HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Tuesday, February 12, 2013 - 14:22:05
Waxaa la aqristay: 2,139 Jeer.

Haweeney dhaqan u leh inay guursato Xeywaanada!!!

Waxaa Qoray:

animal_humanbg2

Haweeneydaani oo u dhalatay dalka Tunisia oo lagu magacaabo Hiba Bushra ayaa la sheegaya inay dhaqan u leedahay guursiga Xeywaanada la xanaaneysto

Hiba Bushra waxa ay nolosheeda inta badan ku soo qaadatay Dalka Mareykanka waxa ayna qaadatay dhaqanka Galbeedka

Sanadii 2012 Hiba waxa ay guursatay 3-Saddax Ey oo ay ka soo kala iibsatay France,Mareykan,Japan waxa ayna iminka haysataa Hal ey oo magaciisa lagu sheegay Bil-gedi ka soo ay Hiba ku sheegtay inuu yahay mid u wanaagsan nolosheeda islamarkaana ay isku fahmaan luqada ishaarta ama luqada Dhagoolada ay ku hadlaan taasoo ah mid leysaga baaqo gacmaha

Sida laga soo xigtay Wargeys ka soo baxa Dalka Tunisia ayaa sheegay in Hiba ay iminka joogto dalkaasi Tunisia iyada iyo ey-geeda

animal_humanbg6Si kastaba ha ahaatee Hiba ayaa noqoneysa Haweeney ka yaabsatay Muwaadiniinta Reer Tunisia kadib markii dalka ay dib ugu soo laabatay iyaga oo ay is-guursadeen Ey lagu magacaabo Bil-geydi.

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

11 Comments for “Haweeney dhaqan u leh inay guursato Xeywaanada!!!”

  1. gaadhhaye

    WALIBA WAXA NOO HADHAY MAR DAMEER AH

  2. buy clomid no prescription

    Enjoyed every bit of your article.Much thanks again.

  3. buy Cialis cheap

    Thanks a lot for the article post.Really thank you!

  4. When I first saw this title Haweeney dhaqan u leh inay guursato Xeywaanada!!! | Warar Xaqiiqo ah on google I just whent and bookmark it. Sample Page

  5. Yuu van pesea

    Lakin see u urenayan

  6. http://bestmedicineonline.info

    LpGZpB Thank you ever so for you article post.Much thanks again. Cool.

  7. unknown

    naagaa eey guursati wax lasheego miyaa mida kale noso shegabo diintee qabto xayawaan iyo dad inaay is guursan karaan

  8. jamahiirta

    fadlan dadka websedka mamula dhaqan xumada aad qoraysan nagada hadiiba ay jirto xitaa inaga islaam ayaan nahay ma ficna inaad waxas soo qortaan hadii kale aan mardanbe ku arko aniga iyo asxabtada waan joojinaynaa dadka waa ku dhiri galinaysa si loo jooji akhriskina

  9. Sadaq wadani

    Aar webkana maka xishodo benta waba mid lo furay benta

  10. oday somaliyed

    fadlan aqristayaasha sharafta lahoow ku ganaaxa webkaan inaan la aqrisan fadlan waa dhaqan xunyahay waxa uu fidinayaa waad aragtaan SUBXAANALAHAA

  11. kulan_yare

    Subxaanallah

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale