Waxaa la aqristay: 701 Jeer.
(DAAWO SAWIRADDA). Qaraxii maanta ka dhacay Magaaladda Gaalkacyo iyo Khasaaraha ka dhashay!!!
Waxaa Qoray: Naciimo M. Abdi
DAAWO SAWIRO ku saabsan Weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee Xarakada al-Shabaab ay maanta ka fuliyeen magaalada Gaalkacyo oo uu Fuliyay qof naftiisa miidaamiyey kaasoo ka dhacay meel ku dhaw Qaybta Gobolka Mudug
DAAWO SAWIRADAD:-
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨














When I first saw this title (DAAWO SAWIRADDA). Qaraxii maanta ka dhacay Magaaladda Gaalkacyo iyo Khasaaraha ka dhashay!!! | Warar Xaqiiqo ah on google I just whent and bookmark it. Youre so cool! I dont suppose Ive read anything like this before. So good to search out any individual with some unique thoughts on this subject. realy thank you for beginning this up. this web site is something that’s needed on the net, someone with a little originality. helpful job for bringing one thing new to the internet!
Asc dhamaan inta neceb khawaarijta salaama allaha idiinyeelo inyar Ayan idiin xussuusinaya cahdigii sayid Abubakar R,Canhu ayeey iska diiden sunnada Nabi moxamed N.N.K.H waad maqashen sidii loo galay xilligaas oo laga keenay mar uun na dhaafa waan ka noqonay caasinimadii waan qaadanay tubtii islaamka ee Asxaabtii Rasuulka CSW Hanala cafiyo manta, marka qoladaan khwarijta ah taas ayey daba joogan melxun Alaah hamarsiye waxaad ogaataan in ey hubka iyo Ajaanibta usoo gashaba waxey ka soo degaan xeebaha Gobalada w/bari iyo w/galbeed idinka oo og ayaad Konfurta Somaliya u soo gudbi jireen markaas wax ka qabasho ayey laheyd iminkana waxey ku soo laabteen haka eey ka yimaadeen, meel ey idinkaga dhuman karana majirto ee walaalyal gacmo wadajir bey wax ku gooyan dhibkuna intaa illaahay ha’inoogu simo. insha’allaahu
ASc.. dhaman shacabka reer puntland waxan ugu baaqaya inay midnimada meel kaga soo wada jeestan iskana dayan tafaraaruqa dhaxdooda ah.. waxana leenahay cadaw badan oo dhinacyo kala duwan ah ee ayni gacanta isqabasano amaanka dalkana yaanan ku halaynin ciidanka police.
inaa lilaahi wa inaa ilahyhi raajicuun runti waxaa magaalada kadhacy wax aad looga xumaado dadkii wax kunoqdy waxyeeladaasna intii dhimatyna allaha ha unaxariisto intii kudhaawacmatyna allaha u sakhiro wixii falkaas gaystayna xisaab ayaa sugaysa ilaahybaana udaynay ilaahyna waxaan kabaryaynaa soomaaliya in uu ugargaaro dhimaatooyinka haysta ilaahy kaqaado dadkeedana ilaahy hagaajiyo aaaaamin aaaamin
xarbi walal waxaan ku waydinayaa halkee jirtay markii kuwa aad ku shegayso muslimiinta ay culumumada galada ugacan galinayeen ma kuwa itobhia udhibayay culumuda iyo haweenka muslimakda maad ku tilmamaysaa in ay dad wanagsan yihiin subxanalah walahi walaal kasoo bilaw 1995 ilaa hada waqtigaan lajogo aniga galkacyo jogay waxaana arki jiray mar walbo wadaad galo loo gacan galinayo waa kuwani waa kuwa jasiis maraykan iyo itobhia marka wajibkooda ayaa lamariyay
kuwani waxay ahayeen jawasiista maraykanka marka hala ogaado qof walbo oo galada gacan saar la leh waxaa loo cinqaabayaa sidii loo cinqabi jiray daba dhilifyadii waqtigii rasuulka joogay madina
Inaali laah wa ina ileyhe rajicon war arka umadey ninkan maxu ku laye dadkan muslimiinta allahow kan cadabka ku rid jino mel uma tale qofki dad muslima layayo kuwa so dirayna wa la mid ayikana allow naga qabo
nabadi uma sugnaan ninkii kitaabka alle ku badashay dastuur gaaleed dagalkuna waa soconaya mujahidiintana rabbi baa guulayn oo uhiilin inshalaah gaalada wadankeena ku sooduushayna waa la xaaqi ayaga iyo munafiqiinta sahqalohoodaa ninkii ka nixi lahayoow waxaa lajogaa waqtigii islaamka aloow jabi galada iyo munafiqiintaba way jabi galada nasarada iyo yuhuuda ah guushuna waxaa ku raxaysan doona muminiita inshalah sidii awalba ay ug soo raxaysteen waqtigii nabiga oo 21 sano kadib ay gaaloo dhan jabtay ilee rabi ayaa sheegay oo yiri colka aniga jabinaya lkin muniniitu ha sabraan alahu akbar wa cizatul islaam wa dilatul kufaar