HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Wednesday, January 2, 2013 - 14:45:44
Waxaa la aqristay: 1,717 Jeer.

Gabar la dhalatay Michael Jackson oo Muslimtey laguna aroosayo magaalada Doha ee Qadar

Waxaa Qoray:

jecson
Fanaanada caanka ah Janet Jackson oo ay walaalo ahaayeen fanaankii geeriyoodey ee Michael Jackson ayaa lagu wadaa in Gu’ga soo socda ee sanadkan 2013 ay kula aqal gasho magaalada Doha ee wadanka Qadar ganacsade Wissam Al Mana oo ah nin billionaire ah oo Qadar u dhashay kaasi oo ay baacsanaysay mudo laba sano ah.

Sida uu qorey wargeyska Us Weekly ee ka soo baxa wadanka Mareykanka waxaa lagu wadaa in xaflada arooska ay ka soo qayb galaan ehelada iyo saaxiibada Janet Jackson iyadoo Wissam oo 37 sano jir ah kana yar 9 sano haweenayda uu guursanayo uu ku daabuli doono dadka ka socda Janet ee arooska ka qayb galaya diyaarad khaas ah oo ka qaadi doonta wadanka Mareykanka gaynna doonta magaalada Doha ee dalka Qadar.

Guurka Janet Jackson & Wissam Al Mana ayaa ku soo aadayaa iyadoo ay jiraan warar sheegaya in Fanaanada ay Janet Jackson, sida uu qorey wargeyska Us weekly, waxaa kale oo arintan xaqiijiyey qoraaga weyn ee caanka ah ee dalka Turkiga u dhashay ee lagu magacaabo Adnan Oktar oo sidoo kale loo yaqaan Harun Yahya, isagoo sheegay in Janet Jackson ay Muslimtey iyada iyo waliba Michael Jackson -kii geeriyoodey.

Bishii November ee sanadkii 2008-dii wargeyska Daily Telegraph ee ka soo baxa magaalada London wuxuu qoray in Michael Jackson uu muslimay, iyadoo xaflad gaar ah oo ay ka soo qayb galeen saaxibadiis uu ku qaatey diinta Islaamka, iyadoo arintaasi uu qayb weyn ka qaatey walaalkiis oo lagu magacaabo Jermaine balse markii uu Islaamay la baxay magaca Mohammad Abdul Aziz kaasi oo sheegay in mar uu booqdey wadanka Sacuudiga si uu u soo guto waajibaadka Xajka in uu u keenay walaalkiis kutub lagu turjumay luuqada Ingiriiska oo ka hadlaya wanaaga iyo qiimaha diinta Islaamka, iyadoo la sheegay in Michael Jackson uu aad uga helay kutubtaasi.

Waxaa jira warar sheegaya in Michael Jackson dilkiisa ay ku lug laheyd qaadasha diinta Islaamka, iyadoo laga cabsadey in saameyntiisa xoogan ee uu ku leeyahay dunida gaar ahaan malaayiinta taageerayaashiisa ahaa ay iyaguna ku biiraan diinta Islaamka, taasi oo tuhunku ka dhashay markii la cadeeyey in dhakhtarkiisii gaarka ahaa uu ku lug yeeshay dilkiisa isagoo haatan maxkamad uga socoto wadanka Mareykanka.

Janet & Wissam waxay isku guursan doonaan xaflad ku saleysan dhaqanka Muslimiinta , sida uu xaqiijiyey qof ku dhaw caruuska iyo caruusada.

Xaflada arooskan waxaa ku bixi doonta 20 milyan oo doolar, iyadoo 3 milyan oo kaliya ay ku bixi doonto duulimaadka 500 qof oo ah marti sharafta arooska ka qay galaysa oo dunida dacaladeeda ka kala imaanaya.

Caruus Wissam waxaa la xaqiijiyey in qof kasta oo arooska ka soo qayb galaya uu hadiyad iyo mahad celinta ka soo qayb galka arooska uu u siin doono saacad nooca Rolex ah oo qiimaheedu joogo 150 kun oo doolar.

Janet oo 46 sano jir ah waxay baacsanaysay Wissam Al Mana mudo laba sano ka badan, hase yeeshee waxaa la aaminsan yahay in ujeedada uu uga biyo diidsanaa in uu guursado ay ugu weynyd isagoo ku xiray shuruuda ah inay Islaam noqoto, arintaasi oo haatan la sheegayo inay dhabowday.

Wissam Al Mana waa maalqabeen ganacsi kala duwan oo ay ka mid yihiin dukaamada waa weyn & warbaahinta iska leh, waana agaasime guud ka yahay shirkada Al Mana Retail oo ah shirkad wakiil uga ah wadanka Qadar dukaamnka caank aah ee Armani Exchange, sidoo kale wuxuu saami ku leeyahay dukaamada waa weyne e caanka ah ee Saks Fifth Avenue ee dalka Mareykanka xaruntoodu tahay, hase yeeshee dunida daafaheeda ku leh xarumo.

Janet Jackson qudheedu waa millionaire waxaana hantideeda lagu qiyaasay 150 milyan oo doolar, waxaana guurkan uu noqonayaa kii sadexaad iyadoo laba guur hore oo ay soo martey ay guuldaro ku dhamaadeen.

Sanadkii 1985 waxay is guursadeen fanaan James DeBarge oo ay dhalinyarinimadii saaxiibo isku dhintaa ay ahaayeen, laakiin lix sano ka dib waxay si qarsoodi ah u guursatey René Elizondo oo ahaa Laxan sameeye iyo soo saare heesaha, inkastoo ay isfureen sanadkii 2000-kii.

Janet waxay kaloo xiriir saaxiibtimo mudo todobo sano ah la laheyd Jermaine Dupri oo ahaa Soo saare Mustic-ga, waxayna had iyo goor gees isaga riixdaa inay shukaansato ragga ka da’da yar iyadoo arimahaasi ka hadlaysa waxya tiri: “ Hooyadeen waxay had iyo goor inagu soo korin jirtey, dhamaanteen waxay inoo sheegi jirtey oo kaliya in aan rumaysano in da’du tahay lambar oo kaliya, waxaan idiin sheegaynaa da’deena, waayo waa halka aad u qaadaan maskax ahaan, iyo sida aad u aragto naftaada wax macno ahna ma leh”.

Waxaa Qoray
Mowliid Xaaji Cabdi

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

39 Comments for “Gabar la dhalatay Michael Jackson oo Muslimtey laguna aroosayo magaalada Doha ee Qadar”

  1. louis vuitton handbags

    Wow! Thank you! I always needed to write on my website something like that. Can I include a portion of your post to my site?
    louis vuitton handbags http://higts.overblog.com/

  2. Thinking around changing hosting for ones website, and due to this fact I possess a question: at what hosting is definitely put your blog post? Because with what Document noticed really is stable! Could you will give people some leads about it? Thanks upfront!

  3. Here’s to the friends and family of Vittorio Missoni, feared dead after a suspected plane crash. Let’s hope all are well and will be found, not just for their sake but for Venezuela’s economy too.

  4. I really like your blog.. very nice colors & theme. Did you make this website yourself or did you hire someone to do it for you? Plz answer back as I’m looking to design my own blog and would like to find out where u got this from. thanks a lot

  5. Thanks , I’ve recently been searching for info about this topic for a while and yours is the greatest I’ve discovered so far. However, what about the conclusion? Are you certain about the source?

  6. I am impressed by the quality of information on this website. There are a lot of good resources here. I am sure I will visit this place again soon.

  7. This design is spectacular! You certainly know how to keep a reader amused. Between your wit and your videos, I was almost moved to start my own blog (well, almost…HaHa!) Fantastic job. I really loved what you had to say, and more than that, how you presented it. Too cool!

  8. Hello, i read your blog from time to time and i own a similar one and i was just curious if you get a lot of spam feedback? If so how do you reduce it, any plugin or anything you can suggest? I get so much lately it’s driving me insane so any assistance is very much appreciated.

  9. If you do not perhaps have the debt collectors, and they qualify for the lender. Although you may consider the following equity scams, and learn how you can in fact afford the payment period. Your local SBA office will provide you with a reasonable credit history, the guarantor are derelict in their income against expenditure.

  10. Hey there are using WordPress for your site platform? I’m new to the blog world but I’m trying to get started and set up my own. Do you require any coding knowledge to make your own blog? Any help would be greatly appreciated!

  11. I’m really loving the theme/design of your web site. Do you ever run into any browser compatibility problems? A couple of my blog visitors have complained about my website not operating correctly in Explorer but looks great in Firefox. Do you have any solutions to help fix this problem?

  12. Thanks for your personal marvelous posting! I definitely enjoyed reading it, you are a great author.I will be sure to bookmark your blog and may come back later in life. I want to encourage continue your great posts, have a nice evening!

  13. Can any one tell me that is there any on the net classes for Search engine optimisation, because I would like to learn more concerning Search engine optimisation.

  14. Excellent post however , I was wondering if you could write a litte more on this subject? I’d be very thankful if you could elaborate a little bit further. Thank you!

  15. Greetings! Very useful advice within this article! It is the little changes that will make the most important changes. Thanks for sharing!

  16. Is enormous in China’s congested urban areas, giving the typical Chinese worker access to 3 years. It is always up to a neighborhood convenience store.

  17. Do you mind if I quote a few of your posts as long as I provide credit and sources back to your weblog? My blog site is in the very same niche as yours and my visitors would truly benefit from some of the information you present here. Please let me know if this alright with you. Cheers!

  18. Hi would you mind sharing which blog platform you’re working with? I’m planning to start my own blog in the near future but I’m having a tough time selecting between BlogEngine/Wordpress/B2evolution and Drupal. The reason I ask is because your layout seems different then most blogs and I’m looking for something completely unique. P.S Sorry for being off-topic but I had to ask!

  19. I carry on listening to the news update lecture about receiving free online grant applications so I have been looking around for the top site to get one. Could you tell me please, where could i acquire some?

  20. Hello! I could have sworn I’ve been to this website before but after reading through some of the post I realized it’s new to me. Anyways, I’m definitely glad I found it and I’ll be bookmarking and checking back often!

  21. Hmm it appears like your site ate my first comment (it was super long) so I guess I’ll just sum it up what I submitted and say, I’m thoroughly enjoying your blog. I too am an aspiring blog blogger but I’m still new to the whole thing. Do you have any tips and hints for newbie blog writers? I’d really appreciate it.

  22. Woah! I’m really enjoying the template/theme of this site. It’s simple, yet effective. A lot of times it’s very difficult to get that “perfect balance” between user friendliness and visual appeal. I must say you’ve done a amazing job with this. In addition, the blog loads very quick for me on Opera. Excellent Blog!

  23. This is really interesting, You’re a very skilled blogger. I have joined your rss feed and look forward to seeking more of your great post. Also, I have shared your site in my social networks!

  24. I was suggested this web site by my cousin. I am not sure whether this post is written by him as no one else know such detailed about my problem. You are incredible! Thanks!

  25. Sweet blog! I found it while browsing on Yahoo News. Do you have any suggestions on how to get listed in Yahoo News? I’ve been trying for a while but I never seem to get there! Thank you

  26. Howdy are using WordPress for your blog platform? I’m new to the blog world but I’m trying to get started and set up my own. Do you need any html coding expertise to make your own blog? Any help would be greatly appreciated!

  27. sacs longchamps

    I learn everybody will probably hate about them, but I don’t think they search so undesirable. Plus, at the bare minimum the ear canal pads are oval shape without the infuriating uncomfortable ring shape you get on numerous over-ear earphones.
    sacs longchamps http://www.sacslongchamp2012.info

  28. Best do the job you have got completed, this website is basically neat with fantastic information and facts. Time is God’s method of preserving all the things from taking place at once.

  29. Hi there! Someone in my Facebook group shared this site with us so I came to check it out. I’m definitely loving the information. I’m book-marking and will be tweeting this to my followers! Wonderful blog and superb design.

  30. I agree completely with what you wrote. Great Stuff. Keep it going..

  31. How about Indian Motorcycles?

  32. Najib

    Waxan waa sawir hore waa marki shukansiga bilawanayey waye marka sifaan u fahan muna cadey

  33. bashiir

    waa alx hadii ayguur satay nin islaama iyaduna qaadatay islaanimada,qof walba oo muslim ah waxaan kula talinayaa inuu isku dayo ugu yaraan inuu islaamiyo hal qof sida ninkan

  34. Mc jabaan

    Muno masha allah walal wad sax san thy lkn tani wexe tusaale u tahay dadka kuso xiga jante o hada islaantay si ey ugu daysadan ayagane coz meshas waxa ka cad in diintena madaxeda an wax walbo u samen karno xita qof ana no qalmin guursan karo allaha dartiis kaliya , si galada kale ey ugu quus qaatan wcs

  35. Maxamed shiine

    Koley qofka waxa niyadisa kujiro waxa waxa kawarhayo allahi aburtay balse anaga waxan xugmineyna afkeda hada arinta ay kudhawaqday wa arin farxad leh wana kuso dhaweynayaa munoy adiga ogow qofka niyadisa waxa hayo in u yahay allah e sida ha dhihin wixi fah fahin intaa dher nalaga soxirir ciwanka ah: mishiine2011@hotmail.com

  36. muna

    lacagtaas aad ku daad gureeyneyso, dad dhergen oo aad diyaarado ku daabuleeyso, niyahoow maa qaxootiga mulimiinta oo aduunkoodhan daadsan siisid,!
    ilaahow hadaa maal nasiiso, hanagu fasahaadin, ee mid wax tara nasii umadana uga nacfino!

  37. muna

    kana, waa carab fasahaaday wax kale uu yahay maleh,

  38. muna

    naaag iayadana artifishala, oo iyadana caag kasameeysan, muxuu ka. aroosayaya,
    naagtaan iayadadadhan waxay ku nooshahay daawo, dawo hadeeysan isticmaaleeyn sdiii geed dhinaty ayeey u dhamaaneysaa! naasha caag ayeey ku guratay , bushumaha caag ayeey ku guratay, badhida caag ayeey ku guratay, meelkasta, wax beey isku cel_celisay. naagba maahan , muxuu ka, aroosayaya . teedakale 1000 jeer muslin ha, noqoto, ashaxa iyo edebta islaamka lag yaqiin, ma, sameeynkarto , fiiri hada sawirkaan laabeedoo dhan waa muuqataa, hadeey qof islaama tahay, meey naga asturo naasahaan caaga, awalba waxba lagama dheeefeeyn anaso caaga fiiriskoodee! gabdhahoodii quruxda badnaa , matanuu ka, dooratay, cajaaib!

  39. ahmed qeys

    -kkkkkkkkkkkk wwwww mashaaalh islamka wan kugu so dhawenena lkn islanimada sax haka ahato

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale