1: Sunday, February 3, 2013 - 07:40:05
2: 633 Jeer.

Fabio Borini oo u baahan gabar walaal ah

Waxaa Qoray:

Fabio-Borini

Laacibka Weerarka ee kooxda Liverpool Fabio Borini ayaa sheegay inuu u baahan yahay gabar walaal ah madaama aanay gabar la dhalan.

Aaladda Internetka uu ku leeyahay ee Twitter-ka ayuu soo dhigay maalinta dhalashada sidan :

“Dhalasho wanaagsan Walaalsheydii iga yareedeey maanta waa dhalashadeydii Hambalyo”

Laakiin wax yar kaddib laacibka kooxda Liverpool ayaa hadal kale soo dhigay, waxaana uu u qornaa sidan.

“Aniga malihi gabar ila dhalatay, waxaan u baahanahay walaal gabar ah, fadlan yaa walaal ii noqon kara”

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed
















Log in | Designed by Jimcale