Waxaa la aqristay: 1,107 Jeer.
Goormee Messi ciyaari doona?
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"

War dhawaan soo baxaya ayaa sheegaya in Lionle Messi xiddiga dhaawaca uu ka soo gaaray jilibka habeenkii xalay ahaa lagu wado inuu safto kulanka ugu soo horeeya ee Barcelona Axada la yeelaneyso kooxda Real Betis ciyaar ka tirsan La Ligaha dalka Spain.
Lio Messi ayaa bogga uu ku leeyahay barta Bulshadu ku kulanto ee Facebook-ga waxa uu niyada ugu dejiyay taageerayaashiisa, waxaana uu ku soo qoray “Waan fiicanahay, waana ku mahadsan tihiin sida aad ii taageerteen, waxaana safanayaa kulanka soo socda ee Betes, aan aragno kaddib waxa dhaca”.
Inkastoo ay weli socdaan tijaabooyinka caafimaad ee lagu wado Messi misane Inside Spanish Football waxay sheegeysaa in laga yaabo inuu soo laabto kulanka soo socda ay Barcelona la yeelaneyso kooxda Real Betis.
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
Guaranteed matter. Thanks for letting us know you were not in a position to look at the menu on line.
wow, awesome report publish.Definitely thank you! Awesome.
Ma fiicno in misse ow soo kaco sababto oo ah waa in ow ka faaideystaa ronaldo
ka naxoow nafta waa wuu soo laabtay messi wuuna siii waday goolashiisii reer real ha idinku taagnaato habarka soo badiyawax kale ma haysaane viva barc messii
war hada lasoo dhigey leo messi weji book waxey leeyihiin 6bilood ayuu ciyaaraha kamaqnaan doonaa ciyaaryahan messi kadib markii dhaawac kaso gaarey jilibka, kadib markey isku dhaceen isaga iyo goolhayaha kooxda benfica kulan katirsanaa eufa champions league
anuu waxan jeclaa inuu sanad maqnaado
yees back to kong messi