Ciyaaraha


Orodyahan Usain Bolt oo doonaya in uu naqdo laacib ciyaara kubada cakta PDF Print E-mail
Soomaalida
Written by Abdiqadar   
Monday, 06 September 2010 09:20


LONDON: -
Boqorka Orodka 100-ka Mitir Usain Bolt ayaa shaaca ka qaaday in uu rabo in uu ka dhex muuqdo ciyaaraha kubada cakta kadib marki uu xaqiijiyey guulo aanu wali gaarin qof aanan isaga mooyee.

Sii Akhri...
 
Tababarihii xulka Algeria Saadane oo is casilay PDF Print E-mail
Soomaalida
Written by Abdiqadar   
Monday, 06 September 2010 09:20

ALGERIS: - Macalinka xulka qaranka dalka Algeria Rabah Saadane ayaa iska casilay xilka tababaraha maalin kadib marki ay bar bar dhac 1-1 ah la galeen kooxda qaranka dalka Tanzania ciyaar ka tirsan is reeb reebka koobka Qaramada Africa ee sanadka 2012.

Sii Akhri...
 
Dagaalo u dhaxeeya ciidamada Puntand iyo Sheekh Atam oo dib uga soo cusboonaaday Gobolka Bari PDF Print E-mail
Soomaalida
Written by Abdiqadar   
Monday, 06 September 2010 08:25

MUQDISHO: - Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in xalay dagaal uu ka dhacay duleedka Magaalada kaasoo u dhaxeeyey ciidamada amaanka iyo dagaal yahnada wadaadka lagu magacaabo Maxamed Saciid Atam.

Sii Akhri...
 
Wasiirada Arrimaha Dibada IGAD oo ka shiraya xaalada Somalia PDF Print E-mail
Soomaalida
Written by Abdiqadar   
Monday, 06 September 2010 08:22

NAIROBI: - Wasiirada Arrimaha Dibada IGAD ayaa maanta kulan uga firmayo Magaalada Nairbo ee caasimada dalka Kenya iyaga oo xooga ku saari doono kulankooda xaalada dalka Soomaaliya.

Sii Akhri...
 
Ramadan cup in Gothenborg iyo semifinalka qeybtiisa hore oo la soo xiray. PDF Print E-mail
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Sunday, 05 September 2010 12:42
alt
DAAWO SAWIRADA: Waxaa maalintii shalay aheyd la ciyaaray qeybtii ugu horeysay ee semifinalka ciyaaraha ramadaanka ee ka socda magaalada Gothenborg Sweden, ciyaartu waxeey u dhaxeysan labada kooxood ee Somali sk iyo Bakaal FC. Ciyaartu waxeey ku bilaabatay jawi lala yaabay bacdamaa la filaayay in somali sk eey u awood sheegan karto Bakaal.
Sii Akhri...
 
Hargreaves oo laga saaray liiska ciyaartooyda Manchester ee ka qeybgalaya koobka Champions League PDF Print E-mail
Soomaalida
Written by Abdiqadar   
Sunday, 05 September 2010 08:57


LONDON: -
Laacibka ay diloodeen dhaawacyada ee dalka Ingiriiska iyo kooxda Manchester United Owen Hargreaves ayaa u muuqda mid waayahiisa ciyaareed uu sii dhamaanayo kadib marki laga saaray liiska ciyaartooyda kooxda United sanadkaan uga qeybgaleysa koobka xiisaha badan ee Champions League.

Sii Akhri...
 
Robinho: Finalka Champions League waxaa isugu imaanaya Milan iyo Barcelona PDF Print E-mail
Soomaalida
Written by Abdiqadar   
Saturday, 04 September 2010 12:19


MILAN: -
Weeraryahanka cusub ee kooxda AC Milan Robinho ayaa rajeynaya in finalka koobka Champions League ee sanadkaan ay isugu yimaadaan kooxdiisa Milan iyo naadiga caanka ah ee Barcelona.

Sii Akhri...
 
Beckham oo garoomada kusoo laabanaya 11 September PDF Print E-mail
Soomaalida
Written by Abdiqadar   
Saturday, 04 September 2010 11:53

LONDON: - Kabtanki hore ee xulka England captain David Beckham ayaa rajeynaya in uu u ciyaaro kooxdiisa LA Galaxy kulanka ay 11-ka bishan la ciyaari doono kooxda Columbus Crew ee ka tirsan ciyaaraha dalkaasi Mareykanka.

Sii Akhri...
 
Roma oo heshiisyada u kordhineyso Macalin Claudio Ranieri iyo daniele de rossi PDF Print E-mail
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Saturday, 04 September 2010 00:46
alt
Roma:-
Gudoomiyaha Kooxda Roma haweeneyda lagu magacabo Rosella Sensi ayaa shaacisay in ay dooneyso sidii ay qandaraaska u kordhin laheed Macalinka Kooxda Roma Claudio Ranieri iyo ciyaaryahanka qadka dhexe mashiinka lagu magacaabo daniele de rossi.
Sii Akhri...
 
Xulka Da’yarta Soomaaliya iyo Kooxda Horyaalka Qadar oo is garab dhacay PDF Print E-mail
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Thursday, 02 September 2010 18:37
alt
DAAWO SAWIRADA: Xulka kubada cagta dalka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay 17-ka sano ayaa xalay cayaartii labaad oo saaxiibtinimo la yeeshay kooxda heysata horyaalka dalka Qadar ee la yiraahdo Al-Gharafa FC, waxaana cayaartaasi ay ku dhamaatay bar bar dhac 1-1 ah. 
Sii Akhri...
 
Kooxaha Inter Milan iyo AC Milan oo gudbiyey liiska ciyaartooyda uga qeybgali doonta Koobka Champions League ee xilli ciyaareedkan PDF Print E-mail
Soomaalida
Written by Abdiqadar   
Thursday, 02 September 2010 08:20


MILAN: -
Kooxaha sida aadka ah uu xafiiltanka uga dhaxeeyo ka wada dhisan Magaalada Milano ee dalka Talyaaniga AC Milan iyo Inter Milan ayaa gudbiyey liiska ciyaartooyda sanadkaan uga qeybgali doonta Koobka Kooxaha Horyaalada Yurub ee loo yaqaano Uefa Championes League.

Sii Akhri...
 
Sharciga Fifa oo Mikel Arteta u diiday in uu u ciyaaro xulka England PDF Print E-mail
Soomaalida
Written by Abdiqadar   
Thursday, 02 September 2010 08:13

LONDON: - Rajadi uu ciyaaryahan Mikel Arteta ka lahaa in uu ugu ciyaaro xulka England ayaa u muuqato mid dhalanteed noqotay sababtoo ah waxaa qabanaya sharciga Fifa ee ah in uusan usafan karin xul ciyaaryahan aanan heysan jinsiga dalkaasi.

Sii Akhri...
 
Robinho oo ku biray AC Milan, laacibiinta Borriello iyo Huntelaar oo isaga tagay Milan iyo warbixin ku saabsan suuqa kala iibsiga ciyaartooyda oo xalay xirmay PDF Print E-mail
Soomaalida
Written by Abdiqadar   
Wednesday, 01 September 2010 10:55
alt
MILAN: -
Weeraryahanki kooxda Manchester City Robinho ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda AC Milan kadib marki uu saxiixay heshiis afar sana ah, halka weeraryahanada kooxda Milan ee kala ah Marco Borriello iyo Klaas-Jan Huntelaar ay kooxda isaga tageen.
Sii Akhri...
 
Laacibka dalka Ghana Asamoah Gyan oo ku biiray kooxda Sunderland PDF Print E-mail
Soomaalida
Written by Abdiqadar   
Wednesday, 01 September 2010 10:53
alt
LONDON:-
Kooxda Sunderland ee dalka Ingiriiska ayaa jebisay rikoorkeeda dhinaca ciyaaryahan soo ibsashada kadib marki ay ku iibsadeen £13m weeraryahanka xulka Ghana Asamoah Gyan kaasoo ay kala soo wareegeen naadiga Rennes ee dalkaasi Faransiiska.
Sii Akhri...
 
Daafaca Chelsea Paulo Ferreira oo ka fariistay ciyaaraha caalamiga ah PDF Print E-mail
Soomaalida
Written by Abdiqadar   
Wednesday, 01 September 2010 10:48
alt
LONDON: -
Ciyaaryahanka daafaca uga ciyaara kooxda Chelsea Paulo Ferreira ayaa ku dhawaaqay in uu ka fariistay ciyaaraha caalamiga ah taasoo macnaheedu uu noqonayo in uusan hada kadib u ciyaari doonin xulka qaranka dalka Portugal oo uu kasoo jeedo.
Sii Akhri...
 
Xulka U-17 oo ku dur-duriyay kooxda Al-shaxaniya ee dalka Qadar PDF Print E-mail
Soomaalida
Written by Abdiqadar   
Tuesday, 31 August 2010 08:48
alt
DOHA  DAAAWO SAWIRADA: -
Cayaartodya xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay17-ka sano ayaa caawa 2-0 ugu awood sheegtay kooxda Al-Shaxaniya ee dalka Qadar intii ay socotay cayaar saaxiibtinimo oo ku dhex martay garoonka Kooxda Al-Shaxaniya ee magaalada Dooxa.
Sii Akhri...
 
Laacibki ugu danbeeyey ee ka qeybgalay finalki koobki ugu horeeyey ee aduunka 1930-ki oo geeriyooday PDF Print E-mail
Soomaalida
Written by Abdiqadar   
Tuesday, 31 August 2010 08:46


BOUNES AIRES: -
Ninki ugu danbeeyey ee ka noolaa ciyaartooydi ka qeybgashay koobki aduunka ee ugu horeeyey sanadi 1930-ki ayaa ku geeriyooday dalkaasi Argentine isaga oo jira 100 sano.

Sii Akhri...
 
Javier Mascherano oo lagu soo dhaweeyey magaalada Barcelona marki uu si rasmi ah ugu biiray kooxda Barce PDF Print E-mail
Soomaalida
Written by Abdiqadar   
Tuesday, 31 August 2010 08:44


MADRID: -
Ciyaaryahan Javier Mascherano ayaa si rasmi ah ugu biiray xalay naadiga Barcelona ee dalkaasi Spain marki uu  £17.25m uga soo wareegay kooxda Liverpool, isaga oo tijaabada caafimaadka maray isala xalay.

Sii Akhri...
 
Inter iyo macalinkeeda cusub Rafael Benitez oo hal dhibic ka helay kooxda Bologna kulankeeda ugu horeeyey ee horyaalka Italy PDF Print E-mail
Soomaalida
Written by Abdiqadar   
Tuesday, 31 August 2010 08:42


MILAN: -
Tababaraha cusub ee kooxda Inter Milan Rafael Benitez ayaa ku bilowday hab aanan wanaagsaneyn kulankiisii ugu horeeyey ee xilli ciyaareedkan marki ay xalay kooxdiisa Inter Milan ay bar bar dhac 0-0 ah la gashay kooxda Bologna.

Sii Akhri...
 
Weeraryahanka Arsenal Robin van Persie oo mar kale canqawga ka dhaawacmay PDF Print E-mail
Soomaalida
Written by Abdiqadar   
Tuesday, 31 August 2010 08:37


LONDON:-
Weeraryahanka kooxda Arsenal Robin van Persie ayaa ciyaaraha ka maqnaandoona ugu yaraan mudo todobaadya ah kadib marki uu mar kale ka dhaawacmay canqawga sida ay xaqiijiyeen xiriirka kubada cakta dalka Holland.

Sii Akhri...
 
Horyaalka Talyaaniga oo shalay furmay, Milan guul weyn ku bilaabatay iyo Juventus maxaa qabsaday PDF Print E-mail
Soomaalida
Written by Abdiqadar   
Monday, 30 August 2010 09:13
alt
MILAN:-
Shalay galab ayaa waxaa daaha laga rogay horyaalka Seria A-da dalka talyaaniga ee xilli ciyaaredkan 2010-2011, iyadoo kooxda AC Milan ay ku furatay guul muhiim ah marki ay 4-0 ku dubatay kooxda Lecce,
Sii Akhri...
 
Horyaalka La Liga oo isna la furay, Tababare Mourinho oo bar bar dhac ku bilaabay iyo Barca oo dar dartay Racing PDF Print E-mail
Soomaalida
Written by Abdiqadar   
Monday, 30 August 2010 09:13
alt
MADRID: - 
Tababaraha cusub ee kooxda Real Madrid Jose Mourinh ayaa raja xumo ku fur furtay kulankiisii ugu horeeyey ee horyaalka dalka Spain La Liga kadib marki uu bareejo 0-0 ah la galay Real Mallorca, halka kooxda horyaalka difaacaneyso ee Barcelona ay 3-0 ku macsalaameysay Racing Santander.
Sii Akhri...
 
Galliani: Milan cid maareeyn kartaa majirto mar hadii aan midigta ku dhignay Ibrahimovic (Warbixin dheer) PDF Print E-mail
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Sunday, 29 August 2010 18:55
alt
Kooxda Rossoneri ayaa xalay gacanta ku dhigtay saxeexa laacibka reer Sweden ee ``The big Swede`` Zlatan Ibrahimovic oo ay kasoo qaateen kooxda Barcelona oo uu sanad uun ka mid ahaa safkooda 1-aad, fiidnimadii Sabtida ayaa barta Internet-ka ee kooxda Milan
Sii Akhri...
 
Trezeguet oo ku biiray kooxda Hercules iyo Borriello oo kusii jeedo Juventus PDF Print E-mail
Soomaalida
Written by Abdiqadar   
Sunday, 29 August 2010 11:22


TURIN: -
Weeraryahankii kooxda Juventus David Trezeguet ayaa si rasmi ah ugu biiray naadiga Hercules Alicante oo ah koox dhawaan kusoo biirtay kooxaha heerka koowaad ee dalkaasi Spain.

Sii Akhri...
 
Galliani: 'Imaanshiyaha Ibra waxay milan ka dhigtay kooxda ugu weeraryahanka fiican PDF Print E-mail
Soomaalida
Written by Abdiqadar   
Sunday, 29 August 2010 09:11
alt
MILAN: -
Gudoomiye ku xigeenka kooxda AC Milan Adriano Galliani ayaa ka shanqariyey in Milan ay hada noqotay kooxda ugu weeraryahanada wanaagsan caalamka, saacado kadib marki ay lasoo wareegeen laacibka kooxda Barcelona iyo xulka Sweden Zlatan Ibrahimovic.
Sii Akhri...
 
Arsenal, Chelsea iyo Manchester United oo wada badiyey laakin Tottenham ayaa gurigeeda looga adkaaday PDF Print E-mail
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Saturday, 28 August 2010 21:12
alt
London:  
Kooxda Arsenal ayaa dardartay kooxda Blackburn ka dib Walcott iyo Arshavin markii ay labada qeyb ee ciyaarta ay laba gool kala dhaliyeen inkastoo Balckburn uu ciyaaryahanka da’da yar Mahmet Dieuf uu gool baro baro ah u keenay qeybtii hore ee ciyaarta.
Sii Akhri...
 
Ciyaaryahanka Xulka Qaranka Argentina iyo kooxda Inter Nicolas Burdiso oo u wareegay kooxda AS – Roma PDF Print E-mail
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Saturday, 28 August 2010 20:22
alt
Milano:
Ciyaaryahan Nicolas Burdisso oo boos joogta ah ka waayey kooxda Championka Yurub ee Inter ayaa ugu danbayntii ku biiray kooxdii uu sannadkii hore deyn ahaanta ugu ciyaarayay ee AS – Roma.
Sii Akhri...
 
Zlatan Ibrahimovic oo si rasmi ah ugu biiray kooxda AC Milano ee dalka Talyaaniga PDF Print E-mail
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Saturday, 28 August 2010 20:04
alt
Barcelona: 
Zlatan Ibrahimovic ayaa haatan noqday ciyaaryahan ka tirsan kooxda AC – Milano kadib kulan albaabada u xirnaa labada maamul ee Barcelona iyo Milan iyadoo gabagabadii lagu go’aansaday in Ibrahimovic uu ku biiro kooxda AC – Milano.
Sii Akhri...
 
Orodyahanka Soomaaliyeed Mustafa Maxamed oo guul soo hoyay PDF Print E-mail
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Saturday, 28 August 2010 19:47
alt
Stockholm: 
Orod-yahanka Mustafa Maxamed ayaa ku guuleeystay tartanka orodka ee qaranka 5 000, middaasina oo u suurtagelisay inuu tartan qura qaado saddex bilad-dahab oo markii ugu dambeeysay uu sidaa ugu guuleeystay orod yahankii iswiidhishka Dan Glans ee sannadkii 1976-dii.
Sii Akhri...
 
Atletico Madird oo hanatay koobka Super Cup Yurub kadib marki ay dhulka kuu jiiday kooxda Inter PDF Print E-mail
Soomaalida
Written by Abdiqadar   
Saturday, 28 August 2010 08:37
alt
MONACO: -
Kooxda ka dhisan caasimada dalka Spain Madrid ee la yiraahdo Atletico Madrid ayaa ku guuleysatay koobka European Super Cup oo ay ku loolamaan kooxaha kusoo kala guuleysta Europe League iyo Champions League.
Sii Akhri...
 
Juventus oo iska iibisay Diego iyo Quagliarella oo ku biiray PDF Print E-mail
Soomaalida
Written by Abdiqadar   
Saturday, 28 August 2010 08:30
alt
MILAN: -
Kooxda Juventus ayaa ka iibisay naadiga VfL Wolfsburg kubad sameeyaha dalka Brazil Diego kadib marki uu la qabsan waayey horyaalka dalka Talyaaniga.
Sii Akhri...
 
More Articles...
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>

Page 1 of 70
Heestii Kawaanka dadka iyo kooxda Qeylo dhaan   Riix hoos:



Ku
Noqo Bogga Wararka ama Booqo Ciyaaraha ama kafaa'ideyso Barnaamijka Caafimaadka hadii Kale News English

Wixii fakarkaaga ah noogu soo hagaaji Emailkeena:

soomaalidamaanta@live.com ama

soomaalidamaanta@hotmail.co.uk

Copyright 2010 Soomaalida Maanta.