1: Friday, December 7, 2012 - 21:11:00
2: 635 Jeer.

DEG DEG : Qarax goordhow ka dhacay majidka Kuyaala Xaafada Islii ee magaalada Nairobi

Waxaa Qoray:



Sida bogga Soomaalidamaanta uu uxaqiijiyay wariye Sakariye C/raxmaan Daahir oo ku sugan magaalada Nairobi waxaa goordhow uu qarax xoogleh ka dhacay masjid ku yaala Xaadfada ay Soomaalidu dagto ee Islii .

Qaraxa ayaa dhacay xili laga soo baxayay salaadii Cishaha waxaana uu ka dhacay Masjidka Al Hidaya oo ku yaala Wadada Jaamka ee xaafada Islii.

Waxaan la xaqiijin Karin tirada ku dhimatay laakin waxaa jira warar hordhac ah oo sheegay in uu ku dhaawacmay gudoomiyaha xaafada Islii Yuusuf Xasan.

Wixii ku soo kordha waan idiin soo gudbin doonaa Insha allah

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale