Waxaa la aqristay: 494 Jeer.
DEG DEFG: Sergio Ramos oo laganaxay 5 ciyaarood
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"

War deg deg ah oo hada soo dhacay ayaa sheegaya in daafaca kooxda Real Madrid Sergio Ramos la ganaxay 5 ciyaarood kadib markii xalay laga saaray garoonka.
Laacibkaan ayaa la sheegay in uu af lagaadeeyay garsoore Ayza Gamez kulankii Real Madrid iyo Celta Vigo waxaana xiriirka Spain ay goordhow ku dhawaaqeen in la ganaaxay shan ciyaarood.
27 jirkaan ayaa sameynaya qaladaadka dhowr maalmihii la soo dhaafay
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
warnaga taga kan oo kale war dag dag manaqonaayee waxaa sheeg taan ayaa weyneen maanta oo jimco ah wax majiro.lol