HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Monday, January 21, 2013 - 13:55:20
Waxaa la aqristay: 361 Jeer.

(DAAWWO SAWIRADDA) Banaanbixii lagu taageeraayay Aqoonsiga Somalia ay ka heshay Dowladda Mareykanka

Waxaa Qoray:

1 ok
Banaan baxaan ayaa waxaa isugu yimid kumanaan dad ah oo ka kala socday degmooyinka gobalka Banaadir, waxaana khudbado ka jeediyay Wasiirka koowaad ee dalka iyo Wasiirka arimaha gudaha oo dhamaan ka hadlay muhiimada dibad badaaxsi oo ahaa mid lagu muujinayay sida Soomaalidu ay raalliga uga tahay aqoonsiga dowlada Mareykanka oo ah dwolada xiligaan ugu tunka weyn aduunyada

DAAWO SAWIRADDA :-

1 ok

2 ok

bbbn_2

b#

bbbn_11

bbbn_3

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

3 Comments for “(DAAWWO SAWIRADDA) Banaanbixii lagu taageeraayay Aqoonsiga Somalia ay ka heshay Dowladda Mareykanka”

  1. faduma

    waa guul alah nasiyey reer kofur iyo waqooyi uso hoyatay xasidka jabkiisa ilaahow nosiyaadi moryaan iyo qabiil majiro ee dadkina dhinac karaca reer kofur dhego hadal waa diideen waa somaalinimo kaan ku farax saneen aslee waye ilaahow nabad iyo barwaaqo iyo caafimaad amiin

  2. Xamdaan

    Reer koonfured waxba lamajootan beenta dadka kadaaya yaa la aqoonsadaa ma xamarbaa dowlada waa meel xabad kadhacdo isbaaroyin iyo dilal joogto ah iyo burbur baa xamar kajira runta inla shego baa fiican

  3. Wilshere 10

    Wa guul u so hoyatay somalia

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale