HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Tuesday, February 19, 2013 - 20:20:03
Waxaa la aqristay: 755 Jeer.

DHACDO DHAB AH:- Aniga oo Ka xiisa dhigay Jaceylkeeda ayan mar qura ka dhex arkay Bakeeriga aan shahiga ka cabaayay!!!!

Waxaa Qoray:

 

Waa dhacdo dhab ah waxa ayna ku dhacday Wiil magaciisu loo soo gaabiyay Asad Xuute oo iminka ku nool Magaaladda Muqdisho ee Casimadda Dalka Somalia

Asad waxa uu shabakadda Soomaalidamaanta u sheegay in Qisadaani ay isaga ku dhacday waxa uuna sheegay in mudda ah inuu Jeclaa Gabar dhigiisa ah Hayeeshe uu sheegay inaysan Jecleen iyada

Asad waxa uu Tilmaamay in Gabadhaasi uu u bandhigay Dhibaatada Jaceylka Balse ay iyaduna dhagaha ka qabsatay, Asad oo ka xiisa dhigay Jaceylka Gabadhaasi ayaa waxaa dhacday in ay iyadu Dib kasoo jeclaatay Hayeeshee Asad waxa uu taasi ku sheegay inay tahay Nabsi kasoo baxay xilli xun uu isaga ka niya-jabay

Asad oo niyadiisa ka saaray Jaceylka Gabadhaasi ayaa waxa uu mar qurah arkay Gabadhii uu jeclaan jiray oo ku dhex jirta Koobkii uu ku cabaayay Biyaha waxa ayna la noqotay Fajac.

Asad oo aan aaminsaneyn Erayga ah waxan ka dhex arkay Bakeeriga ayaa sheegay in arintaasi ay tahay mid dhab ah islamarkaana Ruuxa wax jecel mar waliba uu u sawirmaayo hadba halka ay mareyso Jaceylkiisa

Si kastaba ha ahaatee Qisadaani mahan mid lagu soo koobi karo Qoraal balse waxan ka qaadaneynaa Xigmada waxa uuna Asad aaminay in Jaceylka uu yahay nabsi islamarkaana marba ku geynaayo halka uu Deeganka ka dhigtay, waxa uuna dadka Ehelka u ah Jaceylka ku booriyay inay niyadda u sheegan in Jaceylka uu yahay mid aan muuqan balse awood baaxad weyn leh.

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

3 Comments for “DHACDO DHAB AH:- Aniga oo Ka xiisa dhigay Jaceylkeeda ayan mar qura ka dhex arkay Bakeeriga aan shahiga ka cabaayay!!!!”

  1. Safia

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sheeko kale ma wayseen aqyarta taas lama rumaysanayo

  2. loop sakiin

    waligee ma aanan arag been kaween midaan oo kale asad sxb dad aa ku aqrisanaayo dugaag maahan shuutka daa

  3. Tawakal cibaar {zaki}

    Asc dhaman bahda somalimemo sln kadib walalkeyga asad arwax oo hada kunol casimada dalka ee muqdisho waxan uracin laha inu jecelka yahay wax jira misana kuberma qalbiga bani adamka ogsonow jecelka lama tapto lamana arko marka wll jecelka wax walpa wad ku arkaysa ee kafilo

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale