HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Wednesday, January 30, 2013 - 10:16:43
Waxaa la aqristay: 1,763 Jeer.

(DAAWO SAWIRADDA) LAYABKA DUNIDDA: Hooyo Afar Cisho foolaneysay oo Bakeyle Dhashay !!!

Waxaa Qoray:

1 ok

Qisadaani oo dhab ah ayaa waxa ay ka dhacday Dalka Syria gaar ahaan Dimishaq, Hooyada ay Qisadaani ku dhacday waxa ay foolaneysay Muddo 4-Afar Cisho waxaana Magaceeda lagu sheegay Fatima

Hooyo Fatima waxa ay horay u dhashay 3-Saddax Caruur ah, Canuga Bakeylaha ah oo ay iminka dhashay waxa ay caloosha kuwaday muddo 9-Bil iyo 15-Cisho Hayeeshe Dhaqtarkii ay la xiriiri jirtay waxa uu ka qarinjiray Canugga caloosha ay kuwado waxa uu yahay isaga oo markii ay dhashay sheegay inuu ogaa waxa ay Hooyo Fatima Caloosha kuwado balse sababa jiray Awgeed uu uga gaabsaday.

Ugu dambeyntii Hooyo Fatima si dhib la’aan aha yee u dhashay Nuunaha Bakeylaha ah Balse amuurista Eebe oo badan ayaa waxa uu Bakeelahani dhintay Marka laga soo saaray Caloosha hooyadiisa Fatima.

 DAAWO SAWIRADDA:-

3 ok

2 ok

4 ok

5 ok

 

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale