HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Saturday, January 12, 2013 - 20:22:45
Waxaa la aqristay: 840 Jeer.

Ferguson waxaa aheyd qamaar tilaabadii ay Liverpool kusoo iibsatay Daniel Sturridge

Waxaa Qoray:

steridge

Tababaraha kooxda Mancheter United Sir Alex Ferguson ayaa aaminsan in kooxdda Liverpool ay ku deg degtay saxiixa Daniel Sturridge,kaas oo bilawgii bishan ku soo biiray kooxda Reds.

Tababare Fergie aya ku tilmaamay dhacdo qamaar ah go,aankii uu Brendan Rodgers ku gaaray in uu ku soo qaato nin keyd ka ahaa kooxdiisa ,walibana uu yaqaano heerkiisa ciyaareed.

“Mararka qaar waxaa jira wax yaabo aad ujeedo in ay qaldan yihiin oo hadana sax loo ekeysiinaayo ani ahaan Daniel Sturridge lama soo saxiixdeen xitaa hami igama galin waligey ayuu Fergie usheegay The People .

“Waxaan ku tilmaami karaa go,aan qamaar ah in £12million uu Daniel Sturridge uu ku yimaado Anfield isagoo boos ka waayay kooxdiisa ayuu hadalkiisa ku daray Ferguson.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale