Waxaa la aqristay: 1,078 Jeer.
Dhaawaca Messi oo dib udhigaya in uu jabiyo rikoorkii Muller (DAAWO SIDA UU MESSI UDHAAWACMAY)
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"

Waxey aheyd wax musibo iyo nasiib daro lagu tilmaami karo maxaa yeelay Messi waxaa uu markii hore ahaa mid aan ciyaareyn kulanka balse badal lagu keenay .
Loe ayaa ka dhawaacmay jilibka markii ay daqiiqadii 85 aad ay isku dhaceen goolhaye Arturo o Benfica uqabta.
Tababare Tito Vilonova ayaa xaqiijiyay in leo uu ka dhawacmay jilibka laakin uu dhaawiciisu yahay mid meel dhexaad ah .
“Ma,aqaano sida ay wax noqon doonaan laakin hada ma,ahan sidii aan fileynay ,waxaana la ogaan doonaa xaaladiisa marka Scan la marsiiyo ayuu yiri Villonova .
Dhaawaca xidiga aduunka iyo kooxda Barcelona ayaa dib udhigaya rikoorkii 85-ta gool e xidigii hore ee Bayer Munich Gerd Muller,wuxuuna Leo xalay ubaahnaa hal gool.
Halkaan ka daawo dhaawaca Messi
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
kkkkkkkkkk ka warama waxba ma gaadhine ciyaarta u so horeysana ee real betis waa u safanayaa waxba haku farxina recordkan waa uu jebinayaa hadii alle idmo
coyg
gunners 4ever
Warkasa imaraya war ninka wa la sixray yes tunatako hivyo
Dhim0 nacala h0yada iy0 abahaba ku yaale e ala muxu u jabi wayay