Waxaa la aqristay: 198 Jeer.
DEG DEG: Xulka Mali oo u soo baxay Afar dhammaadka Koobka Qaramada Afrika
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farah
Xulka Mali ayaa goordhow xaqiijiyey inuu u soo baxay afar dhammaadka koobka Qaramada Afrika, kaddib markii uu garaacay xulka South Africa.
Kulanka oo ahaa mid adag ayaa waxa uu waqtigii loogu tala galay ku soo idlaaday 1-1 oo ay labada xul isla dhaafi waayeen waxaana loo baahday in la kala saaro.
Rigoorooyin loo dhigay ayaa xulka Mali waxa uu nasiib u yeeshay inuu ku soo boxo oo uu ugu gudbo afar dhammaadka tartanka 3-2.
Faah faahinta la soco inshaa Allaah..
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
