Waxaa la aqristay: 1,508 Jeer.
(DAAWO SAWIRADDA). Waligaa ma aragtay Gabar Jirta 7-Sanno oo maalintii Cunta 10-Kiilo oo Bariis ah !!!
Waxaa Qoray: Naciimo M. Abdi
Waa arin Mucjiso ah walaacna ku beertay Ehelka ay kasoo jeedo Gabadhaani, mar ugu horeysa oo ay in dhahaaga ku dhacaan Sawirada waxad mooda Muuqaalka inuu yahay Wiil Balse waa Gabadha ugu cayilan Gabi ahaan Qaarada Asia waxayna ka soo Jeeda asal ahaan Wadanka India.
Inta badan Dalka India waxaa lagu arkaa Mucjisooyin kala duwan oo ku dhaca dadka kasoo jeeda dalkaasi, hadaba Gabadhaani waa gabar 7 jir ah qoyska ay ka soo jeedo waa qoys sabool ah waxaa la sheegaa gabadha maalin kasta inay cunto 10 kg oo bariis ah sida ka muuqata sawirka.
Cunista dhanka Raashiinka waxaa Reerkaasi ka caabiya Ehelo dhaqan oo iyaga daris la’ah maadaama ay iyagu yihiin Qoys sabool ah islamarkaana aan awoodin Quudinta Gabadhaasi Ciyilan.
Dhakhaatiirta Caafimad waxa ay walaac ka muujiyeen Caafimaadka Gabadhaasi, waxa ayna sheegen in Gabadhaasi ay halis u tahay Geeri, maadaama ay dhaaftay xadkii loogu tala-galay sida Dhakhaatiirta sheegtay.
DAAWO SAWIRADDA:-
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨












kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
She is very big kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Who will mary her kkkkkkkkkkkkkkk!!!!