Waxaa la aqristay: 2,521 Jeer.
(DAAWO SAWIRADDA):- LAYAABKA DUNIDDA:- Waligaa ma aragtay Dhul dhalaaya Canug ama Nuune !!!!!
Waxaa Qoray: Naciimo M. Abdi
Koonka ama dhulka aan ku noolnahay waxa uu alle ku beeray Mucjisooyin kala duwan, Aduunka waa Imtixaan dadkuna wey jilaayan Haddaba Dhacdadaani waa mid sax ah waxa ayna ka dhacday Dalka Hindia gaar ahaan dhul-beereed oo ay kunoolayeen xoolo dhaqato waana mid tusaale u ah Bani’aadamka ama aadanaha uu Eebe uumay waxaana laga yaaba inad aragteen dhacdo Ceynkaani ah amaba kasii daran
Sida laga soo xigtay Wargeys laga leeyahay dalka Hindia ayaa waxa uu qoray in Haweeney Xaamilo ah oo dalkaasi u dhalatay ay Mar qurah dhulka ku miriqday ama gashay mana lagu arkin nolol iyo geeri toona Balse waxaa la arkay Canugii ay caloosha kuwaday oo alle amarkiisa dhulka ‘’Dhalay’’ halkii laga sugaayay in haweeneydaasi la arko muuqaalkeeda Hayeeshee Dhacdadaani ayaa dadka Reer Hindia u noqotay mid layaab ah waxa ayna Tusaale u noqoneysaa Aadanaha
Haddaba Muuqaalka Dhulka dhalay Nuunaha ama Canugga waxad ka Daalacataan am aka eegtan Hoos .
DAAWO SAWIRADDA:-
1- Muuqaalka koowad waa Canugga oo meel fog idinkaga muuqanaaya Raac Falaarta madoow kadibna eeg muuqaalka canugga oo meel fog ah
2- Muuqaalka Labaad Raac ama Fiiri Falaarta Madoow waxa kuu muuqda waa Canugga oo Soobaxaaya NB. Fiira gaar ah Canugga Madaxiisa waxaa ka hoos muuqda Dhicaan ama Biyaha uu Canugga ku dhex-noola waxaana meesha kaga muuqda Canugga oo soo baxaaya
3- Muuqaalka Saddaxaad waa Canuga ama nuunaha oo dhiiqo ama Caro ay ka buuxdo korkiisa waxaana gacanta ku haaya dad goobta ku sugnaa NB. Fiira gaar ah Nuunaha gadaashiisa waxaa kaga muuqda halka laga soo saaray iyo Dhicaanka
4- Muuqaalka Afaraad waa Muuqaalka Canugga oo ay gacmaha ku hayaan dad goobta Mucjisada ay ka dhacday ku sugnaa NB. Fiira gaar ah waxaa hoos kaga muuqda Muuqaalka nuunaha ama canugga
5- Muuqaalka Shanaad waa Muuqaalka Canugga oo loo meyraayo ama ladhaqaayo isaga oo ay korkiisa ka muuqato Dhiiqadda
6- Muuqaalka Lixaad waa Muuqaalka Nuunaha ama Canugga oo ooynaaya waxaana korkiisa kuyaala Dhaawac
NB. FIIRA GAAR AH:- Qoralkaani waxaa laga soo turjumay Wargeys kasoo baxa Dalka India waxaana qalinka u qaatay Wariye Anwar Bakhiit, Daabacaadunna waa Shabakadda Soomaalidamaanta.com oo had iyo jeeral aad kala soctaan Dhacdooyinka Caalamka
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨












WAXAAAN AMIN SANAHAY AMABA EY TAHAY INUU RABBI WAXA WALIBA AWOODO WALIBA SI SAHALAN KU SAMEYN KARO WAXEY ILA TAHAY IN QOF WALIBA O MUSLIM AH AMIN SAN YAHAY TASI INTAS KADIB ANIGA TANI WAX SURTO GAL AH ILAMA AHA
Dadka dhahaya arrintaan majirto Alle ka baqa oo aaqiradiinana u baqa majiro qof caruur yar dhul dhoobo ah dhex dhigaya marka sida sheekada aad ka aqrisayba ay tahay in hooyada wiilka yar ayadoo uur leh lawaayay meel ay gashayba ka dibna amuurtaan ay dhacdey ,xauusnow Alle swt waa kun fayakuun ,Allahuma balagtu,,,Subxaana Allah !!
Dadka dhahaya arrintaan majirto Alle ka baqa oo aaqiradiinana u baqa majiro qof caruur yar dhul dhoobo ah dhex dhigaya marka sida sheekada aad ka aqrisayba ay tahay in hooyada wiilka yar ayadoo uur leh lawaayay meel ay gashayba ka dibna amuurtaan ay dhacdey ,xauusnow Alle swt waa kun fayakuun ,Allahuma balagtu
waar naga daayaa beenta
bes naga dhaha, been intaan kadheregnay waan mantagi rabnaa intaas noogu ekeeya barnaamijkan qarsoon ee rumayso ama harumaysanin ah
Asc,dhaman dadka musliminta ahow sln kadib shalay mowlid bay ahyd mantana jimce waa laba khayr wxn inadhihi laha koley rasulka ,NNKA, wuxu yiri muslin allow runsheg muslin allowna run oga qado sida darted qatay lkn bal dib isugu noqda kuwa leh arintan way jirta,,,,subxanalah
السلام عليكم Marka hore jimca wanaagsan waa arin cajiib ah سبحان الله
ASC uma maleynayo run wayo dadka ya tuse in u cunug dhulka ka so baxayo wa ben cad
Allaahu Akbar wax wal ba waa yuwaad alle
Soomaalidamaanta beenta nagakala yareeya plz weey dhici kartaa amar alle lkn adinka idinkuma kalsooni
Subxaanallah subxaanallah
Alaahu akbar
Subxanalah wa arin layaab leh lakin wax ben ah ayeey u ektahay waxad hubtin shego