Tacsida
Tacsi tiiranyo leh o ay dirayaan bahda isboortiga Soomaaliyeed PDF Print
Soomaalida
Written by Abdiqadar   
Sunday, 22 August 2010 10:15

MUQDISHO:- Bahda Isboortiga Soomaaliyeed ayaa waxa ay tacsi tiiraanyo leh halkaan uga dirayaan Xoghayihii hore ee Xiriirka k/cakta Soomaaliya oo uu walaalkiis geeriyooday.

Sii Akhri...
 
INAA LILAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Tuesday, 10 August 2010 13:23
alt
Rochester USA; Jaaliyada Soomaliyeed ee ku dhaqan magaalada Rochester ee gobalka Minnesota iyo madaxda iyo Wariyeyaasha Shabakada Soomaalidamaanta.com waxay Tacsi tiiraanyo leh u diraysaa dhammaan Eheledii iyo Qaraabaddii uuu ka geeriyooday  Alaha unaxariistee marxuun Ahmed Hassan oo dhowaan ku geeriyooday magaalada Warsheekh ee gobalka Sh/Dhexe.
Sii Akhri...
 
Ogeysii: geeri naxdin leh Allaha u naxariisto Marxuumad Shariifo Shuukoow oo maanta jarmalka ku geeriyootay. PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Tuesday, 13 July 2010 00:59
alt
TACSI TIIRAANYO LEH: 
Dhamaan  Ehelka iyo Asxaabta Marxuumad Shariifo Maxamed Maxamuud Shuukoow waxaa lala socodsiinayaa in ay maanta oo taariikhdu ku beegan tahay 12/07/2010 ay ku geeriyootay Magaalada Frankafurt ee Wadanka jarmalka, waxaana sida qorshuhu yahay la aasi doonaa maalinta arbacad ah oo taariikhdu ku beegan tahay 14_ka Bishan Jully.
Sii Akhri...
 
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN. PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Tuesday, 06 July 2010 22:58
alt
Inta badan Mas'uuliyiinta qaranka Soomaliyeed iyo Shacabka Soomaliyeed waxay Tacsi heer  qaran  ah u diraayaan  Xoghaayaha Joogtada ee Wasaarada Maaliyada Dr. Ahmed Maxamuud Axmed ( Axmed Yaaqshiid), iyadoo looga Tacsiyadaynaayo geeridii naxtinta lahayd ee dhowaan ku timid walalkiis Marxuun Maxaaddey Maxamuud Ahmed iyo shan ( 5) ka mid ahayd Ilaaladiisa
Sii Akhri...
 
Tacsi: Allaah Unaxriistee Macalin Cali Da’ud oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi: PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Monday, 31 May 2010 17:38
alt
TACSI:
Allaah Unaxariistee Waxa magaalo Madaxda Dalka Kenya ee Nairobi Ku geeriyooday Macalin Cali Da’ud oo kamid ah Culuma’udiinka Ahlusunah Waljamaac ee Somaliya kuwooda ugu magac dheer marka laga hadlaayo Barida iyo kufaafinta Diinta Islaamka Shacbiga Somaliyeed.
Sii Akhri...
 
Taariikhdii Alla u naxariistee wariye Sh. Nuur Maxamed Abkey oo Kooban. PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Wednesday, 05 May 2010 10:19
alt
Allaha u naxariistee waxaa shalay la dilay wariye 40 sannadood ka badan kasoo shaqeyey Radio Muqdisho iyo Saxaafada madax banaan ayaanu idiin soo gudbinaynaa taariikhdiisa oo kooban iyo Sawiro uu galay intuu uu hawlaha saxaafada ku dhex jiray.
Sii Akhri...
 
"INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN" PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Wednesday, 21 April 2010 21:04
alt
Tacsi: 
Ra'iisul Wasaarihii Hore ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi, Xaaskiisa Faaduma Xasan Cali iyo carruurtooda iyo sidoo kale qoysaska reer Cali Barrow iyo reer Geedi Baashaal waxay tacsi u dirayaan Qoyska reer Ciise Kariish gaar ahaan Xaawo Ciise iyo Khadiija Ciise oo dhowaan walaashood
Sii Akhri...
 
Tacsi Tiiraanyo leh PDF Print
Soomaalida
Written by Daahir Warsame   
Saturday, 17 April 2010 16:20


Maamulka, madaxda iyo bahda Shabakadda www.soomaalidamaanta.com waxay tacsi u dirayaan Weriye Cusmaan Axmed Salaad oo aabihii ku geeriyooday magaalada Marka ee gobolka Sh/hoose taariikhdu markay ahayd 07/04/2010. Sidoo kale waxaa tacsi taas la mid ah u diraya dadka kala ah:-

Sii Akhri...
 
TACSI TIIRAANYO LEH. PDF Print
Soomaalida
Written by Abdiqadar   
Thursday, 18 March 2010 20:23
alt
Dhamaan shaqaalaha iyo Wariyeyaasha Shabakada Soomaalida Maanta iyo dadkan hoos ku qoran waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan qoyska reer Xaaji Cabdi Cali Shucle oo aabahood ku geeriyooday Tuulada Jameeco oo ka tirsan magaalada Jowhar.
Sii Akhri...
 
INNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Saturday, 13 February 2010 13:16

Waziirka Tiknaloojida iyo cilmi baarista islamarkaana ah sii hayaha wazaaradda caafimaad ee Dowladda Soomaaliya Md: Maxamed Cali Xagaa, Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Sudan Prof: Mahdi Abuubakar,  shaqaalaha safaaradda Soomaalida ee dalka Sudan, Ururka ardayda Soomaalida ee dalka Sudan,

Sii Akhri...
 
TACSI LOO DIRAYO SAFIIRKA SOMALIYA EE INDONESIA OO WALAALKIIS SHIL GAARI KU GEERIYOODAY. PDF Print
Soomaalida
Tuesday, 12 January 2010 21:48

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAJICUUN: Qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee Malaysia ayaa waxey tacsi tiiraanyo leh u diraayaan Safiirka Soomaaliya ee Jakarta, Indonesia, Danjire Maxamuud Colow Barow iyo dhamaan ehaladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Daud Colow Barow oo ku geeriyooday shil gaari magaalada Jiddah ee Dalka Sacuudiga 10-kii bishan 2010 maalintii Axadii saacadu markey aheyd abaarihii 5-tii galabnimo xaafada Bawadi.
Sii Akhri...
 
TACSI: INNALILAHI WA’INAA ILEYHI RAJICUN PDF Print
Soomaalida
Friday, 04 December 2009 00:17

TACSI. Ururka Nabada & Horumarinta Soomaaliyeed ee xaruntiisu tahay magaalada Stockholm ee dalka Sweden waxay si wadajir ah tacsi ugu dirayaan dowlada Soomaaliya, eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeen allaha u naxariistee Madaxdii & ardaydii soomaaliyeed ee sida naxariisdarada ah maantay loogu xasuuqay hotelka Shamo ee magaalada Muqdsisho.
Sii Akhri...
 
Ardayda Malaysia Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraya Saaxiibkood C/waaxid M. Sh Xasan. PDF Print
Soomaalida
Friday, 20 November 2009 12:40

Tacsi: Waxaa dhowaan ku geeriyootay magaalada Mogadishu ALLAH u naxariiste Xaliima Sacdiya Maxamed Sh. Xassan Tariiqda markey eheyd 19-ka Nov 2009 waxaan Eebe uga baryeeynaa inuu samir iyo iiman ka siiyo ehelkii ay ka baxday marxuumadda.
Sii Akhri...
 
Tacis Tiiraanyo leh. PDF Print
Soomaalida
Tuesday, 03 November 2009 18:16

MUQDISHO:-Dhamaan Bahda warbaahinta waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Wariye C/casiis Golf oo Ayeeyadiis Marxuumad Faacadey Abuukar Googooye ay maanta ku geeriyootay Isbitaalka Carafaat ee Garasbaaley duleedka Muqdisho, gaar ahaan waxay tacsi gaar ah u dirayaan oo ayeeyadiis.
Sii Akhri...
 
Marxuum Macallin Nuur Maxamed Siyaad oo maanta lagu aasay Qabuuro kuyaala Degamada Madiino ee magaalada Muqdisho Daawo Sawirada + PDF Print
Soomaalida
Sunday, 01 November 2009 14:46

Muqdisho Daawo Sawirada: Waxaa maanta oo Axad ah Allaha u naxariistee Macalin Nuur Maxamed Siyaad lagu aasay magaalada Muqdisho, gaar ahaan qabuuro ku yaal degmada Madiina,
Sii Akhri...
 
Maamulka iyo Wariyeyaasha Shabakada Soomaalida Maanta waxay Taci u dirayaan Qoyska Reer Koofiya Cadde PDF Print
Soomaalida
Sunday, 01 November 2009 12:15

Tacsi Tiiraanyo leh: Maxamed Cabdulle Xasan "Siidi" Tfaftiraha Shabakadan Soomaalida Maanta iyo Wariyeyaasha iyagoo isku duuban waxa ay tacsi Tiraanyo leh u dirayaan Dr. Cabdulqaadir Xuseen Maxamuud iyo qoyska reer Koofiyadcadde oo hooyadood Allaha u naxariistee habeen hore magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyootay Xaajiyo Faaduma Abuukar Ibraahim.
Sii Akhri...
 
Ra'iisul Wasaarihii hore Xildhibaan Prof. Geedi iyo Xildhibaanada Baarlamaanka oo Taci Tiiranyo leh udiraya Qoyska Reer Koofiyadcadde PDF Print
Soomaalida
Saturday, 31 October 2009 13:57

Ra’iisul Wasaarihii Hore ee Soomaaliya Xildhibaan Prof. Cali Maxamed Geedi iyo Xaaskiisa Faaduma Xasan Cali iyo mas’uuliyiin kale oo tacsi tiiraanyo leh u diray Dr. Cabdulqaadir Xuseen Maxamuud iyo qoyska reer Koofiyadcadde.
Sii Akhri...
 
Prof. Cali Maxamed Geedi iyo Xildhibaano Tacsi u diraya Qoyska uu ka geeriyooday Marxuum Injineer Ibraahin Guure PDF Print
Soomaalida
Saturday, 31 October 2009 13:35

Nairobi: Ra’iisul Wasaarihii Hore ee Soomaaliya Xildhibaan Prof. Cali Maxamed Geedi iyo Xaaskiisa Faaduma Xasan Cali, Xildhibaanno, Diblomaasiyiin iyo Aqoonyahanno ayaa tacsi u diray Qoyskii iyo Eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Injineer Ibraahim Guure Aadan.
Sii Akhri...
 
INNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJACUUNA PDF Print
Soomaalida
Friday, 30 October 2009 14:51
Tacsi Tiiraanyo leh: Xubnaha Beesha Mudullood ee ku nool Magaalada Edmonton, Alberta, Kanada , oo magacahoodu hoos ku qoran yihiin, iyagoo ka tiiraanyeysan geerida ku timid Maclin Nuur Maxamed Siyad oo ku geeriyooday Nairobi, Keenya Okt. 28/09, waxay tacsi u dirayaan dhammaan ubadki u dhalay, qaraabadiisi, eheladiisi iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed.

Macalin Nuur wux ahaa shaqsi nin ka badan oo aad looga yaqaan gees ilaa gees dalka Soomaaliya oo dhan.
Sii Akhri...
 
Tacsi Tiiraanyo leh PDF Print
Soomaalida
Thursday, 29 October 2009 12:40
Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa marxuumka alle haw naxariistee Macalin nuur maxamed siyaad oo ahaa caalim weyn oo soomaaliyeed oo ku geeriyooday magaalada Nayroobi ee dalka kenay waxaan leenahay ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo dadkii uu ka tegayna ehel iyo awlaad iyo aqaariba dhamaan reer maxamed siyaad ilaahay ilahaay samir iyo iimaan haka siiyo aamiin aamiina aamiina anaga oo ah eheliyadiisa ku nool.
Sii Akhri...
 
GUDDIGA OLAMBIKADA OLAMBIKADA SOOMALIYEED OO TACSI U DIRAYA QOYSKA MARXUUM MACALIN NUUR MAXAMED SIYAAD PDF Print
Soomaalida
Thursday, 29 October 2009 12:33
Muqdisho: Dhamaan Guddoomiyeyaasha iyo madaxda xiriirada kala duwan ee heer Qaran iyo ururada isboortiga, dhamaan guddoomiyeyaasha Olombikada Gobolada dalka iyo kuwa degmooyinka gobolka Banaadir, dhamaan Garsooreyaasha, Ciyaartoyda,Tababareyaasha iyo taageerayaasha ciyaaraha, saxaafadda iyo dhamaan bahweynta ciyaaraha Soomaaliyeed Waxayna Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Ehelada iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Sheeka Soomaaliyeed Allaha ha u naxariistee Macalin Nuur Maxaa Siyaad oo ku geeriyootay magaalada Nairobi waxayna illaah uga baryayaan inuu naxariistii janno ka waraabiyo eheladii iyo qarabaadii uu ka geeriyoodayna samir Iimaan Eebbe ka siiyo.
Sii Akhri...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 Next > End >>

Page 1 of 4
Heestii Kawaanka dadka iyo kooxda Qeylo dhaan   Riix hoos:



Ku
Noqo Bogga Wararka ama Booqo Ciyaaraha ama kafaa'ideyso Barnaamijka Caafimaadka hadii Kale News English

Wixii fakarkaaga ah noogu soo hagaaji Emailkeena:

soomaalidamaanta@live.com ama

soomaalidamaanta@hotmail.co.uk

Copyright 2010 Soomaalida Maanta.