Waxaa la aqristay: 674 Jeer.
Fanaanka Jusin Bieber oo dacwad lagu soo oogay!
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"
Boqorka yar ee heesaha qoob ka ciyaarka Jusin Bieber ayaa wajihi doona Maxkamad kaddib markii ay dacwad ku soo oogtay gabar reer Canada ah.
Ninkaan ayey gabadhu ka qortay in uu dhaawacay xilli uu qoray kula ciyaarayay dad ka tirsan reerkiisa, waxaana dacwadeeda ay gaarsiisay Maxkamadda magaalada Los Angles.
Majalada “Tmz” ee kasoo baxda Dalka Mareykanka ayaa sheegtay in gabadhaan ay qirtay in Jusin Bieber uu qori kula ciyaaray Walaashiis iyo Wiil la dhashay kaddibna ay xabad ka fakatay ayna iyada dhaawacday.
Fanaankaan ayaa maalmaahaan ku sugnaa xaalado muran ah iyadoo dhowr jiho ay dacwooyin kaga furan yihiin.
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
