Caafimaadka
Qaliinka indhaha oo ay MSF ka fulisay Gaalkacyo ( Daawo Video) PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Friday, 21 May 2010 10:35
alt
DAAWO FILIMKA LAGA DIYAARIYEY INDHA FIIQIDA: Dowaan qaliinka indhaha oo ay MSF ka waday Magaalada Gaalkacyo, waxaa laga diyaarinay Video iyo cod iyo sawiro muujinaya waxqabadka Hay'ada MSF ay ka wada dalka Somalia hadaba daawo Video-ga.
Sii Akhri...
 
Markii Ugu Horraysay oo Magaalada Hargeysa laga fuliyay qaliin dhanka Dhegaha ah iyo dadweyne badan oo ka faa`iidaysartay PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Sunday, 09 May 2010 21:17
alt
Daawo Sawirada: Hargeysa waxa dhawaan Cisbitaalka Manhal ee Magaalada Hargeysa ku guulaystay  inay afar qof u beeraan maqalka dhegaha oo dhibaato ka haysatay waxaanu qaliinkaasi noqonayaa kii ugu horreeyay ee noociisa ah ee Mandaqada laga fuliyo abid. Iyadoo qaliino dhegaha ahna loo fuliyay Bukaan badan isla markaana Sameecadaha maqalka loo qeybiyay in ka badan Boqol qof.
Sii Akhri...
 
Barnaamijka Caafimaadka: Kombuyuutarka Uurka lagu baaro in cunuga uurka ku jiraa dhaqdhaqaaqo iyo arrimo kale PDF Print
Soomaalida
Friday, 16 October 2009 15:36
Barnaamijka Caafimaadka: Ultrasound waa baaritaan isticmaala mowjado dhawaaq si loo eego ilmahaaga, ilmo galeenka iyo mandheerta. Waxaad awoodi doontaa in aad maqasho garaaca wadnaha ilmahaaga isla markaana sawirro ayaa lagu arki doonaa shaashadda.

Ultrasound ma ahan raajo xanuunna ma keento. Baaritaankan wuxuu qaadanayaa ilaa iyo 20 daqiiqadood waxaana lagu sameyn doonaa xafiiska takhtarkaaga ama rugta caafimaadka.
Sii Akhri...
 
Cudurada Haweenka maanta waxaanu kahadlaynaa Dhicinta Uurka PDF Print
Soomaalida
Friday, 25 September 2009 08:51

Barnaamijka Caafimaadka Cudurada Haweenka: Macnaha ereygu waa uurka oo si aan la filaynin u dhamaada iyadoo ilmuhu lumayo ka hor todobadka 24-aad ee uurka, Qiyaastii afartii uur mid baa dhicin ku dambeeya, kuwaasoo intooda badani dhacaan inta lagu jiro 12-ka todobad ee uurka ugu horeeya.
Sii Akhri...
 
Barnaamijka Caafimaadka: Kaankarada/Kansarka Naasaha (Breast Cancer) PDF Print
Soomaalida
Friday, 18 September 2009 15:20

Barnaamijka Caafimaadka Cudurada Haweenka: Unugyada kansarku waa unugyo aan caadi ahayn. Unugyada kansarka qaarkood waxay sameyn karaan ka soo-bax loo yaqaano burooyin.
Sii Akhri...
 
Barnaamijka Caafimaadka Cudurada Caruurta ku dhaca Maxay Kala Yihiin Hargab iyo Ifilo?! PDF Print
Soomaalida
Friday, 11 September 2009 12:38

Barnaamijka Caafimaadka, Cudurada Caruurta ku dhaca aan ku hormarno
Hargabka Bacdamaa ay jiraan boqolaalo fayrusyo ee keeno hargabka, waxaa suurto gal u ah carruurta inay qaadaan hargabyo iska dabo xiga. Waxay hargabyada caadi ahaan yimaadaan xilliga jiilaalka, markii ay dadka waqtigooda ku qaadanayaan gudaha guriga.
Sii Akhri...
 
Barnaamijka Caafimaaka: Ka faa'ideeyso Dhibaatooyinka Caanka ah ee la darsa Haweenka Uurka leh PDF Print
Soomaalida
Friday, 04 September 2009 10:05

Barnaamijka Caafimaadka, Qeybtii Labaad ee dhibatooyinka Inta aad uurka leedahay, waxa laga yaabaa inaad yeelatid xoogaa ah dhib iyo raaxo-daro hadba marka jirkaagu is beddelo.
Sii Akhri...
 
Barnaamijka Caafimaadka: dhibaatooyinka ugu caansan ee la soo dersa haweenada uurka leh PDF Print
Soomaalida
Tuesday, 25 August 2009 15:06

Barnaamijka Caafimaadka: Inta aad uurka leedahay, waxa laga yaabaa inaad yeelatid xoogaa ah dhib iyo raaxo-daro hadba marka jirkaagu is beddelo. Isku day talaabooyinkan aasaasiga ah oo la hadal dhakhtarkaaga ama kalkaalisada si aad u heshid talo dheeraad ah. Ha isticmaalin wax ah dawooyinka la iska iibsan karo warqad dhakhtar la’aan ama dhir/geedo adiga oo aan marka hore la hadlin dhakhtarkaaga.
Sii Akhri...
 
Barnaamijka Caafimaadka: Waa Maxay Saraynta Sonkorta Dhiigga? Sonkorowga Uurka (Gestational Diabetes) PDF Print
Soomaalida
Friday, 14 August 2009 09:45

Barnaamijka Caafimaadk: Waa Maxay Saraynta Sonkorta Dhiigga? Saraynta sonkorta dhiigga macnaheedu waa macaanka (sonkorta) oo ku badan dhiigga. Waxaa kale ood maqli karta erayga hyperglycemia. Haweenka qaba sonkorowga haddana Uurka yeesha, iyo haweenka ay sonkorta ku dhacdo intay uurka leeyihiin, oo la yiraahdo Sonkorowga uurka waxay u baahan yihiin inay heerka sonkortooda xukumaan.
Sii Akhri...
 
Wax maka ogtahay Cudurada keena Dumarka dhibka ka haysato inay uur qaadaan PDF Print
Soomaalida
Friday, 07 August 2009 10:36

Barnaamijka Caafimaadka: Endometriosis waa xaalad guud oo saameysa boqolkiiba toban dumar ah. Waa xaalad baadanaa ku jira ilmo galeenku laga helo meelo aan caadi ahayn oo jirka ah. Badanaa inkastoo, endometriosis laga helo lafaha miskaha. Tani waxay dhalin kartaa astaamo badan sida xanuun miskeed iyo madhaleysnimo.
Sii Akhri...
 
Barnaamijka Caafimaadka: Sidii lagaaga Caawin lahaa ama xaaskaaga looga caawin lahaa: Wallac (Lalabo iyo Matag Xilliga Uurka) PDF Print
Soomaalida
Monday, 03 August 2009 09:45

Barnaamijka Caafimaadka: Sidii lagaaga Caawin lahaa ama xaaskaaga looga caawin lahaa: Wallac (Lalabo iyo Matag Xilliga Uurka) Qodobadan soo socda waxay kaala talinayaan sidii lalabada iyo matagu kaaga khafiifi lahaayeen.
Sii Akhri...
 
Barnaamijka Caafimaadka Waxkabaro Cudurada Haweenka sida Xanuunka caadaada (Dysmenorrhoea) PDF Print
Soomaalida
Thursday, 30 July 2009 18:11

Barnaamijka Caafimaadka: Horudhac: Waxay dumarka intooda badan la kulmaan nooc xanuun caado inta ay noloshooda jirto. Erayga caafimaad ahaan loogu isticmaalo waa dysmenorrhoea.
Sii Akhri...
 
Waa maxay Hargabka xun ee la yidhaahdo swine flu ee Caalamka looga yaqaan Hargabka Doofaarka? PDF Print
Soomaalida
Tuesday, 21 July 2009 14:30

Barnaamijka Caafimaadka: Swine Influenza (swine flu) waa cudur neefasashada ee doofaarada kaas oo uu sababo nooca A ee faayraska hargabka.Hargabka xun ee swine flu wuxuu ku faafaa kuna dhacaa doofaarada. Caadi ahaan, swine flu dadka kuma dhaco, laakiin jeermiskaas cudurka dhaliya dadka wuu ku dhici karaa.
Sii Akhri...
 
Barnaamijka Caafimaadka wax kabaro Cudurka Kaadi-Saarista (Dialysis) PDF Print
Soomaalida
Tuesday, 14 July 2009 09:52

Barnaamijka Caafimaadka: Kaadi-saaristu waa daweyn la isticmaalo marka kilyuhu ay joojiyaan inay si fiican u shaqeeyaan. Kaadi-saarista waxaa loo isticmaala in dheecaanka siyaadada ah iyo qashinka laga saaro jirkaaga. Waxa jira laba nooc oo ah kaadi-saaris:
Sii Akhri...
 
Wax ka baro daweynta iyo Astaamaha Cudurka Yirid-ka (Gingivitis) PDF Print
Soomaalida
Saturday, 04 July 2009 08:41

Barnaamijka Caafimaadka: Yiridku waa jeermis ah calaamad hore ee cudur cirrid. Wuxuu yimaadaa marka huuro ay ku buuxsanto inta u dhexeysa ilkaha iyo cirridka. Huuradu waa lakab ilkahaaga ku dhega oo ka yimaada cuntada, jeermiska iyo dheecaanka. Waqti ka dib ayaa kororkaan wuxuu noqon karayaa jeermis cirridka ku dhaca.
Sii Akhri...
 
Barnaamijka Caafimaadka: KUDKA (ANTHRAX) Waa Maxay kudku? PDF Print
Soomaalida
Friday, 26 June 2009 11:45

Barnaamijka Caafimaadka: Kudku (anthrax) waa cudur halis ah oo ay sababto bakteeriya sameysata unugyo abuur ah (spores). Kudku waxa uu ku ridi karaa cudur marka uu kaa galo maqaarka, sambabka, caloosha, ama habka dheefshiidka Waxa uu keeni karaa geeri haddii aan la daweyn.
Sii Akhri...
 
Maxaaa keena cudurka Kaadi Sokoroowga dawo se ma leeyahay Bal Dhaqtarkeena hanoo sheego adna ka faa'ideeyso PDF Print
Soomaalida
Monday, 22 June 2009 18:44

Barnaamijka Caafimaadka: Garashada Sonkorowga (Diabetes): Haddii aad qabto sonkorow sannado badan iyo haddii lagu yiri sonkorow baad hadda qabtaa, keligaa ma tihid. Inta u dhaxaysa 170 - 180 malyan oo qof ayaa qaba sonkorow dunida. Xogta hoose ayaa kaa caawimi doonta garashada sonkorowga iyo sida loogu noolaado horumar adigoo qaba.
Sii Akhri...
 
Barnaamijka Caafimaadka waxa kabaro Cudurka Soomaalida ay u yaqaanaan Waraabow / Isfiilito / Xabad (Syphils) PDF Print
Soomaalida
Friday, 12 June 2009 13:46

Barnaamijka Caafimaaka wax ka barao cudurka Soomaalida ay u taqaano WaraaboowgaIsfiilatadu waa cudurrada lagu kala qaado galmada oo layska qaado marka ay istaabtaan xubnaha galmada ama xubnaha galmada iyo xuubka afka ama futada.
Sii Akhri...
 
Wax kabaro Cudurka Sambab Xaniban oo Mudo Dheer Jiray (Chronic Obstructive Pulmonary Diseas PDF Print
Soomaalida
Saturday, 30 May 2009 23:26

Barnaamijka Caafimaadka oo aad nooga barateen Axad Waliba, wax ka baro cudurka keena COPD waa koox ah cudurada sambabka oo xaniba socodka hawada marka aad neefta sii daynaysid ama qaadanaysid.
Sii Akhri...
 
Barnaamijka Caafimaadka Wax ka baro Cudurka keena Wadne Gariir (Atrial Fibrillation) PDF Print
Soomaalida
Sunday, 24 May 2009 12:30

Barnaamijka Caafimaadka oo aad nooga barateen Axad Waliba kororso aqoontaada, Wax ka baro Cudurka keena Wadne Gariir (Atrial Fibrillation), Wadne gariir loo yaqaanno (Atrial Fibrillation amase A-fib amase atrial fib).
Sii Akhri...
 
Wax kabaro Cudurka Sonkorta Dhiigga ee Hooseysa (Hypoglycemia) PDF Print
Soomaalida
Sunday, 17 May 2009 00:22

Barnaamijka Caafimaadka ood nooga barateen Axad waliba: Sonkorta dhiigga ee hooseysa macnaheedu waa inaadan lahayn sonkor kugu filan ama gulukoos dhiiggaaga ku jirta, sonkorta dhiigga ee hooseysa waxaa loo yaqaannaa hypoglycemia.
Sii Akhri...
 
Waligaa ma maqashay cudurka "Angina" ma doonaysaa inaad wax ka ogaato, Waa maxay "Angina"? PDF Print
Soomaalida
Sunday, 10 May 2009 23:19

Banaamijka Caafimaadka ku faa'iideeyso Afkaaga hooyo: Angina waa xanuun ama feeraha, gacmaha, daanka ama dhabarka qaybta sare dadka ka qabta oo uu sababo hoos u dhaca dhiigga ku shubma wadnaha.
Sii Akhri...
 
Ka faa'ideeyso oo Waxkabaro cudurka dilaaga ah ee galmada la isugu gudbiyo: Waa Maxay HIV, AIDS? PDF Print
Soomaalida
Sunday, 03 May 2009 14:55

Barnaamijka Caafimaadka soona baxa Axad Waliba Soomaalida Maanta ka kororso : Waa maxay HIV? HIV waxay u taagan tahay fayraska hoos u dhiga difaaca jirka bani’aadamka. HIV wuxuu dhaliyaa AIDS.
Sii Akhri...
 
Barnaamijka Caafimaadka: Noocyada Madax Xanuunka (Qeybta 2-aad) PDF Print
Soomaalida
Sunday, 26 April 2009 09:44

Barnaamijka Caafimaadka: Qeybtii Labaad Noocyada Madax Xanuunka (Qeybta 2-aad), Madax xanuun waa xanuun madaxa kaa qabta. Waxaa jira noocyo kala duwan iyo sababo madax xanuun.
Sii Akhri...
 
Noocyada Madax Xanuunka Sanqaroorka (Sinus Headache) PDF Print
Soomaalida
Monday, 20 April 2009 16:04

Barnaamijka Caafimaadka Qeybtii 1-aad: Madax xanuun waa xanuun madaxa kaa qabta. Waxaa jira noocyo kala duwan iyo sababo madax xanuun. Madax Xanuunka Sanqaroorka (Sinus Headache) Madax xanuunka sanqaroorku wuxuu sababaa xanuun madaxa iyo wejiga ah.
Sii Akhri...
 
Cudurada lagu kala qaado galmada: Muxuu Yahay Cudurka Chlamydia? PDF Print
Soomaalida
Monday, 13 April 2009 16:43

Arrimaha Caafimaadka: Waa xanuunka ugu dawada sahlan ee kamida STD-ga (Cudurada lagu kala qaado galmada). Waxa dhalin kartaa natiijo xun hadii muddadu dheeraato, hadii aan hore loo daweeyn.
Sii Akhri...
 
Arrimaha Caafimaanka: Jabtida iyo Daweynteeda (Gonorrhoea) PDF Print
Soomaalida
Saturday, 04 April 2009 12:11

Ka Faa'ideeyso Arrimaha Caafimaadka: Jabtidu waa infekshan bakteeriya dhaliso. Waa lagu kala qaadaa galmada (isutaga), waxayna ku dhacdaa xubnaha hoose iyo luqunta.
Sii Akhri...
 
Arrimaha Caafimaadka: Infakshanka Salmonella (Salmonellosis) PDF Print
Soomaalida
Sunday, 29 March 2009 15:38

Barnaamijka Caafimaadka: Salmonellosis waa nooc ka mid ah Gastroenteritis waxaana keena jeermiska Salmonella. Salmonella wuxuu wax yeelli karaa qofkasta, wuxuuse ku badan yahay carruurta ka yar 5ta sano iyo dadka dhallinyarada. Astaamuhu badanaa aad bay u daran yihiin xagga dadka waaweyn iyo kuwa dhibaatada caafimaad qaba.
Sii Akhri...
 
Ma ku dhibay ama Caruurtaada ma wareershay Gaarda Laambiya (Giardiasis) PDF Print
Soomaalida
Sunday, 22 March 2009 15:21
Barnaamijka Caafimaadka, Waa maxay Giardiasis? Giardiasis waa noc ka mid ah Gastroenteritis waxaa keena bahal yar oo ku dhexnool mindhicirka loona yaqaan Gardia Lamblia. Giardiasis qof walba waa ku dhici karaa, wuxuuse u badan yahay kuwa dhashay, carruurta, iyo dadka de’doodu u dhexayso 20 ilaa 40 sanadood.

Waa Maxay Astaamaha Giardiasis?
Astaamaha ugu badan ee Giardiasis waa shuban,
Sii Akhri...
 
Kororso Aqoontaada Barnaamijka Caafimaadka Waa maxay HIV? PDF Print
Soomaalida
Monday, 16 March 2009 11:50

Kororso Aqoontaada Barnaamijka Caafimaadka:
Waa Maxay HIV, AIDS? HIV waxay u taagan tahay fayraska hoos u dhiga difaaca jirka bani’aadamka. HIV wuxuu dhaliyaa AIDS.
Sii Akhri...
 
Kororso Aqoontaada Cudurka Dhimir Beelidda (Alzheimer) PDF Print
Soomaalida
Thursday, 05 March 2009 16:52

Barnaamijka Caafimaadka: Cudurka Alzheimer waa nooca ugu badan ee caqli suulidda. Caqli suuliddu waxay dhacdaa iyada oo ka dhalata isbeddellada ku yimaada maskaxda ee saameeya awoodda qofku in uu ku fekero oo wax xusuusto. Waxay noqon kartaa mid aad u daran oo saameysa hawlo maalmeedka.
Sii Akhri...
 
Kororso Aqoontaada oo wax ka baro Cudurka Wadne Qabad (Heart Attack) PDF Print
Soomaalida
Monday, 02 March 2009 09:05

Barnaamijka Caafimaadka: Wadne qabad waxaa kaloo loo yaqaannaa myocardial infarction ama MI. Wuxuu dhacaa marka marin dhiig oo quudiya muruqa wadnaha uu xannibmo. Socodka dhiigga ayaa ka joogsada qayb wadnaha ka mid ah.
Sii Akhri...
 
Kororso Aqoontaada waxna ka baro Cudurka Bararka Xiidmaha (Crohn) PDF Print
Soomaalida
Wednesday, 25 February 2009 19:21

Barnaamijka Caafimaadka: Cudurka bararka xiidmuhu (Crohn) waa cudur malawad oo aan la garaneynin waxa keena. Xiidmaha ama malawadka ayaa barara si fiicanna uma  shaqaynayaan.
Sii Akhri...
 
Kororso Aqoontaada oo wax ka ogoow dhibaatooyinka Cudurka Cagaarshowga B maxaase Keena? PDF Print
Soomaalida
Friday, 20 February 2009 08:42

Barnaamijka Caafimaadka: Cagaarshwgu waa erey xaga caafimaadka loo yaqaano beerka bararsan ee jiran. Hal nooc oo ka mida cagarshowga B waxaa keena jeermiska cudurka dhaliya ee loo yaqaan (virus).
Sii Akhri...
 
Kororso Aqoontaada oo wax ka baro Cudurka Qandho ama Xumad (Fever) PDF Print
Soomaalida
Wednesday, 18 February 2009 13:30

Barnaamijka Caafimaadka: Hadii cunugaaga korkiisa uu kululyahay, waxaa dhici karta iney heyso waxa takhaatiirtu ay dhahaan "Qandho". Takhaatiirtu waxey ku cabbiran heer-kul-beeg (thermometer).Haddii heer-kul-beega uu sheego 100.4F (38c), taas macnaheeda waa cunuga waxaa haya "Qandho", jirkoodana waa ka kululyahay siduu caadiyan ahaan jirey.
Sii Akhri...
 
Kororso Aqoontaada Waxna ka baro Cudurka Shuban (Diarrhea) PDF Print
Soomaalida
Tuesday, 17 February 2009 08:25

Barnaamijka Caafimaaka: Shubanka markaad qabto, marar badan ayaa saxaro ku qabanaysaa ama waxaa kaa imaanaya saxaro dareere ah oo jilicsan. Shubanku wuxuu badanaa ku dhammaadaa 2-3 maalmood.
Sii Akhri...
 
Kororso Aqoontaada oo war kabaro Barnaamijka Caafimaadkaaga Saxaro Adayg (Constipation) PDF Print
Soomaalida
Friday, 13 February 2009 13:18

Barnaamijka Caafimaadka, Kororso Aqoontaada oo wax ka baro: Saxaro adayg waxaa loola jeedaa saxaro aad u adag ama saxarada ayaa u adag in ay qofka timaaddo.
Sii Akhri...
 
Kororso Aqoontaada: Cudurka Shuban Biyoodka ee badanaa Somalia kadhaca Waqtiyada Kuleeylaha "CHOLERA "SHUBAN BIYOOD" PDF Print
Soomaalida
Sunday, 08 February 2009 14:42

Barnaamijka Caafimaadka: Waxaa soo badanayay baryihii dambe akhbaarta ka imanaysa gobolada Hiiraan iyo shabeellada dhexe ee sheegaya in daacuun caloole uu ka dillaacay halkaasi oo dad badan ay la bukaan dad kalena ay u geeriyoodeen.
Sii Akhri...
 
Koror Aqoontaada Si aad wax uga ogaatid dhibaatooyinka Cudurrada Galmada la isugu Gudbiyo PDF Print
Soomaalida
Saturday, 07 February 2009 16:47

Arrinta Caafimaadka: STD-yada waxaa sidoo kale loo yaqaannaa cudurrada xubnaha galmada. Waxaa sababa jeermis ku nool maqaarka ama dheecaannada jidhka sida shahwada, dheecaanka siilka ama dhiigga. Jeermiska waxaa gudbiya qof bukka badanaa siday uga gudbaan, waa isu ag/galmo, maqaar, dhiig, ama dheecaan jidh.
Sii Akhri...
 
Ma Jeceshahay inaad wax ka ogaatid Cudurka Dhiig Yarida "Anemia = Dhiig yari" PDF Print
Soomaalida
Friday, 06 February 2009 15:10

Arrimaha Caafimaadka: Dhiig yari waa tirada unugyada dhiigga cas-cas oo ka yar sidii caadiga ahayd. nugyada dhiigga cas-cas waxay ogisjiinta u xanbaaraan qaybaha jidhka oo dhan. arka ay tirada unugyada dhiigga cas-cas yar yihiin, ogsijiin yar ayaa soo gasha qaybaha jidhka. ani waxay qofka ka yeeli kartaa mid dareema in uu daallan yahay oo daciif yahay.
Sii Akhri...
 
Kororso Aqoontaada oo wax ka ogoow Cudurka Qaaxada (TB) PDF Print
Soomaalida
Thursday, 05 February 2009 08:29

Arrimaha Caafimaadk: TB waa cudur uu keeno jeermis loo yaqaanno bakteeriyo oo badanaa ku dhaca sanbabada. TB waxay kugu dhici kartaa marka aad ku neefsato jeermiska. Waxaad halis sarreysa ugu jirtaa in aad qaaddo TB haddii habka jidhku cudurada uu isaga difaaco ay daciifto.
Sii Akhri...
 
<< Start < Prev 1 2 Next > End >>

Page 1 of 2
Heestii Kawaanka dadka iyo kooxda Qeylo dhaan   Riix hoos:



Ku
Noqo Bogga Wararka ama Booqo Ciyaaraha ama kafaa'ideyso Barnaamijka Caafimaadka hadii Kale News English

Wixii fakarkaaga ah noogu soo hagaaji Emailkeena:

soomaalidamaanta@live.com ama

soomaalidamaanta@hotmail.co.uk

Copyright 2010 Soomaalida Maanta.