1: Saturday, December 8, 2012 - 08:16:41
2: 842 Jeer.

Hadii ay weyso Guardiola waa kuma macalika xiga ee Chelsea ?

Waxaa Qoray:


Naadiga reer England ee Chelsea ayaa ku dhawaqday magacyada kale ee ay rabto in ay soo qaadato hadii ay waayaan macalinkii hore ee kooxda Barcelona Pep Guardiola.

Hogaamiyihii hore ee kooxda Bulgarana ayaa walaac ka muujiyay qaabka loola shaqeyn karo milkiilaha Chelsea Roman Abramovich ,waxaana uu cadaalad daro ku tilmaamay shaqo ka ceyrintii Roberto Di Matteo.

Chelsea ayaa hada ku dhawaqaday in macalinka kooxda Borussia Dortmund Jurgen Klopp uu yahay dooqeeda labaad hadii ay waayeen 41 jirka reer Spain ,waxaana macalinka Dortmund lagu qiimeyn doonaa wax qabadkiisa waqtigaan .

Roman-ka ayaa la dhacsan qaabka uu ushaqeryo macalinka Brussia waxaana uu sidoo kale liiska ku darsaday macalinkii hore ee Chelsea Jose Mourinho.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale