Waxaa la aqristay: 177 Jeer.
Dagaal Khasaara geestay oo Habeennimadii xalay lagu qaaday Fariisimo ay lahaayen Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda
Waxaa Qoray: Naciimo M. Abdi
Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Habeennimadii xalay halkaasi uu ka dhacay Dagaal xoogan oo u dhexeeyay Xarakadda Alshabaab iyo Ciidamada Dowladda oo garabsanaaya kuwa AMISOM
Dagaalka oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa leysu adeegsaday Hubka Noocyadooda kale duwan
Dagaalka ayaa imaaday kadib markii Dagaalyahaano katirsan Alshabaab ay weerar gaadmo ah ku qaaden Fariisimo ay Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ku lahaayen Gudaha Magaaladda Beledweyne
wararka nasoo gaaraya ayaa sheegaya in dagaalkaasi ay Khasaaro kasoo gaartay dad rayid ah oo tiradooda lagu sheegay 5-ruux oo rayid ah kuwaasoo ku sugnaa Hoygooda xiliga uu iska hor imaadka dhacaayay
macadda sida ay ka sameyn doonaan Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM shabaabka ku dhuumaaleysanaaya Gudaha Magaaladda Beledweyne maadama Xukuumadda Somalia iyo maamulka gobolka Hiiran ay shaaciyeen in Beledweyne laga xureeyay Shabaab.
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kuwada dagaalka intay kitaabka kaqaadanayaan
oo galada ka haraan waxaa usugnatay gaalada iyo munafiqiintada geeri aan kala joogsi lahay oo rabbi baa horay ug digay oo kuyiri kuwa galada waa yuhuud iyo nasaaro xisbi lanoqdaan waa khasaareen allena waa jabinaa goor dhaw