HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Saturday, February 16, 2013 - 20:18:09
Waxaa la aqristay: 1,718 Jeer.

(DAAWO SAWIRADDA). Waligaa ma aragtay Ninka ugu dheer Somalia

Waxaa Qoray:

images (1)

inka aduunka ugu dheer ayaa lagusoo waramay in uu noqondoono nin Soomaali ah oo 27jir ah oo lagu magcaabo Xuseen Bisad.

Dhererka xuseen waa 7ft 9in (2.40792 mitir), taas oo uu inyar kadheeryahay ninka hadda dhererka aduunka haysta oo u dhashay dalka Tunisia oo lagu magcaabo Radhouane Charbib, dhererkiisuna uu yahay 7ft 8in.

Waxaa lagusoo waramay in Xuseen uu sheegay in weli uu dherer ku darsamayo, taas oo ay dhakhaatiirtu  walaac kamuujiyeen in hadii dhereku sii socdo ay u keeni doonto dhibaato caafimaad, taas oo lagula taliyey in uu dhakhaatiirta latashado.

DAAWO SAWIRADDA

3 OK

 

-

 

images (2)

images (1)

 

-

 

images (3)

 

;;

 

_1827450_tallhussain150

 

HUSSEIN-BISAD

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

2 Comments for “(DAAWO SAWIRADDA). Waligaa ma aragtay Ninka ugu dheer Somalia”

  1. shiine

    aad iyo aad ayaanu ugu farax sanahay in nin soomali ahi uu qaato ninka aaduunka ugu dheer hadaanu nahay dhlainta soo maaliyeed iyo waliba shacabka soomaaliyeed

  2. Muftah

    Ani hata an talasiya ninkan madamu yahay nin somali ah walal dheerarku wuxu sababa cafimad daro markas waxan kudihi laha kudaqaq waax alala wixi ukufudud oo kutashani lahed okey

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale