1: Thursday, December 6, 2012 - 20:44:28
2: 485 Jeer.

Garoonka Old Trafford oo la balaarinaayo

Waxaa Qoray:


Kooxda Manchester United ayaa wada qorshe ay ku kor dhineysa garoonkeeda Old Trafford waxaana la gaarsiin doonaa fadhiga garoonka 90,000 sida ay qortay jariirada Daily Mail.

Hogaamiyaasha Premier League ayaa garoonkoodu waxa uu qaadaa hada 75,700 oo taageerayaal ah , waxaana milkilayaasha kooxda uu lee yahay Glazer ay rabaan in lagu daro 15,000 oo kuraas ah si ay uu ukordho dhaqaalaha laga helo garoonka.

Inkastoo Champions League wareegiisa 16 –ka ay usoo gudbeen,hadana tababare Sir Alex Ferguson ayaa aminsan in ay kooxdiisa u bahantahay taageeryaal cusub .

Goal.com ayaa ogaatay in kooxda ay kula xiiirtay taageeryaasheeda email si ay ukor dhiso tikidhadda ciyaarta.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed
















Log in | Designed by Jimcale