1: Wednesday, December 12, 2012 - 12:25:48
2: 433 Jeer.

Ferdinand oo diiday in uu jiro dagal cusub oo kala dhaxeeya Cole.

Waxaa Qoray:


Daafaca kooxda Manchester United Rio Ferdinand ayaa diiday in uu jiro dagaal cusub oo kala dhexaaya daafaca Chelsea Ashley Cole ,kadib markii ay shalay qoyska Cole muujiyeen sida ay ugu faraxsan yihiin dhawicii Ferdinand .

Isagoo uwaramayay jariirada Daily Star Rio waxaa uu sheegay in uusan ogeyn wax cusub oo qilaaf ah oo labada dhinac dhex yaala ,waxaana uu wax caadi ah ka soo qaaday aragtidii dhaawiciisa ay ka bixiyeen qoyska Ashley Cole.

“Ani ahaan ma,ogi dagaal cusub oo labadeena na dhex yaala ,reerkiisu aragtidii ay doonaan ayey qabi karaan ,laakin wax yaabaha qaar waaa in laga xishoodaa ayuu Rio Ferdinand .

Xaalada labada nin iyo reerahooda ayaan fiicneyn tan iyo markii uu Ferdinand uu Cole ku tilmaamay ‘choc ice’ qof hoos ka cad korna ka madow.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale