Waxaa la aqristay: 232 Jeer.
Faroole: ”50-Ruux oo u badan Ajaanib ayaa loo qabtay Dilkii loo geestay Sheekha”.
Waxaa Qoray: Naciimo M. Abdi
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo maanta ka Khudbeynaayay Banaanbax ay isugu imaaden Boqolaal ruux oo ka dhacay Magaalada Garoowe ee maamulka Puntland ayaa waxa uu sheegay Madaxweynaha in Ciidamadda amaanka Puntland ay gacanta ku soo dhigeen ku dhawaan 50-Ruux oo ay ku jiraan ajaanib kuwaasoo loo aaneynaayo inay ku lug leeyihiin Dilkii loo geestay Sheikh C/qaadir Nuur Faarax (Gacameey).
Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole oo isagu ka qeyb-qaatay Banaanbaxa ayaa sheegay in dadka loo soo qabtay Dilka la soo taagi doono Maxkamad islamarkaana la xugmin doono haddii ay ku cadaado dilka, waxa uuna Xusay in Dilka Sheikh C/qaadir uu yahay mid la soo abaabulay Hayeeshe ay gaaren u jeedkooda dadkii dilka soo maleegay.
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
DHhLar Really informative blog.Really looking forward to read more. Great.
LH9tdo I truly appreciate this article. Keep writing.
NYbMCV I really enjoy the article post.
PMdeym wow, awesome blog article.Really looking forward to read more. Keep writing.
vOGB4s I appreciate you sharing this post. Really Cool.