Waxaa la aqristay: 1,545 Jeer.
(DAAWO SAWIRADDA). Wadooyinka Magaaladda Muqdisho oo lagu wada xiray Leerar.
Waxaa Qoray: Naciimo M. Abdi
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Mudooyinkaani waday Qurxinta Wadooyinka Magaaladda Muqdisho iyaga oona waday Sameyn dhanka Wadooyinka ah Gaar ahaan Xirita Leerarka Wadooyinka, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Tarsan ayaa isagu iska xil-saaray Kaalinta kaga aadaneyd Dhismaha Wadooyinka isaga oona sameeyay Boqolaal Leerar oo Habeenkii ay kashtaan Gawaaridda, Hadda Gawaarida ayaa iminka Wadooyinka ugu damaashado si xaraga leh iyaga oona Helay Maamul wax badan ka badala Dhismaha Wadooyinka.
DAAWO SAWIRADDA:-
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















ogoow qof ki dadaala qabiil malahan tarsan waxa uu ka hadla daad ka dhistay jarji mooyin ka ama daad ka heysto guryaha biliqada ah oo uu lee yahy qof somali ah oo muslim ah ok teyda kale qof ka asagana qabiil dhan rabo in uu jagada ku radsado asaga oo dhahayo qabil keyna waa la fiilacy waa ey qabane daad kas dowlada insha laah dad hada waxa la fahmay 22 sano dad ka daad ku daney san jiray ayaga oo magac qabil adegsa walaahi aniga belaha muqdisho daga aan ahay mana jecli in qof somali ah magac wax loogu dhibo ama guri loogu heysto sida tarsan sheyagy qabil guri ma heysto lakinsa qof shaqsi ah aa heysto insha alaah waxa waa ey dhamana yan
Masha allah wa arin lago faraxo aniga waxa dhihe lahay dad weya naha halashaqeyan dowalad
Mashaa laha Waa arin wanagsan wan waxa lagu farxo runtii ilaahaba mahad usugnatay manshaalah waa gula aan qarsoney wana hormar aan ku farxay runtii dowladu waxa qabeda ayey wadaye aan waxa laqabano ayaan dhihilahay anigu wadan mahad santin runtii waxan leyahay soomaaliy kor alaha kadhigo han isracdo
allahayow wadankeynu inoo hagaaji waynu jecelnahayee allahayow ina tus wadankeynu oo qurux badan oo nabdoon aamiin aamiin aamiin
waa arin aad aan usoo dhoweyneyno somaliyey waxaan qabaa ina aad ila aragtaa fikirkeyga ku aadan garoonkeena diyaradaha adan cadde waa maxay is dhax yaaca iyo dadka badan oo diyaarada hoostagan madaxda ama shacabka waxaan jeclaan lahaa in wax laga bedelo meesha laga dhoofaya iyo meesha lagasoo degayaba in aysan isku midnoqona SHALAY WAXAAN KA FIIRSANAYAY TVGA DIYAARADA WASIIRADA ARIMAHA DIBADA OO QOF UGA HORTAGAYA JARAN JARADA DIYAARADA DADBADANA AY HOOS DHOOBANYIHIIN DIYAARADA BILAA CALAYKA AAN ISKA HABEYNO GAROON DHUL WEYN AYAN HAYSANA HALASII HABEEYO ,,,BAARLAMAANKANA GACANTAAN LATAGAYA WAXAA KAWANAAGSAN IN COD LOO QAADO WAA IGA FIKRAD WAAD MAHASAN TIHIIN
mashallah ilahiyow noo siyaadi