1: Tuesday, December 11, 2012 - 08:38:09
2: 960 Jeer.

Eto’o “Waligey lama kulmin qof la mid ah Mourinho”

Waxaa Qoray:


Samuel Eto’o  ayaa sheegay in qofka uu ugu jecelyahay bahada Sport-iga uu yahay macalinkiisii hore  Jose Mourinho.

laacibkaan iyo  macalinkiisii hore ayaa iskala soo shaqeeyay kooxda Inter waxaana laacibka madow ee xulka  Cameroon uu sheegay in waqtigiisii ugu xumaa uu soo maray markii uu kooxda ka tagat macalin  Mourinho  sanadkii 2010  markii uu ku biiray kooxda  Real Madrid.

“waa qof wanagsan waan macalin taariqi ah” ayuu u sheegay  RT.

“inta qof ee aan aduunkaan ku arkayay wali lama kulmin qof ka wanagsna macalin Mourinho. Maxa yeelay wa uu isku dayaa in uu sameeyo wax walbo oo niyadiis ku soo dhaco uu uu jecleesto “

Eto’o ayaa sidoo kala wax laga waydiiyay waqtigii  Pep Guardiola ee Barcelona waxaana uuu sheegay in uu sabab u ahaa ka tagistii uu ka tagay kooxda  ku ciyaarto  Camp Nou  “inakstoo uu sheegay in xiriir fiican uu la leeyahay xiligaan

” waxa walba wad ku arki kartaa dunida  maxaa yeelay waxa tahay qof bini aadam ah  taasna wa nolosha dhabta ah ,

Dhinaca kala Eto’o waxa uu uhambalyeeyay laacibka dunida Messi oo Taariq ka sameeyay ciyaarta kubada cagata.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale