1: Thursday, January 3, 2013 - 16:36:41
2: 144 Jeer.

Gool hayihii hore ee xulka Uruguay oo geeriyooday isagoo..

Waxaa Qoray:

Ladislao-
Gool hayihii hore ee xulka Uruguay Ladislao Mazurkiewicz ayaa geeriyooday isagoo jira 67sano.

War baxin la soo dhigay Twitter-ka ayaa lagu xaqiijiyay geerida laacibkii hore ee kooxda Penarol.

Mazurkiewicz aya lagu xasuuan doono mid ka mid ah gool-hayayasha ugu wanagsan caalamka ,waxana uu ka mida ahaa ciyaaryahanadii hogaminayay xullka Uruguay sanadkii 1970-kii koobkii aduunka ee lagu qabtay dalka Mexico xiligaaas oo ay gaaray Semi Final.

Sidoo kal waxaa uu kula guulesatay kooxda Celeste koobabka South American Libertadores Cup iyo Intercontinental Cup sanadkii 1966, sido kala waxa uu kula guulesatay horyalka Brazil kooxda Atletico Mineiro sanadkii 1970.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed
















Log in | Designed by Jimcale