Waxaa la aqristay: 248 Jeer.
Dadka habeenkii shaqeeya oo halis u ah cuddurka Wadno-xanuunka. (Qoraal Turjuman)
Waxaa Qoray: Naciimo M. Abdi
Daraasaad dhawaan lagu soo daabacay Wargeyska ka faallooda Arrimaha Caafimaadka ee British Medical Journal, ayaa laga digay in dadka kaltanka habeenkii ‘Shift Night’ shaqeeya inay yihiin kuwo u nugul inuu ku dhaco Cuddurka Wadno-xanuunka.
Websit laga leeyahay dalkaasi ayaa lagu qoray in Khubarro Caafimaad dabagal ku sameysay Khatarta dadka habeenkii shaaqeeya, waxaana baaritaanka lagu ogaaday in 25% oo ka mid ah dadka kaltanka shaqadda ee habeenkii gala noqdeen kuwo khatar ugu jira Wadno-xanuun,dabeecad-xumo,hurdo-xumo.
Kooxda Khubarayaasha ayaa sheegay inay 34-baaritaan ku qaabileen dad ay tiradoodu dhan 2,011,939 oo qof, kuwaasi oo 41% noqdeen kuwo khatar sare ugu jira Wadno-xanuun, Dhiig-kar, Macaanka iyo inuu dhiigooda dufanoobo ‘Cholosterol’.
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
