HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Tuesday, December 4, 2012 - 15:22:14
Waxaa la aqristay: 433 Jeer.

Haweeney lagu gowracay Muqdisho

Waxaa Qoray:


Dad aan heybtood lagaran wali ayaa si kabaxsan bini’adanimada udilay Haweenay ku sugneed Degamada Deyniile ee Gobolkan Banaandir.

Sida ay wararku sheegayaan haweeneydaan ayaa ka mida aheed Haweenka qudaarta ku iibiyay Degmada Deyniile, waxana la xaqiijiyay in haweynaydaan qoorta looga jaray Mindi.

Daahir Xasan Xuseen Gudoomiyaha Degmada Deyniile ayaa warbaahinta u sheegay inaysan garanaynin Sababta loo dilay Haweynaydaan isagoona shaaciyay inaysan la shaqeyn jirin Maamulka Degmada Deyniile.

Haweenka la dilo ayaa ku soo badanaya magaalada Muqdisho iyadoo aaney jirin cid lagu xagliyo in ay disho dumarka.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















Log in | Designed by Jimcale