Waxaa la aqristay: 866 Jeer.
Haweeney is gubtay kadib markii ay la kulantay Fadeexo.
Waxaa Qoray: Naciimo M. Abdi
Haweeneydaani oo lagu magacaabo Bil-qeys oo u dhalatay dalka Masar ayaa dab is-qabadsiisay kadib markii ay la kulantay Fadeexo ku aadan dhanka ninkeeda
Haweeneydasi oo ahayd Xaas ayaa la sheegay inay guriga ku qarsatay nin xaaran ka ah kadibna inta ay ku jireen guriga uu ugu soo galay ninkii qabat taasoo haweeneyda lagu magacaabo Bil-qeys ku noqotay Fadeexo islamarkaana waxa ay Go’aansatay inay dab is-qabadsiiso
Dib marka ay sameysay Marwo Bil-qeys ayaa waxa uu kadambeeyay kadib markii in mudda ah ay ka careysneed ninkeeda taasoo keentay in Bil-qeys ay ku dhaqaaqdo dhaqan aan sharaf u ahayn waxa ayna aaminsaneyd in Fadeexadaasi ay uga bixi karto inay is-gubto gabi ahaan Hayeeshe Bil-qeys waxa ay sababsatay gacanteeda waxaana jirkeeda wada gaaray Dabkii iyada oo halkaasi ku weysay nafteeda
Si kastaba ha ahaatee Dhacdadaasi ayaa ah mid aad ay uga carooden Ehelka Bil-qeys waxa ayna ku sheegen inay ahayd gabar aad u fudud kuna dhaqaaqday dhaqan aysan cidaasi caado u lahayn
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

When I first saw this title Haweeney is gubtay kadib markii ay la kulantay Fadeexo. | Warar Xaqiiqo ah on google I just whent and bookmark it. Hi there, I identified your web page by means of Google even as searching for a similar subject, your website got right here up, it looks good. I have bookmarked it in my google bookmarks.