Waxaa la aqristay: 909 Jeer.
Haweeney loo furay Calowsaad badan xiliga ay jiifto.
Waxaa Qoray: Naciimo M. Abdi
Hooyadaani oo u dhalatay Dalka Pakistaan ayaa waxaa loo furay Calowsaad xiliyada ay jiifto, kadib markii ay guursatay nin gacan ku dhiigle ah.
Ninka ay haweeneydaasi guursatay ayaa lagu soo waramaaya inuu yahay nin isagu la sheegay inuu nacebyahay Shanqarta badan xiliyada Habeenkii maadaama uu dad badan dilay.
Wargeys ka soo baxa Dalka Pakistan ayaa qoray in ninkaasi uu ka soo dagaalamay Dalka Iraq gaar ahaan dagaalada socday Baqdaad, waxaana la sheegay inuu yahay 34-Jir oo aan horay usoo guursan hayeeshee guurkiisa koowad waxa uu Xaaskiisa ku furay Calowsaad bada.
Dhanka kale haweeneyda la furay ayaa lagu soo waramaaya in ay horay usoo guursatay waxa ayna dhashay Caruur tiradooda lagu sheegay 3-Saddax, mana jirin aabe xanaaneysta Caruurtaasi.
Si kastaba ha ahaatee Hooyadaasi ayaa waxaa iminka la soo daristay nolol xumi iyada oona sheegtay in Calowsaadka ama Qarawga uu yahay mid ilaa iyo yaraanteeda haayay, islamarkaana aysan garankarin sida ay isaga dhaafi lahayd Qarawga ama Calawsaadka.
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
Mar hadii ay qarow bilowda wali aya kuxigta ee wuba ficna intaysan walanin haduba katagay…….
uTcRmG I truly appreciate this article post.Really thank you! Fantastic.
awal u siisocday nkaas
cowlosi maxad kawadan mey qurisa