1: Wednesday, December 5, 2012 - 20:31:54
2: 879 Jeer.

Hasselbaink” waa in uu Torres is weydiiyaa hal su’aal”

Waxaa Qoray:


Xidigii hore ee kooxda Chelsea Jimmy Floyd Hasselbaink ayaa aminsan in flop-ka kooxda Chalsea Fernando Torres uu ubaahan yahy in nafsadiisa uu weydiiyo marka hore sida uu ku soo af jari laha abaarta gool la’aanta ee haysata.

Torres oo 28 jir ah ayaa dhaliyay hal gool 11 kulan waxaana ciyaaryahanka hos u dhac uu ku yamid qab ciyaaredkiisa tan iyo sandkii 2011 markii uu ka so tagay koxda Liverpool.

mar la waydiiyay in Torres, uu saran yahy cadaadis ka badan kooxda oo dhan Hasselbaink ayaa ku jawaab

“dabacan waxan u maleynaa haa waxaan uu u baahanyahy in nafsadiisa uu ka dhadhaciyo marka hore sidii uu taas uga baxi lahaa .

Torres ayaa u soo dhaqaaqay Stamford Bridge bishii January 2011 waxaana lagu soo qaatay aduun lacageed dhan £50m tasoo ka dhigtay ciyaaryahankii ugu qaalisanaa ee lagu kala iibsado Premier League.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale