Waxaa la aqristay: 525 Jeer.
Hadaad dalxiis dooneyso soo daawo xeebta Liido!!
Waxaa Qoray: Jabriil Max'ud Nuur (Jabra)

Dalxiiska oo ah il dhaqaale aad u fara badan laga heli karo ayaa dunida badankeed waxa ay siisaa tixgelin aan la qiyaasi karin, maxaa yeelay dalxiisku waa mid safka hore kaga jira goobaha laga maasho lacagaha malaayiinta Dollar gaareysa ee lagu horumariyo nolosha bani’aadamka ku dhaqan dunidaan guudkeeda.
Wadamada caalamka si aad ah ayay ugu kala horeeyaan qeybaha uu ka kooban yahay dalxiiska, waxaana jira wadamo si aad ah looga dambeeyo dalxiiska iyo arrimihiisa, kuwaasi oo isugu jira wadamada ku horumaray dhinaca ugaadha duur joogta ah oo ay u soo dalxiis tagaan malaayiin dad ah iyo kuwo meel sare ka gaaray dhanka keymaha oo iyana si aan la qiyaasi karin ay u xiiseeyaan sidii mar uun ay u soo dhex istaagaan keymaha dunida caanka ka noqday, halka wadamo kalena macruuf ku yihiin buuraha daawashadooda la jecel yahay iyo durdurrada dabiiciga ah oo dalalka adduunka qaarkood si weyn looga yaqaano.
Soomaaliya oo xilligii bari-samaadka lahayd goobo kala duwan oo loo soo dalxiis tago sida Ugaadha naadirka ah ama dhif dhifka ku ah adduunka, keymaha cagaarka badan, buuraha la jecel yahay, xeebaha aan dabaashooda laga dhergeynin iyo cimilada hodonka ah ee aan adduunka badankiis laga wada helin ayaa waxaa u xilsaarnaa ilaalinta iyo horumarinta kheyraadkaas dabiiciga hay’ad ama Wasaarad u gaar ah, taasi oo dalka soo gelin jirtay kumanaan Dollar oo ka imaan jiray boqolaalkii dalxiisayaalka ahaa ee Soomaaliya sanad walba u soo dalxiis tegi jiray.
Inkastoo Soomaaliya uu dalxiisku u ahaa il dhaqaale fara badan ka soo geli jiray intuu doonaba ha la’ekaadee ayaa haatan nasiib darro waxaa burbur lixaad leh ku yimid goobihii dalxiiska ku wacnaa, waxaana xirmay meelihii loo dalxiis tegi jiray dagaalada sokeeye awgeed, ha yeeshee muddo sanado ah kaddib waxaa muuqaneysa inay Soomaaliya ka soo kabaneyso arrimahaasi, iyadoo ay jiraan goobo kooban oo xilligaan loo dalxiis tegi karo isla markaana lagu tamashleyn karo.
In ka badan oo ka mid ah bulsha weynta Soomaaliyeed haba ugu badnaadaane dadka dibadaha ka imaanaya waxa ay si aan la qiyaasi karin ugu dalxiis tagaan xeebaha dhaca labada cirif ee magaalada Muqdisho, kuwaasi oo kala ah: Xeebta Liido iyo tan Jaziira, kuwaasi oo haatan u muuqda inay bilow fiican u yihiin dib u soo nooleynta goobihii dalxiiska lagu yaqiinay oo ay Soomaaliya lahayd xilligii dagaalada sokeeye kahor.
Xeebta Liido oo ah goob ay daawashadeeda iyo ku raaxeysigeeduba ay aad u wada jecel yihiin da’ kasta oo Soomaaliyeed ayaa hal sano iyo dhowr bilood kahor waxa ay ahayd meel aan la tegi karin, maxaa yeelay waxaa gacanta ku hayay maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab, kuwaa oo xeebta Liido ka dhigay goob dagaal, kaddib kolkii ay agagaaraha xeebtaasi ka sameysteen dhufeysyo ay ku gambadaan.
Waa Alle mahadii in maanta sidii la doono loogu tamashleyn karo xeebta Liido, waxaana wax lagu farxo ah sida ay maalin walba gaar ahaan maalinta Jimcaha ah ee ugu dabaal tagaan xeebtaasi boqolaal iyo boqolaal ka mid ah shacbiga Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda, waxaana ishaada soo jiidanaya sida ay xeebtaasi mashquulka u tahay maalinta Jimcaha ah, iyadoo aan la isu kala saarsaareyn kani waa fulaan, kaasi waa qansax, kanina waa gob iwm, taasi oo muujineysa in LIIDO la wada leeyahay mar haddii loo wada siman yahay.
Marka ay kuu suuragasho inaad booqato xeebtaasi waxaa ku soo jiidanaya baararka ka furan iyo kuwa hadda laga hirgelinayo halkaasi iyo dadka loo qaateenka ah ee u soo nasashada taga xeebtaasi iyo baararkeeda, waxaana hal xiraale kugu noqonaya sida ay isu dhex gelayaan isla markaana ay u wada sheekeysanayaan dadka ku kulmaya goobahaasi, kuwaasi oo isugu jira dad bannaanka dalka ka yimid iyo kuwo horay ugu sugnaa G/Banaadir, waxaana hubanti ah qof walba oo gaara xeebtaasi Liido inuu kala kulmayo jawi degan oo leh farxad iyo tamashle uu raalli ka noqon karo.
Waa u qalantaa in degaanka xeebta Liido lagu ammaano isbedelka loo riyaaqo ee ay durbaba la timid, ha yeeshee waxa ay u baahan tahay ku sii darid iyo sidii looga ilaalin lahaa wax walba oo wax u dhimi kara ishaasi birqeysa, waxaana wanaagsan in la isu kaashado sidii horumarin dhinac kasta ah loogu sameyn lahaa goobtaasi oo xilligaan u eg inay tahay meel lagaga bogsan karo dhibaatooyinkii dalkaan soo maray, isla markaana ah goob ay Soomaaliya kula tartami karto meelaha dunida ugu fiican ee sida aadka ah loo jecel yahay.
Wax walba oo wacan waxay leeyihiin iin ama cillad, sidaasi daraadeed haddii ay Liido noqon lahayd Luulkii Soomaaliya waxaa dhaliil ugu filan gabdhaha aan asturneyn ee xeebtaasi loo dabaal geeyo iyo baararka kooban ee ku yaala xeebtaasi iyo tan Jaziira oo la sheego inay u xiran yihiin dadka wax heysta oo kaliya iyo Soomaalida dibadaha ka timid, maxaa yeelay qiimahooda oo saa’id ah dartiis.
U ooyimeyno dhismayaashii faraha badnaa iyo kuwii quruxda badnaa ee beri ku yiilay xeebta Liido, kuwaasi oo quruxdoodu ay dhexda uga jirtay fisqi iyo fasahaad, waxaase maanta loo baahan yahay iyadoo la ilaalinayo diinteena macaan iyo dhaqankeeda suuban in dadaalka ka socda xeebta Liido iyo kan Jasiira la sii horumariyo si intii la kari karo aan u soo ceshano dalxiiska ay Soomaaliya caanka ku ahayd, waxaana dadkeena la gudboon inay maal gashadaan goobahaasi si ay uga macaashaan faa’iido ka badan intii ay geliyeen.
Iyadoo muwaadin ahaan aan la dhacsanahay isbedelada nabadeed iyo horumarka lixaadka leh ee ka socda caasimada dalkeena ee magaalada Muqdisho gaar ahaan iftiinka ka baxaya xeebaha xarunteena Muqdisho ayaa waxaan dhihi lahaa Soomaalaay dadaalka bilowday iyo garashada muuqata horay u sii wada ilaa aan kaalinteenii dhinaca dalxiiska iyo dhan walbaba aan dib uga soo ceshaneyno, iyadoo aan guntii iyo gabagabadii qoraalkeygaan aan ku leeyahay “Anigu waan u bogee ruuxii dalxiis iyo tamashle doonayow soo daawo dalkeenaan la heli karin iyo xeebta Liido”.
Waxaa Qoray:-
Jabriil Maxamuud Nuur (Jabra)
E-mail: jabriil37@hotmail.com
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨




I similar to the precious information you deliver inside your reports.I’ll bookmark your web log and verify again the following recurrently.I am really definitely sure I will discover considerably of recent things correct the following! Very good luck for the upcoming!
I am only commenting to make you understand what a excellent experience our princess went through checking your webblog. She came to find too many issues, which include what it is like to have an incredible helping style to get many more completely gain knowledge of a variety of tortuous topics. You actually exceeded visitors’ expected results. Thanks for presenting those good, safe, revealing and even cool tips about the topic to Emily.
I like the valuable data you present in your own content.I will bookmark your website and investigate once again listed here routinely.I am extremely certainly I’ll study loads of recent stuff most suitable right here! Great luck for that following!
I was able to find good information from your articles.
I much like the treasured information you deliver with your content.I will bookmark your site and check once more the following continually.I am extremely positive I will understand an awful lot of latest things ideal here! High-quality luck for your up coming!
I like the important details you furnish in your own articles.I’ll bookmark your web log and check out once again here commonly.I am particularly certainly I’ll realize a lot of recent things right listed here! Good luck for that up coming!
I such as the valuable data you provide as part of your articles.I will bookmark your blog website and verify again here frequently.I’m extremely certain I will discover considerably of recent things suitable below! Very good luck to the subsequent!
This site really has all of the information I wanted about this subject and didn’t know who to ask.
Some really quality content on this internet site , saved to fav.
Pretty! This was an extremely wonderful post. Thank you for supplying this info.
Elegant Strapless prom Dress
Probably i have to disagree with you, if you search in google, you can find info completely different what you said, so who should i believe ?
Good – I should definitely pronounce, impressed with your site. I had no trouble navigating through all the tabs as well as related info ended up being truly simple to do to access. I recently found what I hoped for before you know it at all. Reasonably unusual. Is likely to appreciate it for those who add forums or anything, website theme . a tones way for your client to communicate. Nice task.
I’ll gear this review to 2 types of people: current Zune owners who are considering an upgrade, and people trying to decide between a Zune and an iPod. (There are other players worth considering out there, like the Sony Walkman X, but I hope this gives you enough info to make an informed decision of the Zune vs players other than the iPod line as well.)
Apple now has Rhapsody as an app, which is a great start, but it is currently hampered by the inability to store locally on your iPod, and has a dismal 64kbps bit rate. If this changes, then it will somewhat negate this advantage for the Zune, but the 10 songs per month will still be a big plus in Zune Pass’ favor.
Nice post. I learn something new and challenging on websites I stumbleupon everyday. It will always be useful to read through content from other authors and use something from other websites.
The Zune concentrates on being a Portable Media Player. Not a web browser. Not a game machine. Maybe in the future it’ll do even better in those areas, but for now it’s a fantastic way to organize and listen to your music and videos, and is without peer in that regard. The iPod’s strengths are its web browsing and apps. If those sound more compelling, perhaps it is your best choice.
Good day very nice site!! Guy .. Excellent .. Wonderful .. I’ll bookmark your website and take the feeds also…I’m happy to find a lot of useful information right here in the post, we’d like work out more strategies on this regard, thank you for sharing.
I exactly wanted to appreciate you all more than once again. I’m not particular the things that I would’ve followed with out those facts shared by you on that theme. It had been an absolute frightful crisis in my circumstances, but discovering a new skilled tactic you managed that forced me to cry with joy. I’m just thankful for this support after which think you understand what an wonderful job you are always performing instruction several others all by your web page. I realize that you haven’t got to know any of us.
I needed to thank you for this fantastic read!! I absolutely enjoyed every bit of it. I’ve got you book-marked to look at new stuff you post…
This is getting a bit more subjective, but I much prefer the Zune Marketplace. The interface is colorful, has more flair, and some cool features like ‘Mixview’ that let you quickly see related albums, songs, or other users related to what you’re listening to. Clicking on one of those will center on that item, and another set of “neighbors” will come into view, allowing you to navigate around exploring by similar artists, songs, or users. Speaking of users, the Zune “Social” is also great fun, letting you find others with shared tastes and becoming friends with them. You then can listen to a playlist created based on an amalgamation of what all your friends are listening to, which is also enjoyable. Those concerned with privacy will be relieved to know you can prevent the public from seeing your personal listening habits if you so choose.
ageless male
ageless male
Hi, I do believe this is a great site. I stumbledupon it
I am going to return yet again since i have book-marked it. Money and freedom is the best way to change, may you be rich and continue to guide others.
ageless male
ageless male
Just want to say your article is as surprising. The clearness in your post is simply nice and i could assume you are an expert on this subject. Fine with your permission allow me to grab your feed to keep updated with forthcoming post. Thanks a million and please continue the enjoyable work.
allergic reaction: hives; difficulty breathing; swelling of one’s encounter, lips, tongue, or throat. Buy Zolpidem on-line.
I similar to the priceless facts you offer inside of your articles.I’ll bookmark your blog and check out once again the following regularly.I am pretty totally sure I will learn considerably of recent stuff correct the following! Fine luck for your upcoming!
I much like the helpful details you provide you with within your reports.I will bookmark your website and examine all over again the following commonly.I’m really certain I’ll find out a great deal of latest things proper the following! Fantastic luck for that subsequent!
I similar to the helpful facts you give in the content articles.I will bookmark your blog page and examine again right here on a regular basis.I’m rather positive I will master an awful lot of recent stuff suitable below! Superior luck for that up coming!
I believe other web-site proprietors should take this website as an model, really clean and amazing user friendly style and design, let alone the content material. You’re an expert within this subject!
I needed to thank you for this wonderful read!! I absolutely enjoyed every little bit of it. I have got you bookmarked to check out new things you post…
There is fluoride (Hitler camp chemical) in the tap water and genetically-modified frankenstien foods on the “innocent” supermarket shelves
The precise aspects in many cases are geared toward an individual’s seashore possibility, There is a quantity of coast shack that features a large slate particles inside of the.
[url=http://hollisteroutletuk.webstarts.com/]hollister uk[/url]
hollister uk
Climb the peak and look out over the richest farmland and the richest marine area in the world.
[url=http://hollistersaleoutletuk.webstarts.com/]hollister[/url]
hollister
Chris has recently gone through some significant life changes which, at the moment, he is considering as the basis for a forthcoming novel and as food for thought on his blog.
[url=http://www.hollisterpreferential.com/]hollister outlet uk[/url]
hollister outlet uk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk xeebteeeeeee, xeeb reer guriceel iyo reer cadaado, jilbaabiib, ku dabaalanayaan, ama ak47 iyo kaarayaal agyaalaan, waxaas u dalxiis tegimaayo koleey, new york, gran canaria, Florida, havana, , sardensardinien , ayaa loo dalxiis tegeya maahne meel maryooleey lafihi malayga ku jajabsaneyso, yaa raba . kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk akakakkakakak nadaamkii liido lagu yaqii hadeeytahay haa, waan tegeyaa waan ku dabaalanayaa .,laakin sidaan soo sheegay hadeey tahay, allheey ka, alla
maya maya lagama yaabo in soomaaliya dalxiis loo aado gaar ahaan caasimadda mudisho ileen weli waxaa jooga Yeey diirato oo habargidir ah kii dhurwaaga ahaa murasade oo jago uun cabaadayo iyo xoolihihii abgaal ahaa oo dhamaantood aanba jeclayn in la helo kala dambeeyn
I like this site. This is a masterpiece as in good and also very healing!Happy I recently uncovered your Page by conducting a search on Msn.
Malaay saas ha u hadline sxb waxaad tiraahdaa allaw horumarka ka socda dalkeena u siyaadi ee wixii horay ha ugu sii jeesteenin sxb “allow dalkeyga fahansii muwadinimada waxay tahay,walaltinimada,isjeclaanimo,isku gargaarnimo,iswalaalsi,iskaashinimo,islawadashaqayn iyo daacadnimo oo aan dhagar iyo qayaanonima aanan ku jirin allaw iga aqbal ameen ameen ameen”
malaga yaabaa i ay xeebta liido ku soo noqoto sidey ahaan jirtay 22 sano ka hor?
asc sxbayaal maxaa xeebta liido wax cusub miyaa lagu soo kor dhiyay,xeebta liido waxay aheyd meel 200 sano laga guuray meel u eg.!!