1: Friday, December 7, 2012 - 08:15:58
2: 472 Jeer.

Ferguson “Guul aan Axada ka gaarno City waxey naqon doonta natiijadii noogu fiicaneed kulanka Manchester derby”

Waxaa Qoray:


Tababaraha kooxda Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa rajeynaya in kooxdiisa United ay ka,adkaato kooxda ay dariska yihiin ee City kulanka Axada ee labada Manchester.

Isagoo uwaramayay jariirada Mail Online tababare Fergie waxaa uu sheegay guul ay Axada City ka gaaraan in ay la mid tahay natiijada ugu wanaagsanaa abid ee kulanka Manchester Derby .

Hogaamiyaha Red Devills ayaa rumeysan in City ay tahay koox adag oo qarash fiican la galiyay ,laakin aaney heysan fursad badan oo ay kooxdiisa ku garacaan .

“Guul aan ka gaarno City Axada waa guushii ugu fiicneed ee abid ee kulanka Manchester Derby ,waana natiijo inaga aad muhiim noogu ah madaama an hogaanka xajin doono ayuu yiri Fergie .

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed
















Log in | Designed by Jimcale