HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Saturday, January 12, 2013 - 09:14:08
Waxaa la aqristay: 500 Jeer.

Ferguson oo garsoore Webb ugu baaqay in uu il gooni ah ku eego Suarez

Waxaa Qoray:

suarez le-2235639-15D9040E000005DC-327_634x453
Macalinka kooxda Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa ugu baaqay garsoore Howard Webb in uu il gooni ah ku eego is tuur tuurka weeraryahanka kooxda Liverpool Luis Suarez kulanka bari ee derbiga waqooyiga England.

Fergie ayaa usheegay Daily Mail in laga yaabo in natiijada ciyaarta uu go,aamiyo garsooraha oo uu qalad ka dhaco madama uu Suarez xariif ku yahay sida garsoorayasha loo qalday.

“Waa in uu Webb eega waliba si taxdar leh is tuur tuurka iyo qaladaadka Suarez hadii kale natiijada ayaa si fudud hal dhinac ku aadi doonta ayuu yiri macalinka Manchester United .

Labada koox ee Manchester United iyo Liverpool ayaa bari kulan adag kuleh garoonka Old Trafford.

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

4 Comments for “Ferguson oo garsoore Webb ugu baaqay in uu il gooni ah ku eego Suarez”

  1. abukar

    ASC BAHDA SOOMAALIDAMAANTA IYO TAAGEERAYYASHA REDS KA SALAAN KADIB ANIGA WAXAAN ORAN LAHAAA GORSOORE WEBB WAA garsoore taageero Man UTD marka in loo dhiibo maba aheeen ciyaaarta axada aniaga ahaan qaladaad badan ayaan ku arkay marka maaulka ciyaaraha u qaabilsan indhaha ayay iska tiraaan qaladaadka uu sameeyo

  2. shiqalow

    Kkkkkkk odayga qeela dhaan aya ka timaada marka uu kooxa sarre ubaxayo, viiiva chelsea, and suber frank lambard

  3. Salmaan

    Lvpl 2-0man u

  4. Wiil nabadeed

    Man u viva

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale