1: Thursday, December 13, 2012 - 08:11:37
2: 228 Jeer.

Gabar uu dhalay Di Stéfano oo geeriyootay

Waxaa Qoray:


Sida ay ku soo warameyso jariirada Marca Nanette Norma Di Stéfano, oo ah gabar uu dhalay laacib sharafeedkii hore ee kooxda Real Madrid Alfredo Di Stéfano
ayaa geeriyooday iyadoo jirta 60, sano .

GababadhA Alfredo Di Stéfano ayaa la dhigay meedkeeda halka lagu magacabo Tres Cantos, oo ku taalo Madrid xalay saqdii dhaxe war bahinta caasimada ayaana sakay shacisay in gabadhaan uu xanuun ku soo booday .

Wali lama shaacin wax yaabaha ay udhimatay laakin waxaa lagu sameyn doona baaris ayuu leeyahay wariye ujooga bartamaha magaalada Madrid.

Di Stéfano ayaa ah mid kamid aha laacibiintii ugu wanagsna ee soo mara kubbada cagta waa ninkii labaad ee la siiyo abaal marinta xidiga yurub.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale