HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Friday, December 7, 2012 - 07:40:04
Waxaa la aqristay: 878 Jeer.

Drogba oo gudoonsiyay ciyaartooyda Chelsea faraantiyo lagu qiimeeyay 800,000- oo Gini (DAAWO SAWIRADA XAFLADA)

Waxaa Qoray:


Laacibkii hore ee Chelsea Didier Drogba, oo waqtigaan ka tirsan kooxda Shanghai Shenhua ee wadanka China ayaa Xaflad qaali ah u sameeyay guud ahaan ciyaartoyda iyo Shaqaalaha Kooxda Chelsea,waxaana ay taasoo ugu dabaal degeen Guushii Koobka Horyaallada Yurub xilli ciyaareedkii la soo dhaafay.

Sida ay qortay jariirada Daily Mail xafladda uu laacibka Ivery Coast uqabtay saaxibadiis ayaa ka dhacday Hotel-ka Wyndham oo udhow garoonka Chelsea, laakin waxaa xaflada ka maqnaa Fernando Torres.

Inkastoo wiilasha Chelsea ay ka soo hareen Koobka Horyaallada Yurub hadana waxaa Casho heer sare ah usameeyay Drogba , iyagoo dib u soo xusuustay Habeenkii taariikhiga ahaa ee 20-kii May ee la soo dhaafay markii Koobkoodii Horyaalada Yurub ee ugu horreeyay ay ka qaadeen kooxda Bayer Munich.

Haddiyad qaali ah oo ahayd (Fargashi Qaali ah/ Bling Ring) ayuu Drogba ka wada safay dhammaan ciyaartoyda iyo shaqaalaha Blues, waxaana kharashka lagu soo sameeyay Faraantiyadaasi lagu qiyaasay 800,000- oo Gini.

DAAWO SAWIRADA XAFLADA

Thanks Didier: Chelsea players show off their rings, (left-right) Paulo Ferreira, Drogba, Branislav Ivanovic, Daniel Sturridge, David LuizDuo: John Terry laughing with Ashley Cole at the event Drogba put on at the Wyndham Hotel

Bling ring: The gifts featured a Champions League ball on the front and were believed to cost around £800k in total

Incredible: Great care and attention went into crafting the personalised rings which featured the players' faces, names and shirt numbers. This is Ashley Cole's

Round up: Ferreria, Sturridge, Ryan Bertrand, Drogba, Terry, Luiz, Cole, IvanovicDrogba with JT

Laughing matter
Drogba and Luiz
A few words from Terry
All for this: Drogba with the prestigious Champions League trophyStill loved: Drogba is adored at Stamford Bridge

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















Log in | Designed by Jimcale