Waxaa la aqristay: 1,395 Jeer.
Ilmo Adeero caawa isaga hor imaanaya kulanka Barcelona vs Benfica
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"

Kalanka caawa udhaxeeya kooxah Barçelona iyo Benfica ee ka dhic doono garoonka Camp Nou ayaa noqon dooono kulan tariiqi ah maadam eey iska hor imaan doonaan ciyaarayahano ehel wada ah sida Thiago, Rafinha iyo Rodrigo.
Sedaxadaan xidig ayaa ah kuwa ilma adeer wada ah . in kastoo Thiago dhaawac uu soo gaaray halka Rafhina uusan liiska soo galin .
Ciyaarayahanada kala ah Thiago iyo Rafinha aya sidoo kale aabayaashood waxey ahaayeen Ciyaartooy waxaana lagu kala magacabi jiray Mazinho iyo Rodrigo iyagoona u wada ciyaari jiray kooxda Celta de Vigo.
Ciyaartooydaan ayaa mid walba waxaa uu bogiisa ku sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in ay iska arkaan ninka ay qaraabada yihiin
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨