Waxaa la aqristay: 707 Jeer.
Garsoorihii dhex dhexaadinayay kulankii Itlay iyo South Korea koobkii aduunka ee 2002 oo xabsi laga sii daayay
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farah

Waxaa xabsi ku yaala wadanka mareykanka laga soo daayay garsoorihii dhex dhexaadinayay ciyaartii Talyaaniga iyo South Korea koobkii aduunka ee 2002.
Garsoore Byron Moreno ayaa lagu xiray John F Kennedy International Airport oo ku yaala magaalada New York bishii September 2010 –kii markaas oo lagu helay in uu jirkiisa ku soo qariyay daroogo.
Kadib labo sano oo uu xabsi ku jiray garsoorahan udhashay Ecuador ayaa dib uhelay xoriyadiisa sida ay soo warisay wakaalada wararka Talyaaniga ee ANSA .
Garsoorahan oo 43 jir ah ayaa usheegay dadka wararka fidiya markii la soo daayay in si wanaagsan loola dhaqmay intii uu xirnaa.
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨