1: Tuesday, February 19, 2013 - 00:08:57
2: 284 Jeer.

INAA LILAAH WA INAA ELEYHI RAAJICUUN: TACSI KUSOCOTA REER XASAN NUUR GACAL

Waxaa Qoray:

tacsi
Allaha u naxariisto Walaalkeen Axmed Xasan Nuur oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho, waxaan Tacsi u diraynaa dhamaan asxaabtii, qaraabadii iyo eheladii uu ka geeriyooday, waxaa si gaar uga tacsiyadeynayaa reer Xasan Nuur iyo waliba walaalkeen Nuur Xasan Nuur Nur Bukhari (Ex-Tafaftiraha Soomaalidamaanta) oo walaalkii ku geeriyooday magaalada Muqdisho, Samir iyo Iimaan Eebe ha inaga siiyo, Anagana gadaashiis Alle nama Fidneeyo, Janadii Fardowso Eebe haka waraabiyo.

Waxaa tacsida kala diraaya:

Siciid Xagaa Afrax:

INAA LILAAH WA INAA ELEYI RAAJICUUN.

Walaal nuuri ilaah ha inaga samir siiyo walaakeen axmed xasan waqtigii uu ale u qoray ayaa intaa ku ekaa, waxaan ilaah uga baryayaa in uu naxariistii jano siiyo waalidka, walaalka iyo ehelkaba in uu samair inaga siiyo aamiin aaamiin aaamiin aamiin aamiin aaamiin aaammin.

GEERIDI WAA XAQ ILAAHOW U NAXARIISO WALAAKEEN AAMIIN

 Abdiaziz Xasey Golfyare

Allaha u naxariisto Walaalkeen Axmed Xasan Nuur oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho, waxaan Tacsi u dirayaa dhamaan asxaabtii, qaraabadii iyo eheladii uu ka geeriyooday, waxaa si gaar uga tacsiyadeynayaa Sxbkee Nuur Xasan Nuur Nur Bukhari, Samir iyo Iimaan Eebe ha inaga siiyo, Anagana gadaashiis Alle nama Fidneeyo, Janadii Fardowso Eebe haka waraabiyo

Dadka tacsidan diraya ayaa kala ah:

  1. Maxamed Cabdulle Xasan “Siidi”  Dalka Sweden
  2. Cabdiqani Ooroloojo London – UK
  3. Jaaliyada reer Jowhar ee ku nool dalka Ingiriiska
  4. Faay Hilowle Imaan Cumar
  5. Cabdulqaadir Maxamed Xasan “Joon”  Jowhar – Somalia
  6. Xasankeyf Dhagacade  Jowhar – Somalia
  7. C/Casiis Xasan Maxamed “Golf” Soomaaliya Muqdisho
  8. Xaseey Maxaad “Kumaari”  G/Sh/Dhexe – Jowhar
  9. Nuuradiin Cali Xasan Sweden Borlange
  10. Cali Cabdulaahi Abkoow Sweden – Borlange
  11. Cabdulaahi Hussien “Laayoo” Sweden – Borlange
  12. Sacdiya Sheekh Cali Tuure caasimada Finland Helsinki
  13. Safiyo Tifow Nuur iyo odaygeeda Cumar Peyloot Norway
  14. Sahra Maxamed Xersi Sweden
  15. Cabdulaahi Cali Cumaroow “JEEGO” Borlänge – Sweden
  16. Mukhtaar Mohamed Osman Borlange – Sweden
  17. Nadiifo Xaaji Toxob Swedzerland
  18. Cali Xaaji Toxob Holand
  19. Sahra Sheekh Cali Tuure iyo Odaygeeda Baashi Finland Helsink
  20. Maxamed Injineer Abuukar “Isnaay” Sweden – Borlänge
  21. Yaasiin Xaaji Toxob Swedzerland
  22. Xaawo Xaaji Toxob Norway
  23. Caasho Xaaji Toxob Holland.
  24. Cismaan Zubeyr oo loo yaqaan Afsoomaali Borlänge – Sweden
  25. Xasan Abdulqaadir Muudey  Borlange – Sweden
  26. Cabdi Axmed Cumar “Doodaaye”  Sweden Stockholm
  27. Cabdi Maxamuud Gucaad  Sweden
  28. Faarax Xaaji Maxamed “Yaanyow” boqortooyada Sacuudiga Jeddah
  29. Daahir Cumar Taneeti  Sweden magaalada Borlänge
  30. Fu’aad Axmedeey Hiloowle Finland ee Helsink
  31. Cabdi Muxumad Xiireey  Finland
  32. Cumar Xakiim Gacal  Sweden – Gothenburg
  33. Cumar Cali Nuur   Holland
  34. Cabdow Caramram Sharaf  England caasimada London
  35. Raage Xasan Xuuti  England casimada London
  36. Maryan Shiikh C/raxmaan (Maryan Yariisey)  Köping dalka Sweden
  37. Xassan Dalfaceey oo ku nool Swetzerland
  38. Axmed Safi Cabdulaahi Hiloowle Borlänge – Sweden
  39. Maxamed Xasan “Qarni”  Stockholm Sweden
  40. Reer Maxamed Faarax Holac oo ku nool aduunka daafahiisa
  41. Cismaan Maxamuud Sheekh “Cismaan Carab”  Somalia Muqdisho
  42. Maxamed Xuseen Waasuge “Yaanya”  Jowhar
  43. Colaad Muxumad Xiireey Denmark
  44. Cumar Fareey Dhicisoow  South Afrika
  45. C/raxmaan Maxamed Jarras “Maanoow”  Holland iyo Italy
  46. Cabdulqaadir Mooge Cali  England magaalada London
  47. Reer Mooge Cali oo ku nool Finland
  48. Ruuxi Axmadeey Hiloowle Finland – Helsinki
  49. Maxamed Cabdulle “Dhicisow”  South Afrika
  50. Faarax Xaaji Cali Nuur koonfur Afrika
  51. Liibaan Cali “Zola” koonfur Afrika
  52. Mooge Cumar Goosaar Flen ee dalka Sweden
  53. Axmadeey Cabdulle Bahgari  London England
  54. Maxamed Deeq Cabdi Cashuur  London UK
  55. Cabdi Xuseen Cali “Kuukaay oo ku nool USA
  56. Axmed Xaaji Cali Nuur “Hiira”  Koonfur Afrika
  57. Cabdulaahi Cali Cismaan “Moobla”  Koonfur Afrika
  58. Maxamed Cali Xasan “Yuukeey”  Koonfur Afrika
  59. C/casiis Jeeg  Adis Ababa Ethiopia
  60. C/salaan Shiikh Beeso “Nuunkey”  dalka Austria
  61. Liibaan Dacayeey  Denmark
  62. Nuur Xasan Nuur “Buqaari” Turkey
  63. Ibraahim Xaaji Axmedaay  Turkey
  64. Maxamed Shiikh Xuseen  Sweden – Stockholm
  65. Cumar Cali Qalac  Sweden Stockholm
  66. C/Khadar Xuseen Waasuge  Koonfur Afrika
  67. Mahdi Xasan Fiiqoow  Jowhar – Somalia
  68. Cali Malaay  Somalia – Jowhar
  69. Cataas Odawaa Jimcaale  Somalia – Muqdisho
  70. Yuusuf Xaamud Jaras  Somalia – Jowhar
  71. Baraako Maxamed Cismaan  Borlänge – Sweden
  72. Cabdirashiid Xasan Dhageey USA
  73. Bahda Jaaliyada Reer Jowhar oo isku duuban ee ku nool daafaha dunida oo dhan
  74. Muriidi Cali Qalac oo ku nool Oslo – Norway
  75. Cadnaan Cali Shire oo ku nool Oslo – Norway
  76. Shire Cali Qalac oo ku nool USA
  77. Ciise Muxudiin Gabre Barliin – Germany
  78. Sahra Macallin Cabdulle Foolyareey Sweden
  79. Maxamed Cali Deexeey Gothernberg – Sweden
  80. Farxaan Tifoow – Gothernberg – Sweden
  81. Siciid Xagaa Afrax Hargeysa – Somalia
  82. Sahra Shiino

Dadkaan oo si wadajir ah tacsida u diraya waxay marxuumada Alle uga baryayaan inuu janatul Fardowsa Allaha ka waraaabiyo samir iyo iimana Alle ka siiyo dadkii uu ka tagtay.

INAA LILLAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale