1: Thursday, January 3, 2013 - 16:42:26
2: 378 Jeer.

Fabio Coentrao oo la ganaxayo kadib marki..

Waxaa Qoray:

coentrao
Dhamaan ciyaariyahanada kooxada Real Madrid ayaa dib ugu soo labtay tababarka koowada ee kooxda 1-dii January, marka laga reebo Fabio Coentrao. Waxana lacibkaan reer Portugul uu ku guul dareystay in uu soo xaadiro tababarka sidaa ayaana lagu ganaxi doono.

Coentrao aya dhaawac qaba lakiin malaga aqbali doono ka maqnaashaha tababarka joogtada ah wixii ka dambeeyay maalintioi ciida Christmas-ka

Daafac Portugul ayaa dhaawacyo la dhutinaayay tan iyo markii uu bilaawmay horyaalka. Waxana sariir lagu qaaday kulankii Espanyol. Iyadoona uu ku guul dareeystay kulankii Malaga.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale