Waxaa la aqristay: 471 Jeer.
Gerrard oo mar kale ku casuumay Xabi Alonso inuu ku soo labto Liverpool
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"
Liverpool kabtankeeda waayo arag ah Steven Gerrard ayaa sheegay in uu waayay uuna uxiisay la ciyaaristii laacibka kooxda Real Madrid Xabi Alonso.
Xabi ayaa dhaawan lala xiriirinayay inuu ka soo tago kooxda Real uuna dib ugu soo noqdo garoonka Anfield ee magaalada Liverpool.
“waxa uu ahaa ciyaaryahankii ugu wanagsnaa ee qadka dhaxo ka ciyaaro oo an garoon isla galno waana waaayay la ciyaaristiis Xabi. Ayuu kabtanka kooxda Liverpool Steven Gerrard usheegay The People.
Dhinaca kale kabatanka ayaa ku adkeestay in kooxdiisa ay safka hore ka soo gali karta horyaalka si ay sanadka soo socda ugu soo qeeyb gasho taranka Champion legue.
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨