Maxamed Xirsi oo dhawaan gabar ugu dhalatay dalka itoobiya casimada adis ababa
Sii Akhri...
 
Tahniyad iyo Hambalyo loo diraayo Cabdi Doodaaye oo dhawaan ku aqal galay dalka Sweden PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Sunday, 15 August 2010 20:03
alt
Borlänge:
Dhalinyarada Reer Jowhar oo isku duuban waxay Hambalyo iyo bogaadin aan lasoo koobi karin u dirayaan Arooska iyo Aroosada Cabdi Doodaaye iyo Shukri Abuukar Cismaan oo dhawaan ku aqal galay dalka Sweden caasimada Stockholm.
Sii Akhri...
 
Tahniyad iyo Hambalyo Dhalasho loo dirayo Wariye Maxamed Maxamud Guure PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Sunday, 15 August 2010 13:42
alt
BORLÄNGE: 
Maamulka iyo Wariyeyaasha Soomaalidamaanta.com, Somaliweyn.com, Calanka.com, Shaaciye.com, dhammaan bahda Saxaafada, Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee Borlänge iyo dadka magacyadooda hoos ku xusan waxay Tahniyad dhalasho u dirayaan Wariye Maxamed Maxamuud Guure iyo Xaaskiisa Ayaan Cabdinuur Ubaxle oo wiil ugu dhashay Cisbitaalka magaalada Falun ee Cariga Sweden.
Sii Akhri...
 
Tahniyad Aroos ka dhacay magaalada Marka Cadeey minan Aw Ismaan PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Tuesday, 10 August 2010 00:25
alt
Tahniyad meher oo loo diraayo Cumar Abukar Nuur iyo Zeyna Cumar Nuur oo maanta meheroodu uu ka dhacay Soomaaliya gaar ahaan Degmada Marka cadeey, Dhamaan Mas'uuliyiinta iyo Shaqalaaha Shabakadaha kala ah Shaaciye.com Calanka.com Cisaleey.com Soomaalidamaanta.com Xusuus.com Deeyoo.com iyo Somaliweyn.com
Sii Akhri...
 
TAHNIYAD MEHER KA DHACAY MAGAALADA ROCHESTER PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Saturday, 31 July 2010 00:37

alt
Magaalada Rochester ee gobalka Minnesota, waxay tahniyad iyo hanbalyo aan la soo koobi kareyn u direysaa Faadumo Cabdulle Raage ( Raage Cadde) iyo Cabdirahman Axmed Abdulle oo isku Meher-saday magaalada Rochester  taariikhdu markey aheyd Jimco July 30th, 2010, iyadoo uu meher-koodu ka dhacay hoolka weyn ee Civic Center Rochester Minnesota.

Sii Akhri...
 
TAHNIYAD AROOS PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Tuesday, 27 July 2010 13:02
alt
Ehelada iyo Waalidiinta Arooska iyo Aroosda oo Tahniyad farxadeed hawada u soo Marinaya Xiddiga iyo Xiddigta Cabdinuur Axmed bare iyo Leyla Cali Diiriye Waxaana tahniyad u diraya dadka kala ah.
Sii Akhri...
 
Xaflad Aroos ka dhacay dalka Holland PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Thursday, 22 July 2010 23:58
alt
Xaflad:
Dhamaan asxaabta hoos ku xusan oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisa  waxay Tahniyad Aroos Udirayaan Arooska iyo Aroosada Xidiga iyo Xidigta Lamanayaasha isdoortey Faadumo c/qadir maxamed(filsan) iyo cumar xasan xaashi (koo koo)oo dhawaan  ku aqal galey caasimada dalka holand  isku waara  ubad qeyr qaba kala hela aamiin.
Sii Akhri...
 
Tahniyad dhalasho oo loo diraya Aabo Xamsa saciid iyo Hooyo Naciima Daa'uud PDF Print
Soomaalida
Written by Abdiqadar   
Saturday, 10 July 2010 18:30
alt
Tahniyad dhalasho :- cawa iyo ayaan leh oo loo diraya abbe Xamsa Saciid Cali iyo Mamo Naciim Daa'uud Nuur oo wiil ugu dhashay wadanka Talyaniga .
Sii Akhri...
 
Hambalyo Meher Wacan PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Friday, 09 July 2010 22:28
alt
HAMBALYO AROOS: 
Dhamaan shaqaalaha. Qorayaasha,weriyayaasha iyo Tifatrirayaasha  shabakada wararka ee Soomaalidamaanta meelkasta oo ay ka joogaan dunida waxa ay hambalyo aan la soo koobi karin u dirayaan Boqorka iyo Boqorada hoos ku qoran oo dhawaan isku mehersaday magaalada Hargeysa, waxananuna leenahay noqda kuwii isku raaga ee isku reeya ubad khayr qabana ilaahay idin kala siiyo, waxa sidoo kale hambalyo taasi la mid ah dirayaa dadka iyagan hoo ku qoran.
Sii Akhri...
 
Tahniyad Aroos oo farxad leh PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Wednesday, 30 June 2010 09:51
alt
Tahniyad: 
Dhamaan magacyada dadka hoos ku qoran waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Arooska Axmed Xuseen Cusmaan(Qoorey) iyo Aroosada Fawsiyo  Axmed Cabdi oo dhawaan ku aqal galey wadanka Koonfur Afrika gaar ahaan Gobolka Limpopo Province.
Sii Akhri...
 
Tahniyad Nikaax ka dhacay magaalada Muqdisho PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Friday, 04 June 2010 22:32
alt
Khartoum: Dadka magacyadooda hoos kuxusan waxey tahniyad farxadi  ku dheehantahay ay u  dirayaan Dr: Ibraahim Yuunis Sh. Ibraahim  iyo Raxma Sh. Saciid Sh. Ibraahim oo iyagoo ku sugan dalka sudan uu  meherkoodu ka dhacay  magaalada muqdisho gaar ahaan xafadda Madiina 04/06/2010.
Sii Akhri...
 
HAMBALYO DHALASHO CAWO IYO AYAAN LEH: PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Tuesday, 04 May 2010 19:06
alt
Hambalyo: Hambalyadaan dhalashada ah oo loo diraya Abbe Mahamed Dahir Xaaji Ali "Taajir" iyo Hooyo Anab Dahir Faarax oo wiil u dhashay. DADKA DIRAYA HAMBALYADA OO AY UGU HOREEYAAN WAALIDIINTA.
Sii Akhri...
 
TAHANIYAD DHALASHO PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Friday, 02 April 2010 23:43
Dhammaan dadka magacyadooda ay hoos ku qoran yihiin oo kala joogo Sudan, Jebuti, Ethiopia, Somalia, UK, iyo Sweden waxey tahniyad dhalasho oo farxadi ku dheehantahay u dirayaan Maxamed xasan Barre iyo Faadumo Siciid Baano oo gabari ugu dhalatay magaalada Windsor
Sii Akhri...
 
MEHER FARXAD LEH PDF Print
Soomaalida
Written by Abdiqadar   
Thursday, 18 March 2010 09:56
alt
KRISTIANSTAD:- Dhamaan dadkan hoos ku qoran waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan meher ka dhacay dalka Sweden ee carriga Qaarada Yurub,waxaana ay leeyihiin soo da dajiya arooska.
Sii Akhri...
 
Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakadaha Soomaalida Maanta iyo Warsheekh Oo Tahniyad Dhalasho Udirayaan Tifaftiraha Shabakada Warsheekh PDF Print
Soomaalida
Monday, 25 January 2010 22:50
Hambalyo: Dhamaaan Maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Shabakadaha Soomaalida Maanta iyo Warsheekh waxa halkaan Tahniyad dhalasho oo farxad leh uga dirayaan Webmasterka Shabakada Warsheekh C/raxman Xaaji C/llaahi iyo Sahro Jimcaale Maxamed oo Wiil Ugu Dhashay Degmada Warsheekh.
Sii Akhri...
 
Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakadaha Soomaalida Maanta iyo Warsheekh Oo Tahniyad Dhalasho Udirayaan Tifaftiraha Shabakada Warsheekh PDF Print
Soomaalida
Monday, 25 January 2010 22:50
Hambalyo: Dhamaaan Maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Shabakadaha Soomaalida Maanta iyo Warsheekh waxa halkaan Tahniyad dhalasho oo farxad leh uga dirayaan Webmasterka Shabakada Warsheekh C/raxman Xaaji C/llaahi iyo Sahro Jimcaale Maxamed oo Wiil Ugu Dhashay Degmada Warsheekh.
Sii Akhri...
 
Tahniyad Aroos oo ka dhacday Magaalada Muqdisho PDF Print
Soomaalida
Wednesday, 13 January 2010 11:33

MUQDISHO:-Dhamaan dadka hoos ku qoran waxa ay u hambalyeynayaan Arooska iyo Aroosada Ifoon Ciise Axmed iyo C/salaam Daahir Maxmuud oo ku aqal galay Magaalada Muqdisho.

Sii Akhri...
 
Tahniyad iyo Hambalyo loo dirayo Aroos ka dhacay dalka Kenya PDF Print
Soomaalida
Sunday, 20 December 2009 11:01
Nairobi: Dhamaan dadkan hoos ku qoran oo kala jooga Sudan, Nairobi, Sweden, Adis ababa, England, Malesia, Pakistan, Gaaboon, Malta, Italy iyo Soomaaliya waxey tahniyad farxadeed u dirayaan arooska ito aroosadda xidiga iyo xidigadda Axmed Maxamed Daahir (Afgooye) iyo Canab Cumar Macallin oo arooskooda ka dhacay xarunta dalka kenya ee Nairobi, waxeyna leeyihiin noqda kuwii isku waara islamarkaaana kala hela wiil iyo caano gabar iyo caano waxeyna usii raacinayaan guurkii lagu nastee lagu nagaadee wadajiree nabad galaa allahayow idinka yeel allahayow idinkayeel.
Sii Akhri...
 
TAHNIYAD DHALSHO. PDF Print
Soomaalida
Tuesday, 08 December 2009 07:28
MUQDISHO:-Dhamaan dadka hoos ku qoran waxa ay hambalyo u dirayaan Mukhtaar Cadow Maxamuud iyo Hodan Daahir.
Sii Akhri...
 
Hambalyo Bogaadin iyo Tahniyad Aroos kadhacay magaalada Muqdisho PDF Print
Soomaalida
Sunday, 25 October 2009 22:05

Xaflad Aroos: Anagoo kala ah dadka ay magacyadooda hoos ku qoran yihiin oo kala joogna Somalia, Kenya, USA, Finland, Denmark, England waxaan hambalyo bogaadin iyo tahniyad kal iyo laab ah hawada u marinayaan CARUUSKA Maxamed C/Laahi Daahir (Daacad) & ARUUSADA Farxiyo Maxamed Cumar (Farxiyo Ladan) oo ku aqal galay magaalada Muqdisho:
Sii Akhri...
 
<< Start < Prev 1 2 3 Next > End >>

Page 1 of 3
Heestii Kawaanka dadka iyo kooxda Qeylo dhaan   Riix hoos:



Ku
Noqo Bogga Wararka ama Booqo Ciyaaraha ama kafaa'ideyso Barnaamijka Caafimaadka hadii Kale News English

Wixii fakarkaaga ah noogu soo hagaaji Emailkeena:

soomaalidamaanta@live.com ama

soomaalidamaanta@hotmail.co.uk

Copyright 2010 Soomaalida Maanta.