Waxaa la aqristay: 1,598 Jeer.
Dhacdo Carles Puyol iyo Gerard Pique ku dhexmartay kulankii El -Clasico
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"
Inkastoo Pique uu yahay ciyaariyahan sumcad ku leh kubbada cagta hadana waxaa la dareen siiyay in laga da’weyn yahay kulankii Real Madrid iyo Barcelona ee habeenkii Arbacada .
Pique ayaa kubbad gool udhoweyd ka bad baadiyay Ronaldo isagoo banooniga Corner usaaray laakin taageerayasha Real Madrid oo aan arintaas ka xanaaqay ayaa ku soo tuuray lighter ama qaraxda sigaarka laga shito.
Daafaca Spain ayaa qabtay qaraxadii waxaana uu isku dayay in uu garsoooraha tuso ,laakin Puyol ayaa inta ka qaaday banaanka utuuray kadibna ku yiri koornada xiro .
Jariirada AS oo sheekadan soo qortay waxaa ay usoo qaadatay arintaan in labo dhacdaba laga bartay arintaan
In Pique uu wali yaryahay iyo In Puyol uusan cadawtinimo gaar ah uqabin Real Madrid
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨